22
Ilmo dameer ah Ilmo dameer ah Lindiwe Matshikiza Meghan Judge Anwar Mohamed Dirie Somali Level 3

Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

  • Upload
    others

  • View
    0

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Ilmo dameer ahIlmo dameer ah

Lindiwe Matshikiza Meghan Judge Anwar Mohamed Dirie Somali Level 3

Page 2: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Gabar yar ayaa aragtay muuqaal aan lagaraneyn oo masaafo ka muuqdo.

2

Page 3: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Markii uu muuqaalki soo dhowaaday,waxa ay aragtay in ay tahay haweeneyxaamilo culus ah.

3

Page 4: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Xishood laakiin geesi nimo, gabadhiiwaxa ay ku sii dhowaatay haweeneydii.“Waa in ay nala joogtaa,” ayay gabadhadadkeedii go’aansadeen. “Iyada iyoilmaheedaba waa aannu nabadgelinaynaa.”

4

Page 5: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Ilmaha ayaa soo dhakhso ba wadadasoo galay. “Riix!” “Bustayaal lakaalaya!” “Biyo!” “Riiiixxxxxx!!!”

5

Page 6: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Laakiin markii ay ilmihii arkeen, qofwalba gadaal ayuu argagax ugubooday. “Dameer?!”

6

Page 7: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Qof waliba muran ayuu bilaabay.“Waxa aynnu ballan qaadnay in aanilmaha iyo hooyadaba nabad gelyosiinno, waana in aan sidaas yeelnaa,”qaar baa sidaa yiri. “Laakiin waxa aynoo horseedi doonaan nasiib darro!”qaar kale ayaa sidaa iyana yiri.

7

Page 8: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Sidaa darteed haweeneydii waycidlowday mar kale. Waxa ay ka layaabaneyd wixii ay ku sameyn lahaydilmahan qaabka daran. Waxa kale oo ayka la yaabaneyd wixii ay iyaduna iskusameyn lahayd.

8

Page 9: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Aakhirkii waxa ay isku qancisay in ayaqbasho in uu ilmaheedii yahay,iyaduna ay hooyadiis tahay.

9

Page 10: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaasidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaanahaan lahaayeen si ka duwan sidan.Laakiin ilmihii dameerka ahaa wuukoray oo koray ilaa uu la ekaan waayaydhabarkii hooyadii. Si kasta oo uu iskudeyay na, waa uu u dhaqmi waayeysidii dadkii oo kale. Hooyadii aad bay udaashay oo waa ay isku buuqday.Marmar waxa ay isku dayday in uu sidaxayawaanka u shaqeeyo.

10

Page 11: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Jahawareer iyo carro ayaa iskugudarsantay dameerkii. Sidan ma yeelikaro sidaana ma yeeli karo. Sidan manoqon karo sidaana ma noqon karo.Mar uu aad u xanaaqay, ayaa uu maalinhooyadii laad ku kiciyey oo dhulka kutuuray.

11

Page 12: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Dameerkii ceeb ayuu dareemay. Waxaaanu bilaabay in uu aad u ordo oo uu ucararo meel fog.

12

Page 13: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Waqtigii uu joojiyay orodkii, habeenbay ahayd, Dameerkiina waa uu lumay.“Haa’i Aaa?” ayuu mugdigi uga dhexgunuunacay. “Haa’i Aaa?” ayuumugdiga ka daba dhahay. Waaxuuahaa mid cidloobay. Intuu iskuduuduubay sidii kubad adag, ayuu ladhacay hurdo dheer oo dhiban.

13

Page 14: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Dameerkii waxa uu toosay isaga oooday la yaab leh hoos usoo eeegayo.Indhihi odayga ayuu eegay waxuu nabillaabay inyar oo rajo ah in uudareemo.

14

Page 15: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Dameerkii waxa uu raacay si uu ulajoogo odagii, kaas oo baray qaababkala duwan oo ah sida loo noolaado.Dameerkii waxa uu noqday mid waxdhageystay oo na wax bartay, sidookale ayuu sameeyay odaygana. Waa ayis caawiyeen, waa ayna wada qosleen siwada jir ah.

15

Page 16: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Subax subaxyada ka mid ah, ayaa uuodagii weyddiistay Dameerkii in uu uqaado buur dhaladeed.

16

Page 17: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Meeel kore oo daruuraha ka mid ahayey hurdo kula dul dhaceen.Dameerkii waxa uu ku riyoodayhooyadiis oo xanuunsanaysa oo isaga uyeeraysa. Markii uu toosay na…

17

Page 18: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

… daruurihii ayaa la libdhay asaga iyosaaxiibkiis ba, odayga duqa ahaa.

18

Page 19: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Ugu dambeyntii dameerkii waa uuogaaday waxa in la sameeyo ah.

19

Page 20: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Dameerkii waxa uu helay hooyadii, oocidlootay una barooranaysa ilmaheediilumay. Muddo dheer ayay is eegteenmidba midka kale. Dabadeedna ihabisisiiyeen waliba si adag.

20

Page 21: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Ilmihi dameerka ahaa iyo hooyadii waaay wada koreen waxa ayna heleenqaabab badan oo ay ku wada noolaankaraan midba midka kale dhiniciisa.Tartiib tartiib, dhinacyadooda oo dhan,qoysas ayaa bilaabay in ay soo dagaan.

21

Page 22: Ilmo dameer ah - Storybooks Canada · Hada, hadii uu dameerka ku joogi lahaa sidiisi,bar yaraanta,wax walbo waxaan ahaan lahaayeen si ka duwan sidan. Laakiin ilmihii dameerka ahaa

Storybooks CanadaStorybooks Canadastorybookscanada.ca

Ilmo dameer ahIlmo dameer ahWritten by: Lindiwe MatshikizaIllustrated by: Meghan Judge

Translated by: Anwar Mohamed Dirie

This story originates from the African Storybook (africanstorybook.org) andis brought to you by Storybooks Canada in an effort to provide children’sstories in Canada’s many languages.

This work is licensed under a Creative Commons Attribution 4.0 International License.