Upload
others
View
6
Download
0
Embed Size (px)
Citation preview
Qiyaasta Heerka Xisaabta ee Gobolka
Ee Barashada Xisaabta.
1. Macne u sameeya mas’aladaha isagii oo si joogta ah u xalinaya. Ardaygu waxa uu awoodaa in uu “qabatimo” mas’aladaha isaga oo isku dayaya uxalinta dariiqado kala duwan.
2. Sababeeya tiradda iyo tayadda. Ardaygufahamsanyahay in nambaradda qoraalka ah matalaan walxo iyo tiro dhab ah.
3. Isuduwa dood cilmi ku dhisan islamarkaana naqdiya sababaynta
kuwa kale. ardaygu waa in uu sharixi karaa aragtidiisa/teeda xisaabeed iyo istiraatiijiyadda iyadii oo uu isagu/iyadu ka warcelin karto aragtidda kuwa kale.
4. Qaabka Xiisaabaadka. Ardaydu waxa ay soo bandhigayaan mas'alado
kala duwan iyo dariiqado kala duwan marka lagu daro xidhmooyinka mas'aladaha, erayada xisaabta, ahdaafta, hal-abuurka shaxda, ama graph-ka.
5. Adeegsada aallad iyo istiraatiijiyad ku haboon. Ardaydu waxa ay
dooran doonaan allada ugu haboon, sida qiiemynta ama hal-abuurka qaab tan la xidhiidha xalinta mas'aladaha.
6. Muujiya habbanaan. Ardaygu waxa uu adeegsanayaa macluumaadka
erayo habban oo xisaabeed si uu ugula xidhiidho fahamka xisaabeed. 7. U eega islamarkaana ka dhiga adeegsiga qaababka. Ardygu garta
qaab dhimeedka xisaabeed sida: hadii 4X7=28, kadibna 28÷7=4. 8. Eega oo tilmaama qiyaasta soo celcelinta sababaynta
Ardayda waxay garan doonaan falal soo noqnoqda tan la xidhiidha xisaabinta iyagii oo eegaya dariiqadaha gaagaaban 12X5 in ay la mid tahay 10X5 iyo 2X5 ay imanayso 60.
Sideeda qaybood ee barashadda xisaabta ayaa tilmaamaya"Garo-Sidee" ama garashadda tan aynu doonayno in aan ku horumarino ardayda. Barashadaasi waxa ay tilmaamaysaa nidaamka iyo xirfadda tan ay ardaydu doonayaan in xisaab ahaan xirfad xoogan kaga yeeshaan. Macluumaad dheeri ah oo la xidhiidha CCSS-ta Oregon waxaa laga heli karaa: http://www.ode.state.or.us/search/page/?id=3380
Portland Public Schools
Lagu Rajo Weyn Yahay: Qiyaasta Heerka Xisaabta ee Fasaladda 3-5aad
Qiyaasta xisaabta ee lagu qoray qoraalkan oo ay qayb ahaan kuwada dhan yihiin, inkasta oo aysan ku dhamayn xirfadaha lagu dhigo fasalada 3,4, iyo 5aad. waxaad ogaan doontaa in maanta manhajka dugsiyada hoose ee xisaabta lagu daray mawaadiic cusub ardaydana la waydiistay in yeeshaan aragti hoose oo heer sare ah garasho iyo faham xisaabeed la xidhiidha erayada farsamada. Dugsiyada Dadweynaha Portland waxay u guureen Qiyaasta Heerka Xisaabta ee Gobolka (CCSS) mudaddii saddexda sanno ahayd ee ka soo bilaabantay 2011. Waa Maxay Qiyaasta Heerka Xisaabta ee Gobolka oo Dhan? Mudo dhowr qarni ahba, cilmi baarista ayaa lagu ogaaday tan la xidhiiidha dalalka xagga sare ka gaadhay barashadda xisaabta ayaa lagu soo gabagabeeyey in tacliimaadka xisaabta ee Maraykan ay noqoto mid si adag xooga loo saaro isla markaana isku xidhiidhsan si markaa loo saxar tiro heerka najaxa ee xisaabta. Marka taariikhda dib loogu laabto, heerarka xisaabtu waa uu kala duwana marka loo eego goboladda. Bishuu June Sanadkii 2009kii, Hal-abuurka horumarinta Qiyaasta Heerka Xisaabta oo Gobolka ee Dhan ayaa bilaabatay. Oregon, iyo iyo 40ka gobol ee kale, ayaa qabatimay, iyagii oo qiimeyn doona sanad dugsiyeedka 2014-15. CCSS waxay barataaraysaa garasho cad oo joogta ah oo ku jeeda fahamka waxa ay filayaan in ay ardaydu bartaan xisaabta K-12. Herarkaa guud waxa waxa ay caawin doonaan in la hubsado in ay ardaydu u helayaan si joogta waxbarasho tayo sare leh, tan oo loo eegayo mid dugsi illaa dugsi, iyo min gobol illaa gobol.. Qiyaasta Heerka Xisaabta ee Gobolka oo Dhan (CCSS) ee xisaabta waxaa qayb ahaan ka mid ah laba nooc oo heerarka qiyaasta ah: midi waxa uu quseeyaa Barashadda xisaabta(sida ay ardaydu oga qayb qaadanayaan, usamaynayaan, iyo sidii ay ubalaadhin lahaayeen fahamkooda ku jeeda nuxurka xisaabta) iyo kan kale oo quseeya waxa ay ka kooban tahay xisaabtu(Waxa ay ka koobantahay xirfadda xisaabta iyo nidaamka ardaydu ay filayaan in ay ogaadaan).
Third Grade Math Content Standards Fourth Grade Math Content Standards Fifth Grade Math Content Standards Number and Operations
• Soo bandhiga oo xaliya mas'aladaha ay ka mid yihiin isku dhufashada iyo qaybta.
• Fahamsan noocyada isku dhufashada (hormo-gelinta,kala-hormarinta,iyo kala-dhigista)
• Iksu dhufta iyo qaybiyana illaa 100 • Xaliya mas'aladaha ay qayb ahaan ka mid yihiin
isku dar, qayb, isku dhufashada, iyo qayb. • U qeexa oo sharxa wadaagayaasha xisaabta.
Number and Operations in Base Ten • Adeegsada qiimaha meelaynta fahamsan nidaamka
mas'aladaha(hormo-gelinta,kala-hormarinta,iyo kala-dhigista) si uu u muujiyo tirooyin kala duwan.
Number and Operations - Fractions • Fahamsan tirada jajabka ee tiro ahaan loo
qaybshay qaybo is le'eg • Garanaya tirada jajabka islamarkaana u xidhiidhin
kara sida ay isu xigaan. • Aqoonsada, hal-abuura, islamarkaana is
barbardhiga jajabka isu dhigma. Measurement and Data
• Xaliya mas'aladaha qayb ahaan ay ka mid yihiin cabiraada iyo qiyaasida farqiga waqtiga, muga dareeraraha, iyo xajmiga walaxda.
• Tarjuma maclumaadka islamarkaana sameeya graph-yo kala duwan si uu u muujiyo maclumaadkaa.
• Fahamsan ujeedada bedka iyo kuwa la xidhiidha ee isku dhufashada iyo isku darka.
• Garta dhinacyada shaxanada islamarkaana fahamsan in bedka shaxanadaa ay kala duwanaan karaan, iyo in xaglaha lagu siiyo ay noqon karaan kuwa kala bed duwan.
Geometry • Garta oo u tilmaama shaxanada sida ay yihiin isaga
oo shaxanadaa u qaybin karan jajab.
Xisaabfalada iyo Sababeynta Aljebrada • Adeegsada afarta xisaabfal(+,_,X,÷) ee
tirooyinka idil si loo furfuro layliyada ay ku jiraan layli weedheedka loo marayo dhowr talaabo.
• Raadiya lammaanaha xididka, isiradda, tirooyinka mutaxan iyo tirooyinka farcan ee ilaa 100.
• Qaabeynta iyadoo la falanqeynayo tirada iyo qaababka shaxanka
Tirada iyo Xisaabfalada Rugta Tobnaad • Adeegsada fahamka qiimaha rugta ee tirooyinka
leh dhowrka god • Adeegsada fahamka qiimaha godka iyo
astaamaha xisaabfalada si loo ogaado tirada idil • Caddee ka dibna sharax adigoo isticmaalaya
furfurista isleegyada,habeynta laydiyada iyo/ama qaababka bededkooda
Qiyaasta iyo Xogta • Furfurista layliyada la xidhiidha qiyaasaha iyo
isku-bedelka qiyaasaha laga bilaabo xubnaha waaweyn ilaa xubnaha yaryar.
• Adeegsiga qaaciidada qeexeysa bedka iyo wareega ee xaaladaha dhabta ah.
• U taagan iyadoo ka turjumeysa xogta la isticmaalayo xariiqda calaamadsan
• Aqoonsada xaglaha shaxanada joomateriga fahmana ujeedada qiyaasida xaglaha
Tirada iyo Xisaabfalada – Jajabyada • Kordhinta fahamka jajabka u dhigma iyo
habkooda • Isticmaala hababka iyo isleegyada lagu xalinayo
layliyada la xidhiidha isiugeynta iyo kala-jarka jajabyada ay ku jiraan jajabyada maqumanaha iyo tirooyinka iskudhafan
• Isticmaala hababka iyo isleegyada lagu xalinayo layliyada la xidhiidha isku-dhufashada jajabka tiro idil
• Go’aaminta u dhiganayaasha dhibcaha ama ugu dhawaanshaha jajabyadda ay wadaagaan
Joomatari • Sawir adigoo kala saaraya xariiqaha iyo xaglaha • U kala saara shaxanada xariijimaha ay leeyihiin
iyo xaglaha • Raadinta xariijimaha shaxanada isku midka ah
laba-qiyaasood
Xisaabfalada iyo Tirada –Sababeynta • Adeegsada hormooyinka,qowska ama tirooyin iyo
xisaabfalo isku dhafan. • Xaliya qaabka tirooyinka iyo xidhiidhkooda
Tirada iyo Xisaabfalada Rugta Tobnaad • Fahmo nidaamka qiimaha godka adigoo isticmaali
kara meeleynta dhibcaha(Labajibaaranaha 10) • Akhiryo, qoro, isbarbardhiga dhibcaha god kuneedka • Adeegsado afarta xisaabfal(+,-,×,÷) oo leh dhowr
god iyo dhibcaha god kuneedka Tirada iyo Xisaabfalada – Jajabyo
• Isticmaala jajabyo u dhigma sida istaraajiyada isku darka iyo kala jarka jajabyada
• Adeegsada adigoo kordhinaya fahamkaagii hore ee iskud-dhufashada iyo qeybinta kuna dhufanaya, qeybinaya jajabyada
• Xaliya tirooyinka dhabta ah ee la xidhiidha isku-dhufashada jajabyada iyo tirooyinka isku dhafan, adigoo isticmaalaya qaababka jajabyada ama isleegyo u taagan layliga
• Xaliya tirooyinka dhabta ah ee la xidhiidha qeybinta jajabka ee tirooyinka idil iyo qeybinta jajabka tirooyinka idil ee jajabyada, isticmaalida qaababka jajabyada muuqda iyo isleegyada u taagan layliga
• Isticmaala qaababka dhibcaha ku haboon,astaamaha tirade iyo istraatijiyada ugu dhakhso badan ee ku qiyaasi kuna xisaabi rugta kuneed ee dhibcaha
Qiyaasta iyo Xogta • Isku-bedelka xubnaha qiyaasta isku midka ah marka
qaabka qiyaasta lagu siiyo ( tusaale, 5cm ilaa 0.55 m) isticmaalana isbedeladani in aad ku xaliso dhowr tallaabo layliyada dhabta ah
• U taagan iyadoo ka turjumeysa xogta xariiqda calaamadsan lana isticmaalayo xubnaha jajabyada
• Fahmo ujeedadda iyo qaaciidada mugga ee la xidhiidha ujeedooyinka isku-darka iyo isku-dhafashada
Joomateri • Samee baraha garaafka ee sallaxayadu si aad u
xaliso tirooyinka dhabta ah iyo layliyada xisaabeed. • Habee shaxanada labada-qiyaasood adigoo u
qeybinaya astaamahooda