2
WAKHTIDIGII KA HOREEYEY GÖTEBORG Gobolka Bohus (Bohuslän) waxa ay ka tirsaneyd Noorwey. Halland waxaa ay ka tirsaneyd Danmark. Wabiga Göta (Göta älv) waa jidka Iswiiden ee u baxda xagga galbe- edka Yurub ee alaabta iyo maraa- kiibta dagaalku ay maraan Wabigu wuxuu u baahanyahay qalcad laga difaaco. TIDEN INNAN GÖTEBORG Bohuslän tillhör Norge. Halland till- hör Danmark. Göta älv är Sveriges väg västerut i Europa för varor och krigsskepp.Älven behöver skyddas av en borg. TIDSLINJE – GÖTEBORGS HISTORIA I KORTFORMAT WAKHTIGA DHACDOOYINKA (TIDSLINJE)– EE TAARIIKHAD GÖTEBORG OO LA SOO KOOBEY 1600-TAL Göteborg grundas 1621. Sverige tar hjälp av Holland för att bygga på den leriga marken. Det blir snabbt en befolkad stad med kanaler, trähus, kyrkor och höga befästningsmurar. 1700-TAL Göteborg är en militärstad och handelsstad. Skepp kommer och far, några åker ända till Kina. Engelska och franska hörs på gatorna. Men en stad byggd av trä är sårbar. Staden brinner gång på gång! 1800-TAL Staden behöver växa. Murarna runt staden rivs. Fabriker byggs och fler människor flyttar hit. Göteborg får järnväg, vatten- ledningar, sjukhus, bibliotek, universitet och sin första spår- vagnslinje. 1900-TAL Göteborg är en arbetarstad. Stora industrier tillverkar fartyg, bilar, elektronik och mediciner. Staden växer kraftigt. Nya förorter byggs. Äldre delar rivs eller rustas upp. Människor från hela världen kommer till staden vid havet. 2000-TAL Göteborg är en segregerad stad, en evenemangsstad och kunskapsstad. Hamnen är störst i Norden men varvseran är över. På gammal industrimark byggs nya stadsdelar. Staden fortsätter att förändras. QARNIGII 1600 -AAD Waxaa la aasaasey Göteborg 1621kii. Waxaa Iswiiden ka caawiyey in ay dhisto dhulkan dhooqada badan wadanka Holland Waxaa ay noqotey magaalo loo degey si deg deg ah oo leh biyo mareeno, guryo ka dhisan loox, kaniisado iyo dar- biyo dhaadheer oo loo isticmaalo gabaad ahaan. QANIGII 1700 -AAD Göteborg waa magaali milateri iyo mid ganacsiba. Maraakiibtu wey yimaadaan weyna ka safraan, qaar ka mid ahi waxey aadaan ilaa iyo Shiinaha. Waxaa la maqlayaa marka jidadka la marayo af Ingriis iyo af Faransiis. Laakiin magaalo ka dhisan loox ama alwaax waa mid leh halisteeda. Magaaladuna waxa ay gubatey marar badan! QARNIGII 1800 -AAD Magaaladu waxa ay u baahantahay in ay korto ama kobocdo. Darbiyadii magaalada ku xeersan waa la dumi- yey. Waxaa la dhisey warshado, dad badana ayaa u soo guureen halkan. Göteborg waxa ay yeelatey wado tareen, waxaa loo sameeyey biyo galin, waxaa ay yeelatay isbitaal, maktabad, jaamacad iyo jidkii tareenka ee ugu horeeyey ee dhex mara magaalda. QARNIGII 1900 -AAD Göteborg waa magaalo shaqo. Waxaa laga dhisay warshado waawey oo lagu sameeyo maraa- kiibta, baabuurta, qalabka elekta- roonikada iyo daawooyinka. Ma- gaaludu aad bey u kortey. Waxaa dhismey nawaaxiyo cusub. Qaybihii gaboobey ee magaalada waa la dumiyey ama waa la dayac tirey. Dad badan oo dunida dacaladeeda ka yimid ayaa magaalada yimid kuwaas oo ka soo galay xaga bada QARIGII 2000 -AAD Göteborg waa magaalo kala qoqoban, magaalo lagu qabto munaasibado kala duwan iyo ma- gaalo aqooneed Dekadu waa tan ugu weyn waqooyiga Yurub laakiin cahdigii dhismaha maraakiibtu wuu dhamaadey. Dhulkii ay warshaduhu ku ooli jireen waxaa laga dhisay xaafado cusub. Isbedelkii magaa- laduna wuu sii socdaa. Minnen från olika tider finns gömda i stadens byggnader, gator och torg. De kan väckas till liv igen genom berättelser, vandringar och möten. Det du håller i din hand är en introduktion till Göteborgs historia. Här finns en karta med stopp på betydelse- fulla platser, och en tidslinje över Göteborgs historia. Välkommen att följa med på vandringen! Xasuusaha wakhtiyo kala duwan ayaa ku qarsoon dhismayaasha kala duwan ee magalada, jidadka iyo suuqyada. Sheekooyinkaas, socdaalkaas iyo kulumada- asi waxay dib u soo nooleeyn karaan xasuuso badan. Waxa aad hadda gacantaada ku hayso waa hordhack ku saabsan taariikhda Göteborg. Halkan waxaa ku yaala khariidad la joogsado oo ay ku xusan yihiin goobo aad u qiimo badan leh oo ku yaala badhtamaha magaa- lada, iyo wakhtiga dhacdooyinka(tidslinje) ee magaalda Göteborg Ku soo dhawoow inaad soo raacdo socodka! Bild: Elia s M artin, C arls p o rt e n , 17 8 7 Bild : B a z ar b r o n, 1 9 0 1 Bild: G uld h e d e n, 1 9 5 2 Bild: S eroj G haz aria n , H a m m a r k u lle k a r n e v a le n 2 0 1 4 Bild: Hector Loffman, 1669 HEJ GÖTEBORG – STADSVANDRING PÅ SVENSKA OCH SOMALISKA NABAD GÖTEBORG – SOCODKA MAGAALADA OO AH AF ISWIDHISH IYO AF SOOMALI SOMALISKA / AF SOOMALI

TIDSLINJE – WAKHTIGA SOMALISKA / AF SOOMALI ......Wabiga Göta (Göta älv) waa jidka Iswiiden ee u baxda xagga galbe-edka Yurub ee alaabta iyo maraa-kiibta dagaalku ay maraan Wabigu

  • Upload
    others

  • View
    3

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: TIDSLINJE – WAKHTIGA SOMALISKA / AF SOOMALI ......Wabiga Göta (Göta älv) waa jidka Iswiiden ee u baxda xagga galbe-edka Yurub ee alaabta iyo maraa-kiibta dagaalku ay maraan Wabigu

WAKHTIDIGII KA HOREEYEY GÖTEBORGGobolka Bohus (Bohuslän) waxa ay ka tirsaneyd Noorwey. Halland waxaa ay ka tirsaneyd Danmark. Wabiga Göta (Göta älv) waa jidka Iswiiden ee u baxda xagga galbe-edka Yurub ee alaabta iyo maraa-kiibta dagaalku ay maraan Wabigu wuxuu u baahanyahay qalcad laga difaaco.

TIDEN INNAN GÖTEBORGBohuslän tillhör Norge. Halland till-hör Danmark. Göta älv är Sveriges väg västerut i Europa för varor och krigsskepp.Älven behöver skyddas av en borg.

TIDSLINJE – GÖTEBORGS HISTORIA I KORTFORMAT

WAKHTIGA DHACDOOYINKA (TIDSLINJE)– EE TAARIIKHAD GÖTEBORG OO LA SOO KOOBEY

1600-TALGöteborg grundas 1621. Sverige tar hjälp av Holland för att bygga på den leriga marken. Det blir snabbt en befolkad stad med kanaler, trähus, kyrkor och höga befästningsmurar.

1700-TALGöteborg är en militärstad och handelsstad. Skepp kommer och far, några åker ända till Kina. Engelska och franska hörs på gatorna. Men en stad byggd av trä är sårbar. Staden brinner gång på gång!

1800-TALStaden behöver växa. Murarna runt staden rivs. Fabriker byggs och fler människor flyttar hit. Göteborg får järnväg, vatten-ledningar, sjukhus, bibliotek, universitet och sin första spår-vagnslinje.

1900-TALGöteborg är en arbetarstad. Stora industrier tillverkar fartyg, bilar, elektronik och mediciner. Staden växer kraftigt. Nya förorter byggs. Äldre delar rivs eller rustas upp. Människor från hela världen kommer till staden vid havet.

2000-TALGöteborg är en segregerad stad, en evenemangsstad och kunskapsstad. Hamnen är störst i Norden men varvseran är över. På gammal industrimark byggs nya stadsdelar. Staden fortsätter att förändras.

QARNIGII 1600-AADWaxaa la aasaasey Göteborg 1621kii. Waxaa Iswiiden ka caawiyey in ay dhisto dhulkan dhooqada badan wadanka Holland Waxaa ay noqotey magaalo loo degey si deg deg ah oo leh biyo mareeno, guryo ka dhisan loox, kaniisado iyo dar-biyo dhaadheer oo loo isticmaalo gabaad ahaan.

QANIGII 1700-AADGöteborg waa magaali milateri iyo mid ganacsiba. Maraakiibtu wey yimaadaan weyna ka safraan, qaar ka mid ahi waxey aadaan ilaa iyo Shiinaha. Waxaa la maqlayaa marka jidadka la marayo af Ingriis iyo af Faransiis. Laakiin magaalo ka dhisan loox ama alwaax waa mid leh halisteeda. Magaaladuna waxa ay gubatey marar badan!

QARNIGII 1800-AADMagaaladu waxa ay u baahantahay in ay korto ama kobocdo. Darbiyadii magaalada ku xeersan waa la dumi-yey. Waxaa la dhisey warshado, dad badana ayaa u soo guureen halkan. Göteborg waxa ay yeelatey wado tareen, waxaa loo sameeyey biyo galin, waxaa ay yeelatay isbitaal, maktabad, jaamacad iyo jidkii tareenka ee ugu horeeyey ee dhex mara magaalda.

QARNIGII 1900-AADGöteborg waa magaalo shaqo. Waxaa laga dhisay warshado waawey oo lagu sameeyo maraa-kiibta, baabuurta, qalabka elekta-roonikada iyo daawooyinka. Ma-gaaludu aad bey u kortey. Waxaa dhismey nawaaxiyo cusub. Qaybihii gaboobey ee magaalada waa la dumiyey ama waa la dayac tirey. Dad badan oo dunida dacaladeeda ka yimid ayaa magaalada yimid kuwaas oo ka soo galay xaga bada

QARIGII 2000-AADGöteborg waa magaalo kala qoqoban, magaalo lagu qabto munaasibado kala duwan iyo ma-gaalo aqooneed Dekadu waa tan ugu weyn waqooyiga Yurub laakiin cahdigii dhismaha maraakiibtu wuu dhamaadey. Dhulkii ay warshaduhu ku ooli jireen waxaa laga dhisay xaafado cusub. Isbedelkii magaa-laduna wuu sii socdaa.

Minnen från olika tider finns gömda i stadens byggnader, gator och torg. De kan väckas till liv igen genom berättelser, vandringar och möten. Det du håller i din hand är en introduktion till Göteborgs historia.Här finns en karta med stopp på betydelse-fulla platser, och en tidslinje över Göteborgs historia.

Välkommen att följa med på vandringen!

Xasuusaha wakhtiyo kala duwan ayaa ku qarsoon dhismayaasha kala duwan ee magalada, jidadka iyo suuqyada. Sheekooyinkaas, socdaalkaas iyo kulumada-asi waxay dib u soo nooleeyn karaan xasuuso badan.Waxa aad hadda gacantaada ku hayso waa hordhack ku saabsan taariikhda Göteborg.Halkan waxaa ku yaala khariidad la joogsado oo ay ku xusan yihiin goobo aad u qiimo badan leh oo ku yaala badhtamaha magaa-lada, iyo wakhtiga dhacdooyinka(tidslinje) ee magaalda Göteborg

Ku soo dhawoow inaad soo raacdo socodka!

Bild: Elias Martin

, Carls

porte

n, 17

87

Bild: B

azar

bron

, 190

1 Bild: G

uldhe

den,

1952

Bild: Seroj Ghazaria

n, Ham

mar

kulle

karn

eval

en 2

014

Bild: Hector Loffman, 1669

HEJ GÖTEBORG – STADSVANDRING PÅ SVENSKA OCH SOMALISKANABAD GÖTEBORG – SOCODKA MAGAALADA OO AH AF ISWIDHISH IYO AF SOOMALI

SOMALISKA / AF SOOMALI

Page 2: TIDSLINJE – WAKHTIGA SOMALISKA / AF SOOMALI ......Wabiga Göta (Göta älv) waa jidka Iswiiden ee u baxda xagga galbe-edka Yurub ee alaabta iyo maraa-kiibta dagaalku ay maraan Wabigu

GÖTEBORG BERÄTTAR Göteborg fyller 400 år. 400 år av mångkultur och influenser från hela världen. Inför jubileet frågade staden om göteborgarnas idéer. Många ville då lyfta fram stadens historia och berättelserna om Göteborg. Med detta som utgångspunkt startade projektet Göteborg berättar.  I projektet vill vi dela kunskap och berättelser med varandra om den plats vi bor på. Walk with me är en del av detta projekt. Denna stadsvandring är därför den första i en serie stadsvandringar som kommer att lyfta fram olika perspektiv på Göteborg under åren som kommer.

För att läsa mer om Göteborgs jubileum: www.goteborg2021.comGöteborgs stadsmuseum: www.goteborgsstadsmuseum.se Stadsvandringen är framtagen i samarbete med Social resursförvaltning: www.goteborg.se/integrationscentrum

KA SHEEKEE GÖTEBORG (GÖTEBORG BERÄTTAR) Göteborg waxaa ay buuxineysaa 400 oo sano. 400 oo sano oo ay dhaqano badan oo ka kala yimid dunida dacaladeedu ay saameyn weyn ku yeesheen. Diyaar galowga dabaal degan sanad guurada ayaa ay mgaaladu weydiisey dadweynaha reer Göteborg fikirkooda Waxaa ay markaa dadwene badan oo reer Göteborg ahi ay rabeen in la muujiyo taariikhda magaalada iyo sheekooyinka ka hadlaya Göteborg. Iyadoo arinkaas laga duulayo ayaa waxaa la bilaabey mashruuca ka sheekee Göteborg (Göteborg berättar). Waxaa ay mashruucaas ulajeedadiisu tahay in aan isla wadaagno dadweynaha aqoonta iyo sheekooyinka Waxa ku saabsan meesha aan deganhay. Walk with me waa qayb ka mid ah tani. Sidaas awadeed ayuu socdaalkani lagu maryo magaaldu uu ahaanayaa socdaalkii ugu horeeyey oo ah kuwo taxane ah oo lagu marayo magaalada, kaas oo lagu muujin doono muuqaalo kala duwan oo ku saabsan Göteborg sanadaha inagu soo fool leh

Si aad u akhrisato macluumaad badan oo ku saabsans sanad guurada Göteborg: www.goteborg2021.com Maxfadak magaalad Göteborg: www.goteborgsstadsmuseum.se Socodka magaalada waxaa soo saarey is kaashi lala sameeyey maamulka khayraadka bulshada (Social resursförvaltning): www.goteborg.se/integrationscentrum

1. maktens centrum Vi börjar vandringen på Gustav Adolfs torg. En gång hette det Stora torget och var en plats för marknader. Intill torget ligger Stora Hamnkanalen. Där kom varor in till Göteborg under lång tid. På torget står en staty av Gustav Adolf, den kung som grundade Göteborg år 1621. Idag har Göte-borgs politiker sina kontor runt torget. Här hålls även demonstrationer och manifestationer.

6 lix. rosenlund iyo vallgravenWaxaa bilowgii magaalada Göteborg ku xeersanaa darbiyo dhaad-heer. Markii darbiyadaas la dumiyey bilowgii qarnigii 1800-aad waxaa laga dhisay meshii darbiyadaasi ka dhisnaan jireen suuqyo, guryo iyo barxado. Halkan vallgravenka waxaa agtiisa laga dhisay suuq lagu kala iibsado ama gato kaluunka ama malayga, oo xitaa maantadan aan joogno waa laga soo iibsan karaa kaluun ama malay kaniisada malayga (Feskekörka). Guniga waxaa mabaaasi loogu bixiyey maa-daama dhismuhu uu u egyahay kaniisadihii hiri hirey qarnigii dhexe.

6. rosenlund och vallgravenRunt Göteborg fanns från början höga murar. När murarna revs under 1800-talet byggdes torg, hus och parker där murarna varit. Här vid vallgraven byggdes ett torg för handel med fisk, och ännu idag går det att köpa fisk i Feskekörka. Huset kallas så för att det liknar en medeltida kyrka.

2. kronhuset och emigranternaKronhuset är ett av Göteborgs äldsta hus och är från mitten av 1600-talet. Från början var det ett förråd för den svenska militären. Kvarteren här är även viktiga för historien om den svenska emigrationen. Åren 1840–1930 flyttade 1,3 miljoner svenskar till Amerika. Många passerade här, på väg från tågstatio-nen ner till skeppen.

7 todobo. kulanka dhaqanka (kulturmöten)Waxaan hadda u dhaqaaqeynaa dhankaas iyo xaafado dhaqanku aad ugu badanyahay. Goobta Espranto (Esperantoplatsen) waxaa agtiisa ku yaal gole murti iyo madadaalo iyo kafateeriyada luqada (språkkafé). Guriga bakhaarka (Lagerhuset) waxaa ku yaala guri dhaqan oo loogu talogalay dhalinyarta, guri suugaaneed iyo meherad loogu talo galay shaqaalaha dhaqanka iyo sugaanta. Shineemda Draken waxaa sanad kasta lagu qabtaa bandhig filimeed, halkaasoo lagu soo bandhigo filimo lagu sameeyey dunida dacaladeeda oo dhan.

7. kulturmötenNu rör vi oss i kvarter med mycket kultur. Vid Esperantoplatsen finns teater och ett språkkafé. I Lagerhuset finns ett kulturhus för unga, ett litteraturhus, och verksam-heter för kulturarbetare. På biografen Draken är det filmfestival varje år, där det visas film från hela världen.

3. göteborgs stadsmuseum i ostindiska husetOstindiska huset byggdes på 1700-talet. Då an-vändes det som kontor och magasin för Ostindis-ka kompaniet. Kompaniet handlade med Indien och Kina. Idag finns Göteborgs stadsmuseum i huset. Museet har utställningar om Göteborgs historia, men berättar även om Göteborg idag.

8 sideed. xaafada ururka shaqaalaha (arbetarrörelsens kvarter)Suuqa birtu (Järntorget) waa faras magaalihii hore ee ururka shaqaalaha ee magaalada Göteborg. Goobta Olof Palme waxaa loogu magac daray Ra’iisul Wasaarahii hore ee ka tirsanaa xisbiga shaqaalaha. Waxaa suuqa dhinaciisa ku yaala guriga dadweynaha (Folkets hus) iyo ururka waxbarshada ee shaqaalaha (Arbetarnas bildningsförbund). Suuqa birta waxaa loogu magac daray, waxaa ku ooli jireye miisaanka birta. Waxaa miisaankaas lagu cabiri jirey dhamaan birta iswiidhiska ee loo rarayo dunida dacaladeeda oo dhan.

8. arbetarrörelsens kvarterJärntorget är arbetarrörelsens gamla centrum i Göteborg. Olof Palmes plats är döpt efter en social demokratisk statsminister. Vid torget ligger Folkets hus från mitten av 1900-talet och Arbetarnas bildningsförbund. Järntorget har sitt namn efter att här fanns en järnvåg. På den vägdes allt svenskt järn som skulle skeppas ut i världen.

4. domkyrkan och kungsgatanGöteborgs domkyrka är från 1800-talet. På samma plats låg även stadens första kyrka. Den var av trä och byggdes på 1600-talet. Bredvid kyrkan går Kungs-gatan – Göteborgs gamla huvudgata.

9 sagaal. xaafada haga (stadsdelen haga) – nawaaxigii ugu horeeyey ee magaalada göteborgs Haga waxa ay ahayd xaafadii ugu horeysey ee laga dhiso meel ka yara baxsan darbiyada magaalada Göteborg, qarnigii 1600-aad. Haga waxaa ku yaala guryaha ”beel daajiyaha magaalada” ”lands-hövdingehus”, taasoo ay Göteborg caan ku tahay. Qarnigii 1900-aad ayaa la dumin lahaa guryahaas maadaama loo arkayey in uu gaboo-bey oo uusan ku habooneyn xaafada. Waxaase markaas banaan-baxay reer Göteborg si uu Haga ugu sii yaalo meeshiisa.

9. stadsdelen haga – göteborgs första förortHaga var den första stadsdel som bygg-des utanför Göteborgs murar, redan på 1600-talet. I Haga finns ”landshövdinge-hus”, typiska för Göteborg. På 1900-talet skulle husen rivas. De var för gamla och för omoderna. Då protesterade göteborg-arna, för att Haga skulle få finnas kvar.

5.pedagogenHuset som kallas Pedagogen byggdes en gång som sjukhus. Idag utbildas studenter som ska bli lärare här. Pedagogen är en del av universitetet, som ligger spritt över staden. Hvitfeldtsplatsen har sitt namn efter Margareta Hvitfeldt. Hon var en förmögen kvinna som skänkte bort allt hon ägde, för att göra det möjligt för fler barn att gå i skolan.

10 toban. caabigataashka (skansken kronan) – muuqaalka kore ee magaalada!Laga soo bilaabo caabiga taashka (Skansen Kronan) waxaan kor ka arkeynaa muuqaalka guud ee Göteborg. Caabigu (Skansen) waa minaarad laga difaaci lahaa magaalada. Wali wey ku taala meeshaas laga soo bilaabo ilaa waagii ay magaalada Göteborg ahayd magaalooyinka ugu qalcadaha adag qaarada Yurub Wali waxaa ku sii yaala darbiga dal dalooladii loogu talo galay madaafiicda. Waxaa uu magacii-su ka soo jeedaa taashka boqorka ee ku yaala saqafka. Olskroken waxaa ku yaala caabi (skansen) kale oo lagu magacaabo caabiga libaaxa (Skansen Lejonet).

10. skansen kronan – utsikt över stadenFrån Skansen Kronan har vi utsikt över Göteborg. Skansen är ett torn som skulle försvara staden. Det är kvar från den tiden då Göteborg var en av de starkast befästa städerna i Europa. Det finns fortfarande gluggar för kanoner i murarna. Sitt namn har den av kungakronan på taket. I Olskro-ken ligger en skans till som kallas Skansen Lejonet.

2

3

4

5

6

7

8

9

10

1

NORRA HAMNGATAN

KORSG

ATAN

JÄRN

TORG

SGAT

AN

VÄSTRA

HA

MN

GATA

N

KUNGSGATAN

NYA ALLÉN

ÖSTRA

HA

MN

GATA

N

KUNGSPORTSAVENYN

CENTRALSTATIONEN

AG

Central-stationen

Brunns-parken

Nordstaden

Kungsports-platsen

MASTHUGGETMASTHUGGETGET

TADENDVASAVAS STAASTADEN

GÖTA Ä

LV

HÄNG MED PÅ VÅR STADSVANDRING I CENTRALA GÖTEBORG!

SOO RAAC SOCODKAYAGA DHEER EE BADHTAMAHA MAGAALADA GÖTEBORG!

1  6

 2

 3  8

  7

 94

 5 10

1 kow. udub dhexaadka awooda Waxaan socodka ka bilaabeynaa barxada ama suuqa (Gustav Adolfs torg). Waxaa waagii hore lagu magacaabi jirey suuqa weyn (Stora torget) oo wuxuu ahaa goob wax lagu kala iibsado ama gato. Waxaa suuqa (toget) agtiisa ku yaala dekadda biyo mareenka weyn (Hamnkanalen). Waxaa halkaas mudo aad u dheer ka soo dagi jirey alaabaha kala duwan ee ku wajahan magaalada Göteborg. Waxaa kale oo suuqa (torget) ku yaala taalada boqor Gustav Adolf, boqorkii aasaasey ma-gaalad Götebor sanadkii 1621. Xafiisyada siyaasiyiinta magaala göteborg waxaa ay maanta ku yaalaan meelaha ku xeersan suuqa ama baraxada (torget). Waxaa kale oo isla goobtaan lagu qabtaa banaan baxyada iyo baaqyada (manifestationer).

2 labo. guriga taashka (kronhuset) iyo muhaajiriinta Guriga taashku (Kronhuset) waa mid ka mid ah guryaha u qadiimisan guryaha ku yaalaa magaalada Göteborg, waxaana la dhisay badhtamihii qarnigii 1600aad. Wuxuu bilowgii gurigani maqaasiin u ahaa ciidama mi-latariga ee Iswiidhishka. Xaafadani waxaa kale oo ay muhiim u tahahay taariikhda qaxii ama haajirkii iswiidhishka Sanadihii 1840-1930 waxaa u qaxay qaarada maraykanka 1,3 milyan oo iswiidhish ah. Qaar badan oo dadkaas ka mid ahi waxaa ay sii dhex mareen halkan, marka ay ka soo dagaan tareenada ee ay ku sii jeedaan maraakiibka.

3 sadex. maxfalka magaaala göteborg ee ku yaala guriga ostindiska (ostindiska huset) Guriga Ostindiska waxaa la dhisay qanigii 1700-aad Waxaana waagaa loo isticmaali jirey xafiisyo iyo maqaasiino ama bakhaaro ay iska leeyiin is-kaashtada bariga Hindiya.(Ostindiska kompaniet). Iskaashatooyinkaasi waxa ay xidhiidh ganacsi la lahaayeen Hindiya iyo Shiinaha. Waxaa ma-anta gurigaas ku yaala maxfalka magaalada Göteborg. Waxaa maxfalka lagu soo ban dhigaa taariikhda magaalada Göteborg, waxaa kale oo xitaa lagaga sheekeyaa xalaada maanta ay ku jirto magaalada Göteborg.

4 afar. kaniisada sare (domkyrkan) iyo jidka boqorka (kungsgatan)Kaniisada sare (domkyrkan) ee magaalada Göteborg waxaa la aas aasay qarigii 1800-aad. Waaxaa kale oo xitaa isla goobtaas ku yaalay kaniisadii ugu horeysey. Waxaa ay ka dhisneyd loox ama alwaax waxaana la dhiasay qarinigii 1600-aad Waxaa kaniisada bar-barkeeada mara jidka boqorka (Kungsgatan) – kaas oo ahaa jidkii hore ee ugu weynaa magaalada Göteborg.

5 shan. barre (pedagogen)Gurigaa lagu magacaabo Barraha (Pedagogen) waxaa loo dhisay inuu ahaado isbitaal. Maanta waxaa meeshan wax lagu baraa ar-dayda noqoneysa macalimiinta. Barruhu (Pedagogen) waa qayb ka mid ah jaamacada, taas oo magaalada guud ahaan ugu faaf-san si teel teel ah. Goobta Hvitfeldt (Hvitfeldtsplatsen) waxaa loogu magac daray Margareta Hvitfeldt. Waxaa ay ahayd hawe-eney aad qani u ah oo ku deeqday hantidii aya lahayd oo dhan si ay caruur badan fursad ugu helaan in ay dhigtaan dugsiyada.