34
—303— JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC OFFICIAL GAZETTE ﺼﻭﻤﺍﻠﻴﻼﻨﺪ ﻠﺠﻤﻬﻭﺮﻴﺔ ﺍﻠﺮﱠﺴﻤﻴﺔ أ ﻠﻨﱠﺸﺮﺓXAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA JSL, HARGEYSA E-mail: Faafintagaryaqaanka@gmail.com Sanadka: 8aad Cadadka: 12aad ee December Taariikh: 05/01/2019 QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription): QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh. TUSMADA CADADKA QAYBTA KOWAAD: XEERARKA BAARLAMAANKA, HESHIISYADA CAALAMIGA AH IYO MIISAANIYADDA QARANKA: 1) Dhaqan-galka Xeerka Maaraynta Qashinka iyo Fayo-dhawrka Magaalooyinka Somalilalnd, Xeer Lr. 83/2018 (Cadad Gaar ah) 2) Dhaqan-galka Xeerka Ciidanka Ilaalada Xeebaha Xeer Lr. 85/2018 (Cadad Gaar ah) QAYBTA LABAAD: XEER MADAXWEYNE: 3) Wareegto Madaxweyne Magacaabid 4) Wareegto Madaxweyne Xil ka- qaadis 5) Wareegto Madaxweyne Xil ka- qaadis 6) Wareegto Madaxweyne Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka 306 308 309 310 Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo

JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

  • Upload
    others

  • View
    8

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—303—

JAMHUURIYADDA

SOMALILAND

FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC

OFFICIAL GAZETTE

لنَّشرةأ الرَّسمية لجمهورية صوماليلاند

XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA

JSL, HARGEYSA

E-mail: [email protected]

Sanadka: 8aad Cadadka: 12aad ee December Taariikh: 05/01/2019

QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription):

QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh.

TUSMADA CADADKA

QAYBTA KOWAAD: XEERARKA BAARLAMAANKA,

HESHIISYADA CAALAMIGA AH IYO MIISAANIYADDA

QARANKA:

1) Dhaqan-galka Xeerka Maaraynta Qashinka iyo Fayo-dhawrka Magaalooyinka Somalilalnd, Xeer Lr. 83/2018 (Cadad Gaar ah)

2) Dhaqan-galka Xeerka Ciidanka Ilaalada Xeebaha Xeer Lr. 85/2018 (Cadad Gaar ah)

QAYBTA LABAAD: XEER MADAXWEYNE:

3) Wareegto Madaxweyne Magacaabid

4) Wareegto Madaxweyne Xil ka- qaadis

5) Wareegto Madaxweyne Xil ka- qaadis

6) Wareegto Madaxweyne Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka

306

308

309

310

Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo

Page 2: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—304—

QAYBTA SADEXAAD: XEER NIDAAMIYAYAASHA WASAARADAHA, XEERARKA GOLAYAASHA DEEGAANKA, NATIIJOOYINKA DOORASHOOYINKA & BARNAAMIJYADA DAWLADA:

7) SOOMA BIXIN

QAYBTA AFRAAD: GO’AANADA MAAMUL & QARAARADA:

8) SOOMA BIXIN

QAYBTA SHANAAD: AMARADA, OGEYSIISYADA & QANDARAASYADA DOWLADA:

9) Diiwaan gelin shirkada Makka Multi Service Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud

10) Diiwaan gelin shirkada Qualum USA Xafiiska Xeer illaalinta Guud

11) Diiwaan gelin shirkada Studio Thirteen Consult Ing Architect & Engineers (S13) Xafiiska Xeer illaalinta Guud

12) Diiwaan gelin shirkada Gedaan Consultancy Xafiiska Xeer illaalinta Guud

13) Diiwaan gelin shirkada Somal Pharma Ltd. Xafiiska Xeer illaalinta Guud

14) Diiwaan Gelin Shirikada Amoud Industry Xafiiska Xeer illaalinta Guud

15) Diiwaan Gelin Shirikada Osn Construction LLC 16) Xafiiska Xeer illaalinta Guud 17) Diiwaan Gelin Shirikada Dalmar Transport and

Logistics Xafiiska Xeer illaalinta Guud

18) Diiwaan Gelin Shirikada Moon Mining Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud

19) Diiwaan Gelin Shirikada Hijra Solutions & Services LTD Xafiiska Xeer illaalinta Guud

20) Diiwaan Gelin Shirikada Horn Decoration Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud

21) Diiwaan Gelin Shirikada Ajmaal General Trading

312

313

314

316

317

318

320

321

322

324

325

Page 3: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—305—

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 22) Diiwaan Gelin Shirikada Liban Fuel Station

Xafiiska Xeer illaalinta Guud 23) Diiwaan Gelin Shirikada Arista Horn of Africa

Construction Engineering Xafiiska Xeer illaalinta Guud

24) Diiwaan Gelin Shirikada Berbera General Constracting Company. Xafiiska Xeer illaalinta Guud

25) Diiwaan Gelin Shirikada Durat Sahil Xafiiska Xeer illaalinta Guud

26) Diiwaan Gelin Shirikada Alif Center for translation Services Xafiiska Xeer illaalinta Guud

27) Diiwaan Gelin Shirikada Performance Import and Export Xafiiska Xeer illaalinta Guud

327

328

329

331

332

333

335

Page 4: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—306—

QAYBTA LABAAD:

XEER MADAXWEYNE:

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

____________________________________________

Xafiiska Madaxweynaha

Sum: JSL/XM/WM/222-244/122018 Taar: 31/12/2018

Wareegto Madaxweyne

Magacaabid

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;

Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo

Waayo-aragnimadooda;

Markaan Ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda Ka dhalanaysa Xilalkan

Markaan Sameeyey: La-tashi;

Waxaan Go’aamiyey; 1. In laga bilaabo taariikhda maanta aan Xilalkan u

magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:

Tir Magaca Xilka

Page 5: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—307—

1. Maxamed Cabdi Gurxan

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda

2. Maxamuud Raage Ibraahim

Maareeyaha Madbacadda Qaranka

3. Cabdiqani Maxamuud Jiidhe

Guddoomiyaha Gobolka Sool

4. Saleebaan Diiriye

Cabdi (Joof)

Guddoomiye Ku-xigeenka

Gobolka Sool

2. In laga bilaabo taariikhda maanta aan mas’uulkan

u beddelo Xilkan:

Tir Magaca Xilka

1. Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caddaaladda

Allaa Mahad Leh Muse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Page 6: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—308—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

____________________________________________

Xafiiska Madaxweynaha

Sum: JSL/XM/XKQ/222/1-245/122018 Taar: 31/12/2018

Ku: Mudane Siciid Saalax Shire,

Maareyaha Madbacadda Qaranka

Og: Maareeye Ku –xigeenka Madbacadda Qaranka.

Ujeedo: - Xil Ka qaadis,

Mudane,

Sida aad la socoto, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay

in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan

karta. Sidaa daraadeed, waxaan gartay in laga bilaabo

taariikhda maanta aan kaa qaado xilkii aad haysey ee

Maareeyaha Madbacadda Qaranka.

Waxaan kaaga mahad celinayaa mudadii aad haysey

xilka maareeyaha Madbacadda Qaranka.

Allaa Mahad Leh

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Page 7: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—309—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

____________________________________________

Xafiiska Madaxweynaha

Sum: JSL/XM/XKQ/222/1-248/122018 Taar: 31/12/2018

Ku: Mudane Cabdirashiid Xuseen Cabdille (Gargaar),

Guddoomiyaha Gobolka Sool.

Ku: - Maxamuud Axmed Maxamed Shiil,

Guddomiye Ku –xigeenka Gobolka Sool.

Og: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Ujeedo: - Xil Ka qaadis,

Mudaneyaal,

Sida aad la socotaan, xilka qaranka ayey sunnihiisa

tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii

hanan karta. Sidaa daraadeed, waxaan gartay in laga

bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilkii aad

hayseen ee Guddomiyaha iyo Guddoomiye Ku –xigeenka

Gobolka Sool.

Waxaan idiinka mahad celinayaa mudadii aad hayseen

xilkaqaranka ee kala ah Guddoomiyaha iyo Guddoomiye

ku-xigeenka Gobolka Sool.

Page 8: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—310—

Sidoo kale waxaan farayaa Wasiirka Wasaaradda

Arrimaha Gudaha in uu u kala wareejiyo xilalaka

masuuliyiintan iyo kuwa cusub, sida ugu dhakhsaha

badan.

Allaa Mahad Leh

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

____________________________________________

Xafiiska Madaxweynaha

Sum: JSL/XM/WM/222-249/012019 Taar: 02/01/2019

Wareegto Madaxweyne

Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka

Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markaan Arkay: Qodobka 75aad ee

Dastuurka Jamuuriyadda

Somaliland;

Page 9: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—311—

Markaan Arkay: Go’aanka Golaha Wakiillada, Go’aan Lr. GW/KF-38/826/2018, ee ku taariikheysan 30/12/2018, ee ay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Sannadka 2019-ka.

Waxaan Soo-saaray;

Wareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo Deeqaha Caalamiga ah oo dhan SL.SH/= 2,334,320,463,251 (laba Tirilyan, Saddex Boqol Afar iyo Soddon Bilyan, Saddex Boqol labaatan Milyan, Afar Boqol Saddex iyo Lixdan Kun, Laba Boqol Kow iyo Konton Shillin Somaliland ah)

Allaa Mahad Leh

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Page 10: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—312—

QAYBTA SHANAAD: AMARADA, OGEYSIISYADA & QANDARAASYADA DOWLADA:

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/827/2018. 20/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

MAKKA MULTI SERVICE

COMPANY,

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Page 11: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—313—

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan tahay

shirkada magaceedu yahay MAKKA MULTI SERVICE

COMPONY, Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkadu)

shaqadeeduna tahay bixinta adeegga ICT-ga (ICT Service)

xarunteeduna tahay magaaladda Hargaysa, laga bilaabo

manta oo ay taariikhdu taha 20/12/2018.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/828/2018. 20/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

QUALUM USA.

Page 12: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—314—

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamiilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay

shirkada magaceedu yahay QUALAM USA

Astaanteeduna tahay: (Magaca shirkada) shaqadeeduna

atahay Soo dejinta allaabooyinka (Import), xarunteeduna

tahay magaaladda Hargaysa, laga bilaabo manta oo ay

taariikhdu tahay 20/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/829/2018. 22/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Page 13: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—315—

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

STUDIO THIRTEEN CONSULTING

ARCHITECT & ENGINEERS(S13).

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamiilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay

shirkada magaceedu yahay STUDIO THIRTEEN

CONSULTING ARCHITECTS &ENGINEERS COMPONY,

Astaanteeduna tahay :(Magaca shirkada) shaqadeeduna

tahay dhismaha nashqadaynta dhismayaasha (Architect)

xarunteeduna tahay magaaladda Hargeisa, laga bilaabo

manta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.

Page 14: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—316—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/830/2018. 20/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

GEDAAN CONSULTANCY,

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamiilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay

shirkada magaceedu yahay GEDAAN CONSULTANCY,

Astaanteeduna tahay:(Magaca shirkada) shaqadeeduna

Page 15: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—317—

tahay latalinta maamulka ganacsiga (Business

Management consultant) xarunteeduna tahay

magaaladda Hargaysa, laga bilaabo manta oo ay

taariikhdu tahay 20/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/831/2018. 22/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

SOMAL PHARMA ltd

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

Page 16: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—318—

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay

shirkada magaceedu yahay SOMALPHARMA ltd

COMPONY, Astaanteeduna tahay :(Magaca shirkada)

shaqadeeduna tahay soo dejinta dawooyinka (Import

medicine) xarunteeduna tahay magaaladda Hargaysa,

laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/832/2018. 22/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Page 17: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—319—

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

AMOUD INDUSTTRY,

Markuu Arkay: - In ay Saamilaha Shirkaddu

waafaqsan yahay Xeerka Shirkadaha

Xeer N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay

shirkada magaceedu yahay AMOUD INDUSTRY,

Astaanteeduna tahay:-(Magaca Shirkadda)

shaqadeeduna tahay soo saarista Shampoo-yada

(Industry) xarunteeduna tahay magaaladda Hargeysa,

laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2018.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL

Page 18: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—320—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/833/2018. 22/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

OSD CONSTRUCTION LLC

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamiilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay

shirkada magaceedu yahay OSD CONSTRUCTION LLC,

Astaanteeduna Tahay (magaca shirkadda)

shaqadeeduna tahay dhismaha (construction),

Page 19: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—321—

xarunteeduna tahay magaaladda Hargaysa, laga bilaabo

maanta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/834/2018. 24/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

DALMAR TRANSPORT AND

LOGISTICS.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

Page 20: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—322—

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay

shirkada magaceedu yahay DALMAR TRANSPORT AND

LOGISTICSY, Astaanteeduna tahay :-(Magaca

Shirkadda) shaqadeeduna tahay Bixinta adeega

socdaalka (Transportation), xarunteeduna tahay

magaaladda Hargaysa, laga bilaabo maanta oo ay

taariikhdu tahay 24/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/835/2018. 24/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Page 21: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—323—

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

MOON MINING COMPANY, oo ay ku

cad yihiin xubnaha shirkaddau, sida

ku cad qodobka 11aad(2)(a)

Somaliland Compony law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland. Saamiyadooduna ay

sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay

shirkada magaceedu yahay MOON MINING COMPANY

Astaanteeduna taahay :(Magaca shirkada)

shaqadeeduna tahay baadhista Macdanta, (prospecting

Mining) xarunteeduna tahay magaaladda Hargaysa, laga

bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 24/12/2018

Allaa Mahad Leh.

Page 22: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—324—

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/836/2018. 24/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

HIJRA SOLUTIONS & SERVICES

LTD, Oo ay ku cadyihiin xubnaha

Shirkaddu, sida ku cad qodobka

11aad (2) (a) Somaliland Company

law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahiin Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland. Saamiyadooduna ay

suganyihiin.

Page 23: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—325—

Markuu arkay: - Saxeexa saamiilayd Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay

shirkada magaceedu yahay HIJRA SOLUTIONS

&SERVICES LTD, Astaanteeduna tahay :(Magaca

shirkada) shaqadeeduna tahay Bixinta adeega ICT-ga

(ICT SREVICES) xarunteeduna tahay magaaladda

Hargeisa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay

24/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/837/2018. 25/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Page 24: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—326—

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

HORN DECORATION COMPANY.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamiilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay

shirkada magaceedu yahay HORN DECORATION

COMPANY, Astaanteeduna tahay :(Magaca shirkada)

shaqadeeduna tahay Bixinta adeega qurxinta (Decoration

Services), xarunteeduna tahay magaaladda Hargaysa,

laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 25/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.

Page 25: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—327—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/838/2018. 25/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

AJMAAL GENERAL TRADING, oo ay

ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu,

sida ku cad qodobka 11aad (2)

(a)Somaliland Company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland. Saamiyadooduna ay

suganyihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Page 26: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—328—

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay

shirkada magaceedu yahay AJMAAL GENERAL

TRADING, Astaanteeduna tahay :(Magaca shirkada)

shaqadeeduna tahay soo dejinta allaabooyinka (Import)

xarunteeduna tahay magaaladda Hargaysa, laga bilaabo

manta oo ay taariikhdu tahay 25/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD JSL

XIG/JSL/840/2018. 25/12/2018

Hargeysa.

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed.

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska xeer ilaalinta guud in ay

Diiwaangeliso Shirikadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda magaceedu yahay,

LIBAN FUEL STATION

Page 27: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—329—

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa Saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwan Geliye.y

Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwaan gashan yahay

shirkada magaceedu yahay LIBAN FUEL STATION,

Astaanteeduna tahay (Magaca Shirkadda)

shaqadeeduna tahay Jumladleh (Wholeseler)

xarunteeduna tahay magaaladda Hargeysa, laga bilaabo

manta oo ay taariikhdu tahay 25/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Adan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JSL.

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/841/2018. 26/12/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Page 28: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—330—

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

ARISTA HORN OF AFRICA

CONSTRUCTION ENGINEERING.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay, ARISTA HORN OF AFRICA

CONSTRUCTION ENGINEERING, Astaanteeduna

tahay: - (Magaca shirkada), shaqadeeduna tahay

dhismaha (Construction) xarunteeduna tahay

Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay

taariikhdu tahay 26/12/ 2018.

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Page 29: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—331—

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/842/2018. 26/12/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

BRBERA GENERAL CONTRACTING

COMPANY oo ay ku cad yihiin

xubnaha shirkaddu sida ku cad

qodobka 11aad(2)(a) somaliland

company law.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.saamiyadooduna ay

sugan yihiin.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay

saxeexeen sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Page 30: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—332—

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay BERBERA GENERAL

CONTRACTING COMPANAY Astaanteeduna tahay

magaca Shirkadda), shaqadeeduna tahay dhismaha

(Construction) xarunteeduna tahay Magaaladda

Hargaysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay

26/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/843/2018. 26/12/2018

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Page 31: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—333—

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

DURAT SAHIL.

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay DURAT SAHIL,

Astaanteeduna tahay:-( Magaca Shirkada),

shaqadeeduna tahay Dhoofinta iyo soo dejinta (Import

and Export), xarunteeduna tahay Magaaladda Berbera,

laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 26/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/844/2018. 26/12/2018

Hargeysa

Page 32: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—334—

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

ALIF CENTER FOR TRANSLATION

SERVICE

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.y

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yahay ALIF CENTER FOR

TRANSLATION SERVICES Astaanteeduna tahay:-(

Magaca Shirkada), shaqadeeduna tahay (Bixinta adeega

turjumida (translation services) xarunteeduna tahay

Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay

taariikhdu tahay 26/12/2018.

Allaa Mahad Leh.

Page 33: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—335—

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD

XIG/JSL/845/2018. 26/12/2018.

Hargeysa

Ku: Cidda Ay Khuseyso.

Ujeeddo:- Diiwan GelinShirkadeed

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda

Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.

Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer

Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay

Diiwaan geliso Shirkadaha.

Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay,

PERFORMANCE IMPORT AND

EXPORT

Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan

yahay Xeerka Shirkadaha Xeer

N0.25/2004 Company Act of

Somaliland.

Markuu arkay: - Saxeexa saamilaha Shirkaddu uu

saxeexay sida uu qabo qodobka

Page 34: JAMHUURIYADDA SOMALILAND FAAFINTA RASMIGA AHWareegtadan oo lagu baahiyo Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2019-ka oo ka kooban Miisaaniyadda Dawladda Dhexe, Dawladaha Hoose iyo

—336—

11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer

Shirkadaha.

Wuxuu Diiwaan Geliyey.

Inay Xafiiskan si Sharci ah uga diiwan gashan tahay

Shirkada magaceedu yaha PERFORMANCE IMPORT

AND EXPORT, Astaanteeduna tahay:-( Magaca

Shirkada), shaqadeeduna tahay soo dejinta alaabooyinka

(import) xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga

bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 26/12/2018

Allaa Mahad Leh.

(Xasan Axmed Aadan)

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka