9
Tilmaanta Barashada Kuleelaha Hawlaha Baashaalka oo fasalada ECE Dugsiga Sare Joogteey hawlgelinta carruurtaada, firfircooni iyo barasho xiliga lagu jiro billaha kuleelaha

Hawlaha Baashaalka oo fasalada ECE Dugsiga Sareface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/07/Summer... · Hadii aad i bootiso sadex jeer, imisa qeybood ciyaaro ayaa ii hareyso? Ciyaar

  • Upload
    others

  • View
    49

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Hawlaha Baashaalka oo fasalada ECE Dugsiga Sareface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/07/Summer... · Hadii aad i bootiso sadex jeer, imisa qeybood ciyaaro ayaa ii hareyso? Ciyaar

Tilmaanta Barashada Kuleelaha

Hawlaha Baashaalka oo fasalada ECE – Dugsiga Sare

Joogteey hawlgelinta carruurtaada, firfircooni iyo barasho xiliga lagu jiro billaha kuleelaha

Page 2: Hawlaha Baashaalka oo fasalada ECE Dugsiga Sareface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/07/Summer... · Hadii aad i bootiso sadex jeer, imisa qeybood ciyaaro ayaa ii hareyso? Ciyaar

adeer waa waqtiga la bilaabo in laga fakero hawlaha kuleelaha si loo joogteeyo hawlgelinta

carruurtaada, firfircoonida iyo barashada oo bilaha kuleelaha ah.

Ma ogtahay in hadii ardayda ay joojiyaan barashada xiliga lagu gudo jiro kuleelaha, way ku iloobi karaan

waxay ku bartaan in kabadan labo bilood oo aqrinta iyo xisaabta ah? Tan waxaa la dhahaa ilowga

barashada kuleelaha iyo waxay dhacdaa goortii ardayda ay iloobaan waxa ay barteen sannadka dugsiga.

Ardayda sida joogtada ah u dhaca gadaal sabab la xiriirto ilowga barashada kuleelaha oo ilaa sannadaha

dugsigooda hoose waxay keeni kartaa in ay gadaal u dhacaan in kabadan 2.5 sanno oo ka dambeeyo

facooda oo dhammaadka fasalka shannaad.

Xitaa inkastoo ay jiraan barnaamijyo badan oo kuleelaha la heli karo, badankood waxay leeyihiin dhammaad

waqtiga diiwaangelinta ah iyo boosas xadidan. Bilow weydiinta hawlaha kuleelaha iyo barnaamijyada laga heli

karo dugsigiina iyo bulshada iyo diiwaangeli carruurtaada ka hor dhammaadka Maarso.

Barashada waa wax dhaqan ah oo dhaca xili walbo. Tusaale, wada sheekeysiga joogtada ah oo carruurtaada

waxay kordhineysaa isku kalsoonidooda, balaarineyso aqoontooda iyo erayada, hormariyo xirfadaha

xiriirkooda iyo xoojiyo xiriirkaada iyaga idinka dhaxeeyo.

Xafiiska Qoyska iyo Hawlgelinta Bulshada oo iskaashanayaan macalimiinta fasalada heerarka kala duwan si

loo hormariyo Hawlahaan Baashaalka ah oo Tilmaanta Waalidka Barashada Kuleelaha. Tilmaantaan waxaa

ka buuxa hawlo kugu caawinayo joogteynta hawlgelinta carruurtaada, firfircoonida iyo barashada xiliga

lagu jiro billaha kuleelaha.

Waxaan kaaga mahadcelinay wax walbo oo aad sameysid si aad u taageertid

waxbarashada canugaada.

Si wada jir ah waxaan u hubin karnaa in canug walba uu ku guuleysto Denver Public Schools.

Mahadcelin gaar ah oo ku socoto macalimiinta xigta oo ku caawiyay hormarinta Tilmaanta Barashada Kuleelaha

Park Hill Elementary School: Mary Beth Carlson, Kathleen Isberg, Cheryl Kling, Chris Ando Hogaanka Waxbarashada WestDiego Romero,

Kristin Repaci, Bronwen Forrestal, Margarita Colindres Summer Academy: Lorenza Lara & Alejandra Estrada

H

Ka timid xafiiska Qoyska iyo Hawlgalinta Bulshada (FACE)

Joogteynta hawlgelinta canugaada, firfircooni iyo barasho xiliga lagu jiro billaha kuleelaha.

Page 3: Hawlaha Baashaalka oo fasalada ECE Dugsiga Sareface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/07/Summer... · Hadii aad i bootiso sadex jeer, imisa qeybood ciyaaro ayaa ii hareyso? Ciyaar

FASALADA ECE - Dugsiga

barbaarinta

Hawlaha baashaalka xiga ee Aqrinta, Qoraalka, Xisaabta iyo Saayniska waxay siineysaa canugaada fursad lagu

tababaranayo xirfadahooda ay ku fakarayaan iyo kordhinta wacyi gelintooda erayada ah, nidaamyada iyo xirfadaha

looga baahanyahay in dugsiga loogu guuleysto. Hawlahaan barashada waxaa lagu sameyn karaa guriga ama meel walba

oo kale. Isku day dhoor ka mid ah hawlahaan baashaalka ah maalin walba ama aasaas midkaaga!

Fasalada 1aad, 2aad & 3aad

Tilmaanta Barashada Kuleelaha

Joogteynta hawlgelinta canugaada, firfircooni iyo barasho xiliga lagu jiro billaha kuleelaha.

AQRINTA

Aastaamaha: Dharka - - xagee lagu sameeyay? Xirmooyin

cuntada - - maxaa lagu daray?

Kaararka erayada markaas aad ku sameysay erayo xiiso leh oo

sheekada aad aqrineysid ah AMA aad ka hadleysid.

Si wada jir ah u qeyliya. Aqrinta ECHO waa hal qof ayaa aqriyo marka

hore iyo qofka 2aad wuxuu jiibiyaa erayada. Aqrinta CHORAL waa

halmar ayaad wada aqrineysaan isku markaas. Ka hadal qoraalka.

Maxaad baratay? Maxaa kale ayaad rabtaa in aad ogaatid?

Fiiri sawirada ama sawiro kale aqri aastaamaha. Erayada ma

sharaxaan sawirada ama sawirada ma sharaxaan erayada?

Maktabada aad iyo raadi buuggaag aad daneyneysid iyo aqri.

U sheeg qoyskaaga waxa aad ka jeceshahay buugga. Aqoonso erayo

cusub iyo qof weydii micnaha ereyga. Ku caawi carruurtaada in ay

ku sameystaan qaamuuskooda gaarka ah buug.

QORAALKA

Ciyaar baqaarka bagaashka: aastaameey sheeyada, sameey liis bagaashka.

Ciyaar maqaayad: dalab sameey, dalab qaad, & rasiid gooy.

Qor qorshooyinkaaga isbuuc walba.

Ka qor wax ku saabsan tusmada TV-ga aad jeceshahay.

Maxay u tahay tusmadaada aad ugu jececshahay?

Ku caawi qorsheynta cuntada oo hal habeen ah adigoo hoos ku qorayo liiska waxa lagu daray.

Aad raadinta qasnada oo ereyada: aasaas liis ah erayada si loo helo.

Weydii qoyskaaga in aad magacawdid waxyaabaha ay jecelyihiin iyo hoos ku qor jawaabahooda.

Sheeko qor oo ay ku jiraan dhammaan xubnaha qoyskaaga sida jilayaal.

XISAABTA

Xisaab ka hadal. Tuusaale ahaan: Waxaan qabnaa labo carruur iyo labo qof weyn oo casho u imaanaya, meeqa meel ayaan ku hagaajinaa miiska?

Ciyaar ciyaaro: waxaa jira 12 qeybod oo dhinac walba oo rooga ah. Hadii aad i bootiso sadex jeer, imisa qeybood ciyaaro ayaa ii hareyso? Ciyaar kale waxay noqon kartaa “waxaan ka fekerayaa lambarka”. Lambarkeyga marka aan ku daro 6 waxay sameysaa 10. Lambarkeyga maxuu yahay?”

Qiyaas mindida, fargeetida iyo qaadada oo baaxad ahaan ama dhirir ahaan. Wadahadal oo ah mid dheer ah/gaaban iyo waa imisa.

Ku caawi ardayda in ay fahmaan ku darida qiimaha iyadoo laysku darayo iyo layska jarayo 2 tiro oo lambara ah.

SAAYNISKA

Abuur iyo daryeel miro kala duwan oo ay ku jiraan ubaxyo iyo qudaar. Qor warbixinta iyagoo sii korayo.

Sheeg iyo baar is bedelada hooskaaga oo mudada maalinta ah.

Iskuday in aad aqoonsatid cayayaanka iyo shimbiraha aad ku aragto bulshadaada. Raadi “deeganada” barxadaada iyo xaafadaada. Iskuday in aad dib u aasaastid “dabiiciga” deeganada ee kartoonka kabaha. Ka hadal sheeyada noolaha u baahan in ay badbaadaan.

Aruuri, isbarbardhig iyo ka hadal dhagaxaanta.

Xidigaha fiiri habeenkii. Qor isbedelka bisha iyo xidigaha.

Baro jadwalka jirka insaanka iyo sawir/aastaameey qaababka (lafaha; neefmareenka; dheefshiidka).

Page 4: Hawlaha Baashaalka oo fasalada ECE Dugsiga Sareface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/07/Summer... · Hadii aad i bootiso sadex jeer, imisa qeybood ciyaaro ayaa ii hareyso? Ciyaar

Hawlaha baashaalka xiga ee Aqrinta, Qoraalka, Xisaabta iyo Saayniska waxay siineysaa canugaada fursad ay ugu tababaranayaan

xirfadahooda oo ay ku fakarayaan iyo kordhinta wacyi gelintooda erayada ah, nidaamyada iyo xirfadaha looga baahanyahay in

dugsiga loogu guuleysto. Hawlahaan barashada waxaa lagu sameyn karaa guriga ama meel walba oo kale. Isku day dhoor ka mid ah

hawlahaan baashaalka ah maalin walba ama aasaas midkaaga!

Qoraalada hoose ee filimada: Daar qoraalka sharaxaada adigoo daawanayo TV-ga. Magacow jilayaasha muhiimka ah iyo sharax shaqsiyadooda. Dib-usheeg sheekada.

Buugaagda majaajilada iyo Sheekooyinka Farshaxanka: Isbarbardhig geesiyaal kala duwan. Maxaa ka dhigay geesiyaal iyaga? Yay badbaadiyaan? Ma jiraan wax ka badan hal jilaa?

Qoraalada: Raac tilmaamaha iyo sameey wax cusub! Hoos ku qor erayada cusub. Joornaalada iyo Intarneetka: Aqri wax ku saabsan dhulka,

xayawaanada, dhirta, iyo dadka caanka ah. Sidee ayay xayawaanada iyo dadka isku mid ku yihiin? Hadii dhir la waayo, maxaa dhacayo?

Warqadaha qoyska ka yimid: u qor warqado xubnaha qoyska oo aan ku nooleyn Denver. Weydiiso in ay kuu soo jawaabaan.

Qor liiska bagaashka isbuuc walba. Qor dhacdo oo tusmada TV-ga aad jeceshahay oo adiga aad ku jirtid. Baar maadadaada aad jeceshahay iyo u aasaas bandhig qoyskaada. Qor liiska shaqooyinka oo isbuucii ah. Ka qor wax ku saabsan tusmada TV-ga aad jeceshahay.

U sheeg sababta uu u yahay tusmadaada aad jececshahay? Qor wargelinta cimilada maalin walba iyo noqo cimilo sheegaha

qoyskaaga. Diyaari su'aalo oo wareysi ah. Qof kale imtixaan iyo ku qor

jawaabaha warqad. Isbarbardhig iyo isbarbardhig labo tusmo TV ah, taas oo ah kuwa

ugu wanaagsan iyo sababta?

Sheeyada xisaabi iyo isbarbardhig iyaga. Waxaa ku jira 15 tufaax 5 xermo. bacdiiba $10.99 iyo 25 bambeelmo 10 xermo. bacdiiba $10.79. Waa ma xay heshiiska ugu wanaagsan?

Waqtiga wada sheeg. Isbarbardhig saacad dhijitalka iyo saacada wareega.

Xiliga aad karineysid, isticmaal qoraalo aad ku ogaatid jajabka (1/4 qaado. cusbo), ama wada shaqeysii si aad u labo jibaartid iyo kala barka qoraalada.

Ku caawi canugaada in uu barto wadaaga boombalaha oo si siman, cuntada, iyo lacagta.

Qiyaasta cabirka iyo ogow iyo aqoonso cabirka saxda ah ee gurigaada. Ogow wareega guri. Laba jibaar dherarka, labo jibaar balaca iyo si

wada jir ah isugudar. Go'aan ka gaar aaga qolka: dherarka waqtiyada balaca. Bar canugaada in uu xisaabiyo shilamada iyo sarif samee.

Xidigaha fiiri habeenkii. Qor isbedelka bisha iyo xidigaha. Aasaas ama sawir nooc qaabka qoraxda iyo dhulka. Baro dib u warshadeynta iyo ka qeybqaado bulshadaada. Biyo ku tijaabi: qor uunka biyaha caaga furan. Tijaabi heerka sheeyada adigoo eegayo hadii ay quuseen ama

dabaasheen. Joogteey warqada cimilada. Baro ama qor nidaamyada cimilada. Baro jadwalka jirka insaanka iyo sawir iyo jimeey qaababka (lafaha;

neefmareenka; dheefshiidka).

Tilmaamaha Barashada Kuleelaha

Fasalada 4aad& 5aad

Joogteynta hawlgelinta canugaada, firfircooni iyo barasho xiliga lagu jiro billaha kuleelaha.

AQRINTA QORAALKA

SAAYNISK

A

XISAABTA

Page 5: Hawlaha Baashaalka oo fasalada ECE Dugsiga Sareface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/07/Summer... · Hadii aad i bootiso sadex jeer, imisa qeybood ciyaaro ayaa ii hareyso? Ciyaar

FASALADA ECE - Dugsiga

barbaarinta

Dugsiga waxaa laga yaabaa in uu dhammaado kuleelaha laakin barashada ma joogsato. Iyada oo jirto xerooyin badan oo kuleelaha aan

qiimo laheyn, fasalada iyo barnaamijyada bulshjadeena oo ardaygaada ku joogteynayo hawlgelinta iyo barashada inta lagu jiro kuleelaha,

waxaa sidoo kale jira wax yaabo badan oo aad sameyn kartid sida qoyska ugu joogteynayo barashada ardayda iyo ku tababarka

xirfadahooda ay fakereen. Daneey hawlaha kuleelaha ardaygaada si aad u hubisid in ay barashada sii sococoto. Aqrinta xigta, Qoraalka,

Xisaabta iyo hawlaha baashaalka Saayniska waxay kugu caawin kartaa in aad bilowdid.

Fasalada 6a a d , 7aad & 8aad 5 a a d

Tilmaanta Barashada Kuleelaha

Joogteynta hawlgelinta canugaada, firfircooni iyo barasho xiliga lagu jiro billaha kuleelaha.

AQRINTA

Qorsheey waaya aragnimada qoyska markaad ka aqriso mawduuca

buugga kadib.

Wadaag alaabaha aqrinta ee wadankaaga dhaladka ah ama

luuqadaada dhaladka ah. Waxaad isu keeni kartaa alaabahaan iyo

waxaad aasaasi kartaa album buug ah.

Qor sheekada qoyskaaga aad jeceshahay. Muuji, iyo u wareeji

aqrinta. Soo saar sheekooyin kala duwan iyo kawada hadla

usheegid qaabab kala duwan.

Aqrinta kor u qaad adigoo aqrinayo qalabyo kala duwan oo

farbarasho ah sida dalabka cuntada ama qoraalka, balamaha baska,

iyo xayeysiinta.

Aqrinta ka dib, sii fursada qoyska ay ka ciyaaraan doorka kala

duwan ee sheekada buugga.

Isticmaal farsamada gurigaada ama maktabada si aad u heshid

e-books (iPod, iPad, iPhone, Smart Phone, Kindle imw.)

QORAALKA

Isticmaal nafsadaada warqad qurxoon oo cusub ama buug-qoraal.

Qor fikradahaaga iyo waxa aad sameyneysid kuleelahaan si markaas

aadan u iloobin! Iibso warqad oo aan leemo ku laheen boggaga si

markaas aad ugu sawirtid iyo ugu qortid.

Sida ugu dhaqsiha badan ee dugsiga u dhammaado, sameey qoraal

ah meel walbo oo aad rabtid in aad aadid kuleelahaan. Siiwad ku

darista liiska, iyo calaameey meelaha aad booqatay.

Bilow boggaada gaarka ah oo ku saabsan kuleelahaaga!

Ku dadaal nafsadaada in aad fariin dheer ugu qortid saaxibadaada

gaarka ah iyo qoyska facebook. Aad ugu dadaal nafsadaada in aad

isticmaashid aastaamo saxan, hingaad iyo farta weyn si markaas aad

ugu joogteysid nafsadaada qaab!

Baar meel dalxiis iyo u qor guddiga warbixinta dalxiiska.

XISAABTA

Ku ciyaar xisaabta maskaxda gaariga. Arag inta sheey oo aad saxi kartid inta aadan gaarin meesha aad uso cotay.

Isticmaal kilo mitirka gaariga si aad u tixraacdid inta kiilo mitir uu qoyskaaga ka kaxeeyo maalin walbo. Jadwaleey

Marka aad aadid in aad wax ka soo iibsatid baqaarka, xisaabi canshuurta iibka iyo isku day in aad sameysid isbedelka saxda ah. Arag hadii aad saxantahay!

Qiyaas inta jeer ee shillin uu madaxa ku istaagayo hadii aad ku celiso shillinka 100 jeer. Ka dib, isku day! Ku qor natiijooyinkaaga jadwalka. Sameey tijaabadaan dhoor jeer iyo barbardhig natiijooyinkaaga.

La haw miis cabitaan! Ogow inta la iibiyo koob walba si loo sameeyo faa'ido.

Ku cabir nafsadaada orod hal kiilo mitir iyo bar ah. Tixraac waqtigaaga isbuuc walba. Jadwaleey hormarkaaga iyo arag hormarkaaga.

SAAYNISKA

La sameey tijaabooyin saaynis ah canugaada:

a. Sameey baarashuud ukun ah oo biyo cusbo ku jira b. Sameey Cabitaanka Liimo Qafiif ah c. Isku darka saliid iyo biyo

Ogow qodobo saaynis ah iyo hakula wadaago canugaada muhiimada.

Adigoo gaariga wado, canugaada ha ogaado iyo haku sharaxo erayo saaynis ah wadada.

Booqo Matxafka Dhaqanka Denver iyo Saayniska.

Wad canugaada idinka oo waqti ku isticmaalayo iyo ka hadlayo dhaqanka, iyo ka hadla sababta aadan u arki karin xidigaha maalintii ama caasimada.

Page 6: Hawlaha Baashaalka oo fasalada ECE Dugsiga Sareface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/07/Summer... · Hadii aad i bootiso sadex jeer, imisa qeybood ciyaaro ayaa ii hareyso? Ciyaar

FASALADA ECE - Dugsiga

barbaarinta

Dugsiga waxaa laga yaabaa in uu dhammaado kuleelaha laakin barashada ma joogsato. Iyada oo jirto xerooyin badan oo kuleelaha

aan qiimo laheyn, fasalada iyo barnaamijyada bulshjadeena oo ardaygaada ku joogteynayo hawlgelinta iyo barashada inta lagu jiro

kuleelaha, waxaa sidoo kale jira wax yaabo badan oo aad sameyn kartid sida qoyska ugu joogteynayo barashada ardayda iyo ku

tababarka xirfadahooda ay fakereen. Daneey hawlaha kuleelaha ardaygaada si aad u hubisid in ay barashada sii sococoto.

Aqrinta xigta, Qoraalka, Xisaabta iyo hawlaha baashaalka Saayniska waxay kugu caawin kartaa in aad bilowdid.

Fasalada 9a a d , 10aad, 11a a d& 12a a d

Tilmaanta Barashada Kuleelaha

Joogteynta hawlgelinta canugaada, firfircooni iyo barasho xiliga lagu jiro billaha kuleelaha.

AQRINTA

Ka qeyb qaadashada wadasheekeysi ku saabsan dhacdooyinka

hadeer ee la xiriiro qoyskaaga, iyo ka hel warbixin badan

joornaalada, wargeysyada iyo warbaahinta kale ee bulshada.

Inta aadan aqrin qoraal, ka hadal waxa ujeedada aqrinta ay tahay

iyo ka hadal wixii saadaalin ah oo laga yaabo in aad haysid

qoraalka. Qoraalka kadib, fiiri fahamka qoraalka.

Isticmaal farsamada si aad u hormarisid barnaamijyada barashada

onleenka guriga ama maktabada. Isticmaal intarneetka

e-books, kooxyada buuggaagta onleenka, wargeysyada iyo

joornaalada.

Dooro sheeko qoys, iyo ka qeybqaado barashada wada hadalka

oo qoyskaaga si loo aqoonsado waxa ay tahay ujeedada

sheekada. U wareeg dib u sheegida sheekada.

Wadaag alaabaha aqrinta ee wadankaaga dhaladka ah ama

luuqadaada dhaladka ah.

QORAALKA

Weligaa maka heshay warqad dhab ah boostada?

Isku day in aad warqad u qortid qaraabo ku nool meel

adiga kaa baxsan. Xitaa inkastoo aan haysano

Facebook iyo i-meel, laakin majiraan wax sida warqad

ku helida gacantaada ah!

Maqaalka codsiga kuliyada badanaa wuxuu weydiiyaa

mawduucyada xiga: dhacdo muhiim ah ayaa noloshaada

bedeshay, caqabad ah in aad ka guuleysatid, ama wax

aad ku dadaashay in aad gaartid. Maskaxdaada ka

shaqeysii kuleelahaan adigoo hoos ku qoraya qoraalo

oo mid ka ah maadooyinkaan buugga ku qoran. Marka

ay timaado waqtiga lagu qorayo maqaaladaan, aad

ayaad ugu farxeysaa in aad haysatid qoraaladaas!

XISAABTA

Joogteey qoraalka heerkululka maalin walba. Xisaabi

isku celceiska heer kululka isbuuc walba. Isbuucee ayaa ugu kululaa?

Bishee ayaa ugu kululeyd?

Ka fiiri dhinaca dukaanka xayeysiinta onleenka/baqaarka/joornaalada.

Dukaankee ayaa leh macaamiilka ugu wanaagsan?

Ku caawi qoyskaaga adeega bagaashka. Ka jar rasiidyada

iyo xisaabi imisa lacag ayaad keydineysaa.

U qorsheey cashada qoyskaada– oo miisaaniyad $15 ah.

U sameey miisaaniyad bil-le ah nafsadaada. Keydi ugu yaraan 25%

oo daqligaada bil-laha ah.

Saaxibadaada ku casuun dabaaldaga kuleelaha! Iibso cuntada yar iyo qorshee hawlaha. Qarashka ku joogteey wax ka yar $2 qofkiiba.

SAAYNISKA

Sameey tijaabada saayniska:

a. Dhis folkaano

b. Sameey muuqaal baarashuud warqad ah

c. Ku nadiifi shilimada qalka

Cunto la karso waalidkaaga ama masuulka iyo kala hadal

habka, heer kululka, tilmaamaha, iyo falcelintooda guud.

Ka shaqeey hadii qoraalo (saadaalino)… hadii aan kariyo

cunto, markaas ka dib ma gaajoonaayo.

Abuur beer qudaar ah ama ubaxyo iyo qor kormeeridaada.

Hubi in aad waraabisid!

Fiiri saacada heer kululka maalin walba xiliga lagu gudo jiro

kuleelaha iyo aasaas leen sawir ah oo aad usoo bandhigtid

macalinkaaga saayniska maalinta ugu horeysa dugsiga.

Page 7: Hawlaha Baashaalka oo fasalada ECE Dugsiga Sareface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/07/Summer... · Hadii aad i bootiso sadex jeer, imisa qeybood ciyaaro ayaa ii hareyso? Ciyaar

Amniga axada 1. Bar canugaada magaceeda ama magaciisa buuxa. 2. Bar canugaada magacaaga buuxa. 3. Canugaaga ma xifdisan yahay cinwaanka gurigaada – tusi meesha lambarka guriga uu ku yaalo ka baxsan tusi meesha magaca wadada ay tahay. 4. Canugaada ma xasuusanyahay lambarkaaga taleefonka. Ku tababaro aqrinta warbixinta ugu muhiimsan. 5. Baro sida si ammaan ah looga gudbo wadada. 6. Ku tababaro wado lagu baxsado hadii dab uu dhaco. 7. Ku tababaro dhahida “maya:” ciyaar ka dhig oo aad u qaadatid weydiinayo mid walboo kale in uu sii sameeyo wax aan macquul aheyn. 8. Ciyaar dhuumo-iyo-aad oo-raadi in aad bartid canugaada sida laysu dajiyo marka uu ku raadinayo. 9. Bar canugaada nidaamka wehelka. 10. Bar canugaada waxa ay xaalad degdega tahay sida loo waco 911. 11. Baro adigoo weydiinayo caawin oo sheeyada kulul, af leh, halis ah ama aad u dheer in la gaaro. 12. Bilaw casharada dabaasha.

Wax Sameey Isniinta 13. Diyaari 5 ama 6 sawiro oo lagu sameynayo xayeysiin ama bog album ah. 14. Caano macaanka hooseeyo waxay sameysaa qurux, faro lacuni karo. 15. Dhirta lagu abuuro banaanka. 16. Qod tixriyaal – waa tababar wanaagsan oo xirfad xoogan oo wanaagsan iyo difaacida taabashada. Dib-ugu duug tixiriga dhinaca abuurka aad abuurtay. 17. Maska boombalaha. 18. Sameey album caleen ah. 19. Ku midabeey dhinaca socodka jeesto. Dhammaantood biyo ku dhaq. 20. Rinjiyeey adigoo isticmaalayo noocyo kala duwan oo buraashyada riinjiga: shabaqa cayayaanka, ubax, dhag sifeeye, isbuunyo, hambal, iwm. 21. Ku dhis koorso caqabad ah xargaha caaga, laabka guriga cawska iyo sanduuqyada eberka ah. 22. Rinjiyeey qaar ka mid ah funaanado. 23. Sameey gacanta usha adoo isticmaalayo dhammaan alaabaha la heli karo. 24. Dhis “guri duq ah” banaanka ulo leh, dhagax-quruuruc, qalfoofka geedaha, qarfo, hambalo iyo alaabo kale oo dabiici ah oo banaanka laga helo.

FASALADA ECE - Dugsiga

barbaarinta

82 Hawlaha Kuleelaha oo Qoysaska Baahida Gaarka ah qaba

Tilmaanta Barashada Kuleelaha

Joogteynta hawlgelinta canugaada, firfircooni iyo barasho xiliga lagu jiro billaha kuleelaha.

Ka timid: Karen Wang | 6/20/2012 | www.friendshipcircle.org

Waqtiga la Aqrinayo Talaadooyinka 25. Iska diiwaangeli barnaamijka aqrinta kuleelaha maktabada deegaanka. 26. Aqri buugga geedka hoostiisa. 27. Aqri dhammaan laakin bogga ugu dambeeyo oo sheekada buuga ah iyo weydii carruurtaada in ay qiyaasaan dhammaad. 28. Canugaaga ma qeexay ama ma muujiyay sheeko, iyo ma wada aqriyay. Way wanaagsantahay hadii sheekada ay tahay 1 ama 2 xukun dhirir. 29. Sameey fiidiyow guriga ah oo aqrinta sheekada oo dhawaq dheer, ama adigoo si dhawaq dheer ugu aqrinaayo canugaada. 30. Markaad dhameysid kadib aqrinta buugga sida buugga carruurta, orad arag filimka. 31. Aqri qaar kamid ah buuggaagta oo mawduuca gaarka ah, sida cayayaanka, kadibna sameeyo hawlaha la xiriiro sida ugaarsiga cayayaanka ama qabashada buubayaasha dabka. 32. Canugaada ma aasaasay jadwalka kuleelaha oo qoyska iyo aqrin balanta subax walba. 33. Fiiri buuga oo waaya aragnimada saaynis fudud iyo isku day qaar ka mid ah iyaga. 34. Ka fiiri buugga jaantus taariiqi ah iyo ciyaar guriga ku labiso. 35. Canugaada ma qoray liis qoraal ah oo ugaarsiga shimbirka, iyo wada helida wax walba oo liiska ku jira. 36. Ka bedelo buuggaagta aad jeceshahay saaxibadaada.

Maxay tahay Karinta? Arbacada 37. Miraha shiidan ee ku jira shiidaha. 38. Ma lahan dolsho buskud qamadi oo jikada saaran. 39. Biisada. 40. Shiidaha qudaarta isbiinajka. 41. Doolshada mooska. 42. Sanwijka duuban. 43. Kebaabka miraha 44. Maraqa doorada ee digsiga karinta (ka qaad daboolka si markaas guriga uusan u kululaanin). 45. Nanaca duban. 46. Ukun walaaqan iyo doolshada canjeerada oo cashada. 47. Liinta bilowga. 48. Iskudar afakaadho iyo qudaar.

Inta u dhaxeyso Juun iyo Sebteembar carruurteyda waxay leeyihiin 82 maalmood oo fasaxa kuleelaha, iyo waxaan ka balan qaaday waxyaabo baashaal ah maalin walba. Taasi waxay la mid tahay waxaan u baahanahay 82 hawlo oo baashaalka kuleelaha oo hal canug

oo qaba hormarka curyaannimada iyo hal canug oo diiday in uu ka qeybgalo hawlaha ugu badan. Waxay noqoneysaa gabal doolsha ah, soo ma'ahan? Deynta maalinta isbuuca “Jadwalka Kuleelaha Oo Carruurta” ee somewhatsimple.com, ka helaayo intarneetka fikrado badan

iyo kudarayo qaar kamid ah hawlaheyga, halkaan waa 82 maalmood oo baashaalka kuleelaha:

Page 8: Hawlaha Baashaalka oo fasalada ECE Dugsiga Sareface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/07/Summer... · Hadii aad i bootiso sadex jeer, imisa qeybood ciyaaro ayaa ii hareyso? Ciyaar

Faker buuxa Qamiis 49. Gaariga wada dhaqa.

Ma jiro wado laga baxo iyo gaari ma jiro? Ka dib dhaq boombalaha gawaarida. 50. Wac qof aad dhahdid haya. 51. Qaad ubaxyada qaarkood (casaanka iyo dhirta waa OK) iyo sii xirmada qof aanan filaneynin iyaga. 52. Qor liiska tobanka ugu sare oo qofka sifooyinkiisa ugu wanaagsan iyo sii liiska sida hadiyad qofkaas. 53. U qor warqad mahadcelin ah qof iyo udir. 54. Ku deeq dhar, buugaag iyo boombala oo sadaqo ah. 55. Bar canugaada in uu sameeyo hal shaqo. 56. Sii qof mashruuc farshaxan guriga lagu sameeyo. 57. Iqtiyaarka kartoon cunto ah. 58. Aruuri dhalooyin iyo gasacado, iyo ku deeq lacag sadaqo ah. 59. Aamus waqti iyo sharafeey dadka qaraabada 60. Habsii qof u baahan.

Meel Baashaal ah Jimcada 61. Beerta xayawaanka ama carwada xayawaanka. 62. Garoon ku yaalo xaafad ka duwan. 63. Matxaf farshaxan – hubi marka hore in aad aragtid goortii diwaangelinta guud ay bilaash tahay! 64. Xeebta. 65. Qaad miro cusub oo beerta deegaanka ah ama booqo suuqa beerta. 66. Raac tareenka. 67. Hel damaashaad ama baashaalka wadada. 68. Dukaanka jalaatada. 69. Biyaha garoonka ama “buufinta” dhulka.

Xirfadaha Bulshada Sabtida 73. Sheeko ka sheeg yaraantaada. Canugaada ma sheegaa sheeko la xiriirto waaya aragnimadiisa/waaya aragnimadeeda nolasha – haa, xitaa haduu canugaada hadleynin. 74. Cowska jiifo iyo usoo jeeso adigoo fiirinayo muuqaalo ama sawiro daruuraha ah. 75. Dhinacyada aad iyo weydii xubin walba oo qoyska ah isla su'aasha doqonnimada ah, iyo la wadaag jawaabaha. 76. Fiiri sawirka saaxibo xubnaha qoyska ee hore iyo ku magacow dadkoo dhan iyaga. 77. Ku dhaqan adigoo sameynayo hadalada wajiga ah oo aastaanta canugaada: dhaxdhaxaad, faraxsan, murugsan, cabsibuuxda, xanaaqsan, naxsan, yaaban. Wareego iyo shactiro sameey. 78. Ku dhaqan xirfadaha dhageysiga iyadoo loogu jawaabayo xiriir aan hadal aheyn oo 1 ilaa 5 daqiiqo – ka dib bedel doorarka. 79. Noqo qof muraayadiisa: iska dhig qofka ficiladiisa hadii aad tahay qofkaas muuqaalkiisa oo muraayada oo 1 daqiiqo ah. Ka dib wareeji doorarka. 80. Ciyaar Raac Hogaanka. Is waafaji xawaaraha hogaanka inta ugu dheer oo suurtogalka ah, ka dib hogaan kale hala wareego. 81. Ciyaar ciyaarta taalada: hal qof ayaa u qalala sida taalo iyo dadka kale waa in ay ka qosolsiiyaan. Wareego. 82. Hormari dhaqamada qoyska: hees si wada jir ah, aqri gabay, ama sameey farshaxanka qaarkood.

Ku saabsan Karen Wang

Karen Wang waa Wareega saaxibtinimada waalidka. Waxaa laga yaabaa in aad ku aragtid iyadoo ku dhuumaaleysaneyso

korsiga iqtiyaarka oo jalaato ama loo riixay dhinaca jiiska oo qosalka carruurta ah. Waxay ku deeqeysaa qoraaga gabayada

"My Baby Rides the Short Bus: The Unabashedly Human Experience of Raising Kids With Disabilities"

Ku xir qodobka:

http://www.friendshipcircle.org/blog/2012/06/20/82-summer-activities-for-families-with-special-needs/

FASALADA ECE - Dugsiga

barbaarinta

Joogteey hawlgelinta canugaada, firfircooni iyo barasho xiliga lagu jiro billaha kuleelaha.

Ka timid: Karen Wang | 6/20/2012 | www.friendshipcircle.org

82 Hawlaha Kuleelaha oo Qoysaska Baahida Gaarka ah qaba

Tilmaanta Barashada Kuleelaha

Page 9: Hawlaha Baashaalka oo fasalada ECE Dugsiga Sareface.dpsk12.org/wp-content/uploads/2014/07/Summer... · Hadii aad i bootiso sadex jeer, imisa qeybood ciyaaro ayaa ii hareyso? Ciyaar

22001155 SSCCFFDD MMaaaallmmaahhaa

BBiillaaaasshhkkaa aahh

Hay'adahaan waxay siisaa diiwaangelin bilaash ah dadka deegaanka Colorado oo maalmaha laga doortay sannadka.

Maalmaha Bilaashka ah 2015 waxaa maal geliyay, oo qeyb ah, muwaadiinta Adams, Arapahoe, Boulder, Broomfield, Denver, Douglas iyo wadamada Jefferson ilaa SCFD 0.1% iibka iyo isticmaalka

canshuurta.

Matxafka Farshaxanka Denver Museo de Arte de Denver Janaayo 3 Febraayo 7 Maarso 7 Abriil 4 Abriil 26 (Día de los Niños) Maajo 2 Juunn 6 Luuliyo 11 Agoosto 1 Sebteembar 5 Sebteembar 12 Oktoobar 3 Nofeembar 7 Diseembar 5

Beerta Dhirta Denver Jardines Botanicos de Denver

Janaayo 19 Febraayo 16 Maarso 22 Abriil 22 Luuliyo 21 Agoosto 31 Sebteembar 9 Nofeembar 13 Nofeembar 14

Beerta Dhirta Denver ee Chatfield Jardines Botanicos de Denver en Chatfield

Janaayo 6 Febraayo 3 Maarso 3 Abriil 7 Juun 2 Luuliyo 7 Agoosto 4 Nofeembar 3

Xarunta Denver oo Bandhiga Farshaxanka Centro de Denver para las Artes Interpretativas

SCFD 10 oo $10 Talaado walbo 10am, Xarunta Denver oo Bandhiga Farshaxanka waxay siideynayaan tiro xadidan oo $10 tikit ah. Toban korsi oo bandhig walba oo Shirkada Masraxa Xarunta Denver oo isbuucyada soo socda ah waxaa u qalmaya (ilaa 25 bandhig isbuuciiba). Tikidhada lagu heli karo taleefonka (303-893-4100) ama qof ahaan Dhismaha Masraxa Helen Bonfils oo laga galo Speer & Arapahoe.

Masxafka Dhaqanka Denver iyo Saayniska Museo de Naturaleza y Ciencia de Denver Janaayo 5 Janaayo 25 Maarso 2 Arriil 12 (Maalinta Dhulka) Abriil 25 (Dia del Niño) Maajo 31 Juun 29 Luuliyo 26 Agoosto 17 Sebteembar 27 Oktoobar 19 Nofeembar 9

Beerta xayawaanka Denver Zoologico de Denver

Janaayo 11 Janaayo 12 Janaayo 22 Febraayo 6 Febraayo 7 Febraayo 19 Nofeembar 2 Nofeembar 13 Nofeembar 19