11
194 Atlas of the Juba and Shabelle Rivers in Somalia Buugga Xog-Khariidadeedka Webiyada Juba iyo Shabeelle ee Soomaaliya Jamaame Town Jilib - Marerey - Jamaame Jamaame sub-section (Waax-hoosaadka Jamaame) Jamaame, also spelt Jamame or Giamame and known in old mes as Margherita, is amoderately populated town in Somalia. Jamaame is in Middle Juba Region, bordered by the Indian Ocean in the east, the agricultural land along the Juba River in the west, and in the south, the city of Kismaayo. Enlargement E Enlargement G, H Enlargement F Jamaame waxaa waagii hore lagu magacaabi jirey Maargeriita, waa magaalo dadweyne dhexdhexaad ah leh ee Soomaaliyeed. Jamaame waxay ka rsan tahay Gobolka Jubada Hoose oo waxay ku taal meel u dhaxaysa Badweynta Hundiya oo bari ka jirta, dhulbeerreedka ku dherersan Wabiga Juba oo galbeed ka jira iyo koonfur oo ay magaalada Kismaayo ka jirto. Page Descripon Enlargement 195 Mouth of the Juba River E 196 Laag Dheera swamp F 197 Elevaon, land use and land cover G,H 198 Morphology n/a 200 Roads and selements n/a 201 Climate and water resources n/a 202 Flood risk maps n/a Flow direction

Jilib - Marerey - Jamaame - sddr.faoswalim.orgsddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jamame_194-2… · Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Jilib - Marerey - Jamaame - sddr.faoswalim.orgsddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jamame_194-2… · Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha

194

Atlas of the Juba and Shabelle Rivers in SomaliaBuugga Xog-Khariidadeedka Webiyada Juba iyo Shabeelle ee Soomaaliya

Jamaame Town

Jilib - Marerey - JamaameJamaame sub-section (Waax-hoosaadka Jamaame)

Jamaame, also spelt Jamame or Giamame and known in old times as Margherita, is amoderately populated town in Somalia. Jamaame is in Middle Juba Region, bordered by the Indian Ocean in the east, the agricultural land along the Juba River in the west, and in the south, the city of Kismaayo.

Enlargement E

Enlargement G, H

Enlargement F

Jamaame waxaa waagii hore lagu magacaabi jirey Maargeriita, waa magaalo dadweyne dhexdhexaad ah leh ee Soomaaliyeed. Jamaame waxay ka tirsan tahay Gobolka Jubada Hoose oo waxay ku taal meel u dhaxaysa Badweynta Hundiya oo bari ka jirta, dhulbeerreedka ku dherersan Wabiga Juba oo galbeed ka jira iyo koonfur oo ay magaalada Kismaayo ka jirto.

Page Description Enlargement

195 Mouth of the Juba River E

196 Laag Dheera swamp F

197 Elevation, land use and land cover G,H

198 Morphology n/a

200 Roads and settlements n/a

201 Climate and water resources n/a

202 Flood risk maps n/a

Flow

di

rect

ion

Page 2: Jilib - Marerey - Jamaame - sddr.faoswalim.orgsddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jamame_194-2… · Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha

195

Part 3, River Juba - Jilib - Marerey - JamaameQayb 3, Wabi Juba - Jilib - Marerey - Jamaame

The mouth of the Juba River cuts through the red sand dunes and joins the Indian Ocean. The river makes some meanders before reaching the sea. The tide from the Indian Ocean mixes with the river water at this point - thus the darker colour of water at the mouth of the river.

Mouth of the Juba RiverAfka Wabiga Juba

Enlargement E

Afka Wabiga Juba wuxuu dhex gooyaa bacaadka cas markaasuu Badweynta Hindiya ku darmaa. Wabigu wuxuu sameeyaa dhawr leexleexyo inta uusan gaarin badda. Badweynta Hindiya marka ay kacsantahay waxay meeshaan biyaheeda ku qastaa biyaha wabiga- sidaas darteed midabka biyaha afka wabiga wuxuu isu badalaa madoobaad.

Flow direction

Page 3: Jilib - Marerey - Jamaame - sddr.faoswalim.orgsddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jamame_194-2… · Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha

196

Atlas of the Juba and Shabelle Rivers in SomaliaBuugga Xog-Khariidadeedka Webiyada Juba iyo Shabeelle ee Soomaaliya

This is the area of occasional confluence between the Juba River and the Laag Dheera, a swamp on the left hand side of the image. Laag Dheera swamp joins the Juba River only during high floods. The reddish spots are a sign of the presence of the red sand dunes.

Laag Dheera swampBiyo fariisiga Laag Dheera

Enlargement F

Halkaan waa meel godan oo ay marmar ku wada shubaan Wabiga Juba iyo Laag Dheera, biyofariisigu wuxuu oo ka muuqda dhanka gacanta bidix ee masawirka. Biyofariisiga Laag Dheera wuxuu ku darsamaa Wabiga Juba markii ay daadad xoog leh jiraan oo keliya. Bara cascas waxay calaamado ay leeyihiin bacaadyada cas.

Flow

dire

ctio

n

Page 4: Jilib - Marerey - Jamaame - sddr.faoswalim.orgsddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jamame_194-2… · Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha

197

Part 3, River Juba - Jilib - Marerey - JamaameQayb 3, Wabi Juba - Jilib - Marerey - Jamaame

Indian Ocean

Enlargement G

This map shows the contour lines of the Juba River’s mouth area where the high sand dunes constitute the main morphological feature along the coast. The elevation of this area is about 50m a.s.l. The river opens a way through the sand dunes on its way to the sea.

Elevation

khariidaddaan waxay tusinaysaa meelaha xariijimaha joogga isle’eg leh ee ku yaal afka Wabiga Juba oo ku teedsan badda. Joogga dagaankan qiyaas ahaan waa 50 m ka kor heerka badda. Wabigu wuxuu jid ka furtay bacaadka ilaa uu gaaro badda.

Joogga

The land cover here shows extensive crop fields as one gets closer to the River Juba mouth to the Indian Ocean. Coconut crop is present and remains closer to the river. While other crop fields are even found further away from the river, with cereals still being present.

Hu’ga dhulka halkaan wuxuu tusinayaa aag beeraha dalagya ah oo ballaaran marka aad u dhawaatid afka Wabiga Juba oo gala Badweynta Hindiya. Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha dalagyada kale ay ka jiraan xitaa dhul baaxad weyn oo ku fidsan dhooboyda gosha wabiga. Beerahaan waxaa ku badan dalagyada badarka.

Elevation, land use and land coverJoogga, isticmaalka dhulka iyo hu’ga dhulka

Land use and land cover

Isticmaalka dhulka iyo hu’ga dhulka

Indian Ocean

Enlargement H

Page 5: Jilib - Marerey - Jamaame - sddr.faoswalim.orgsddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jamame_194-2… · Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha

198

Atlas of the Juba and Shabelle Rivers in SomaliaBuugga Xog-Khariidadeedka Webiyada Juba iyo Shabeelle ee Soomaaliya

Confluence of the Juba and Shabelle Rivers. Shabelle River flow reaches this point only in flood times.

Laag Dheera swamps

Irrigation canals

Juba RiverShabelle River

A A’

B’Juba River

B

Laag Dheera swamp

C C’

MorphologyQaab-dhismaha

The Laag Dheera swamp (section C) extends to the western side of the river and sometimes joins the river during high rainfall seasons.

Biyofariisiga Laag Dheera (waaxda C) wwuxuu ku fidsan yahay dhanka galbeed ee wabiga marmarna wuxuu darsamaa wabiga xilliyada ay da’aan roobab mahiigaan ah.

Jamaame Town

Zoom 1

Flow

di

rect

ion

Cros

s se

ctio

n vi

ew d

irec

tion

Barta-kulanka Wabiyada Juba iyo Shabeelle. Socodka biyaha Wabi Shabeelle waxay meeshaan soo gaaraan waqtiyada fatahaadda oo keli ah.

Page 6: Jilib - Marerey - Jamaame - sddr.faoswalim.orgsddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jamame_194-2… · Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha

199

Part 3, River Juba - Jilib - Marerey - JamaameQayb 3, Wabi Juba - Jilib - Marerey - Jamaame

a’Coastal dune system

a

MorphologyQaab-dhismaha

River mouth

Dune system

Indian Ocean

Coastal dune system Juba River at its mouth

Coastal fore-dunes

b’b

c’Coastal dune system

cAlluvial plain

Zoom 1

Page 7: Jilib - Marerey - Jamaame - sddr.faoswalim.orgsddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jamame_194-2… · Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha

200

Atlas of the Juba and Shabelle Rivers in SomaliaBuugga Xog-Khariidadeedka Webiyada Juba iyo Shabeelle ee Soomaaliya

Roads and settlementsWaddooyinka iyo degmooyinka

In the Jilib-Marerey-Jamaame areas the settlements are close to the river and the main road network runs parallel to the main river. Notice that the trails depart from the river towards the interiors. The Laag Dheera swampy area has no major road.

Dagaannada Jilib-Marerey- Jamaame, meelaha la dagan yahay waxay u dhaw yihiin wabiga misna waddada halbowlaha waxay barbar socotaa wabiga weyn. Eeg sida wadiiqooyinku uga baxaan wabiga oo ay u aadaan gudaha geyiga. Meesha biyofariisiga Laag Dheera ma ay laha waddo muhiim ah.

The Marerey bridge Buundada Marerey

Page 8: Jilib - Marerey - Jamaame - sddr.faoswalim.orgsddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jamame_194-2… · Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha

201

Part 3, River Juba - Jilib - Marerey - JamaameQayb 3, Wabi Juba - Jilib - Marerey - Jamaame

Climate and water resources Cimilad iyo khayraadka biyaha

Ma jiraan wax xogo laga hayo ilaha biyaha ee degmooyinka Jilib iyo Jamaame.

The area around Jilib and Marerey has an average annual rainfall of about 766 mm. This is one of the wettest areas in southern Somalia and is classified as a humid arid zone. In this area the rainy seasons are not well defined because there is almost rainfall in all the months except for January and February.

No data on point water sources is available for Jilib and Jamaame districts.

Goobaha Jilib-Marerey waxay helaan roobab celcelis ahaan sannadkii lagu qiyaaso 766 mm. Halkaan waa meel ka mid ah meelaha ugu qoyaan badan koonfurta Soomaaliya waxaana lagu tiriyaa xagga ablablaynta in ay tahy gobol qoyan engeyg ah. Dagaankaan xilli roobaadyadu aad uma kala qeexna, waayo badanaa bilaha oo dhan waxaa jira roob marka laga reebo Jannaayo iyo Febaraayo.

River gauge station detailsGrid reference: 1:10:10N, 42:41:00EAltitude: 7.0 m a.s.lCatchment area: 268 800 km2

Daily mean flow: 89.0 m3/sCurrent status: Not operational

The Juba River at Jamaame has reasonably high flows in nine months. It is only in the period of January to March when the station records very low flows.

Wabiga Juba ee Jamaame wuxuu si caadi ah u leeyahay biyosocod sare ilaa sagaal bilood. Muddada bisha Janaayo ilaa Maarso ayaa ah marka keliya ee saldhiga laga diiwaan geliyey in biyosocodku hooseeyo.

Long term average monthly climatic values at Jilib

Climatic variable Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec

Rainfall (mm) 2.0 4.0 33.0 148.0 167.0 89.0 47.0 41.0 27.0 49.0 114.0 45.0

Mean temperature (0C) 28.6 28.7 29.0 29.1 28.1 26.3 25.5 25.7 26.3 27.2 28.0 28.1

Minimum temperature (0C) 22.1 21.7 22.3 23.0 23.0 21.3 20.5 20.2 20.3 21.5 22.0 21.8

Maximum temperature (0C) 35.0 35.5 36.0 35.5 33.3 32.0 30.5 31.2 32.3 33.0 33.7 34.5

Potential evapotranspiration (mm) 153 148 170 129 121 101 104 116 126 129 117 131

Wind speed (km/hr) 24.5 22.7 20.5 18.7 20.5 21.6 22.7 23.0 22.3 20.2 18.7 21.6

A section of the Juba River at Jamaame Navigation in Jamaame

Dhexmaaxidda wabiga gudaha Jamaame

Waax ka mid ah wabiga Juba ee aagga Jamaame

Page 9: Jilib - Marerey - Jamaame - sddr.faoswalim.orgsddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jamame_194-2… · Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha

202

Atlas of the Juba and Shabelle Rivers in SomaliaBuugga Xog-Khariidadeedka Webiyada Juba iyo Shabeelle ee Soomaaliya

Floo

d ri

sk m

ap fo

r Ja

maa

me

(Ara

are)

- 5

year

retu

rn p

erio

d

Khar

idad

da h

alis

ta fa

taha

adda

ee

Jam

aam

e (A

raar

e)

5 sa

naba

soo

noq

ota

mar

Floo

d ri

sk m

ap fo

r Ja

maa

me

(Ara

are)

- 20

yea

r re

turn

per

iod

Khar

idad

da h

alis

ta fa

taha

adda

ee

Jam

aam

e (A

raar

e)

20 s

anab

a so

o no

qota

mar

The

flood

ris

k sc

enar

ios

(ext

ent a

nd d

epth

) wer

e

gene

rate

d us

ing

HEC

-RA

S hy

drod

ynam

ic m

odel

.

Inpu

ts in

clud

ed o

bser

ved

flow

dat

a, r

iver

cro

ss

secti

ons,

DTM

. For

mor

e in

form

ation

con

tact

SW

ALI

M

(enq

uiri

es@

faos

wal

im.o

rg)

Br

oken

bri

dge

Buun

do g

oán

Page 10: Jilib - Marerey - Jamaame - sddr.faoswalim.orgsddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jamame_194-2… · Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha

203

Part 3, River Juba - Jilib - Marerey - JamaameQayb 3, Wabi Juba - Jilib - Marerey - Jamaame

Floo

d ri

sk m

ap fo

r Ja

maa

me

(Ara

are)

- 50

yea

r re

turn

per

iod

Khar

idad

da h

alis

ta fa

taha

adda

ee

Jam

aam

e (A

raar

e)

50 s

anab

a so

o no

qota

mar

Floo

d ri

sk m

ap fo

r Ja

maa

me

(Ara

are)

- 10

0 ye

ar re

turn

per

iod

Khar

idad

da h

alis

ta fa

taha

adda

ee

Jam

aam

e (A

raar

e)

100

sana

ba s

oo n

oqot

a m

ar

Dac

dooy

inka

fata

haad

eed

oo h

alis

ah

(baa

xad

iyo

moo

l) w

axaa

la s

oo s

aara

y ay

adoo

la a

deeg

sana

yo H

EC-R

AS

qaab

ka b

iyos

ocod

ka la

gu c

abir

o. W

axa

ku ji

ra m

eesh

a w

aa

xogt

a so

codk

a w

abig

a oo

laga

cab

iray

jeex

yada

gud

ban,

D

TM. H

addi

i aad

mac

luum

aad

dhee

raad

ah

aad

u ba

ahat

o SW

ALI

M k

ala

soo

xiri

ir (e

nqui

ries

@fa

osw

alim

.org

)

Br

oken

bri

dge

Buun

do g

oán

Page 11: Jilib - Marerey - Jamaame - sddr.faoswalim.orgsddr.faoswalim.org/River_atlas/atlas/River_Atlas_Som_Jamame_194-2… · Waxaa jira beero ah geedaha qumbaha oo u dhaw wabiga, halka beeraha

Life onthe River