8
Gudaha Wacyi-geliye u Adeega Da’yarta HIV/AIDS-ka iyo dhallinyarada.................................... 2 Gabdhaha iyo waxbarashada.........3 Dhibaatooyinka dhallinyarada Somaliland haysta.............................5 Faa’iidooyinka ciyaaraha.............................................. 4 Jawaabaha Dhakhtar KOOR...................................... 6 Nasteexaynta HIV(Counselling).................7 Odhaahda Sawirka................ 8 VOL: 22 NO. 27 Somaliland October 2008 Eeg bogga 2 aad Waxaa isku soo duba-riday Ururka HYDA waxaana dhaqaale ahaan ka taageeray Hay’adda UNICEF HIV kuma gudbo siyaabahan: Is gacan qaadka Qufaca ama hindhisada Meel wada seexashada Wax wada cunida Wada isticmaalka suuliyada Meel ku wada maydhashada Dhar wada xidhashada Wax wada dhigashada . Ma aha in la moodo in fayraskani ku gudbo xidhiidhka caadiga ee qofka la nool HIV lagula sameeyo guriga iyo shaqada. Siyaasadda horumarinta dhallinyarada Somaliland ka soo qayb galayaashii tababarka Waxa Maalintii Sabtidii oo ku beegnayd 25 October 2008 ka furmay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa shir balaadhan oo lagaga doodayey siyaasada dhallinyarada Somaliland. Shirkan waxa soo qaban qaabiyey wasaarada dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland, waxaana maalgaliyey hay’adda UNICEF. Shirkan oo socday mudo laba cisho ah ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirka

Wacyi-geliye u Adeega Da’yarta Somaliland Gudaha 2008.pdf2 Wargeyska KOOR October 2008 Samiira Jamac HIV/AIDS-ka iyo Dhallinyarada Axmed C/laahi (Dawlo) Xanuunkani waa xanuun ku

  • Upload
    others

  • View
    19

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

GudahaWacyi-geliye u Adeega Da’yarta

HIV/AIDS-ka iyodhallinyarada.................................... 2

Gabdhaha iyo waxbarashada.........3

Dhibaatooyinka dhallinyaradaSomaliland haysta.............................5

Faa’iidooyinkaciyaaraha.............................................. 4

Jawaabaha DhakhtarKOOR......................................6

NasteexayntaHIV(Counselling).................7

Odhaahda Sawirka................8

VOL: 22 NO. 27 Somaliland October 2008

Eeg bogga 2aad

Waxaa isku soo duba-riday UrurkaHYDA waxaana dhaqaale ahaan ka

taageeray Hay’adda UNICEF

HIV kuma gudbo siyaabahan: Is gacan qaadka Qufaca ama hindhisada Meel wada seexashada Wax wada cunida Wada isticmaalka

suuliyada

Meel ku wadamaydhashada

Dhar wadaxidhashada

Wax wadadhigashada .

Ma aha in la moodo infayraskani ku gudboxidhiidhka caadiga eeqofka la nool HIVlagula sameeyo gurigaiyo shaqada.

Siyaasadda horumarintadhallinyarada Somaliland

ka soo qayb galayaashii tababarkaWaxa MaalintiiSabtidii oo kubeegnayd 25October 2008 kafurmay HotelAmbassador eemagaalada Hargeysashir balaadhan oo

lagaga doodayeysiyaasadadhallinyaradaSomaliland. Shirkanwaxa soo qabanqaabiyey wasaaradadhallinyarada iyociyaaraha

Somaliland, waxaanamaalgaliyeyhay’adda UNICEF.Shirkan oo socdaymudo laba cisho ahayaa waxa ka sooqayb galay wasiirka

2 Wargeyska KOOR October 2008

Samiira JamacHIV/AIDS-ka iyo DhallinyaradaAxmed C/laahi (Dawlo)Xanuunkani waa xanuun ku cusub dunida.Xanuunkani waa xanuun dadka qaar ka aaminsanyihiin fikrado khaldan, laakiin xanuunkani waaxanuun lala noolaan karo, sidoo kale waxa uu lamid yahay xanuunadan caadiga ah ee qaarkooddadku u dhintaan. Hadaba waa ayo dadka halistaugu jiraa? Xanuunkan qofkastaa bini aadam ahihalis wuu ugu jiraa laakiin dhallinyarada ayaa uguhalis badan in ay qaadaan, maxaa yeelaydhallinyarnimadu waa wakhtiga ugu fir-fircoonyahay qofku, ka fiirsashadiisuna aad uhooseyso. Hadaba xanuunkan wadamada qaar ayuuku badanyahay, gaar ahaan kuwa Saxaraha Afrikaka hooseeya.

Siyaasadda horumarinta dhallinyarada SomalilandKa yimid boggaaad

dhallinyarada iyociyaaraha Somaliland,agaasimaha qaytadhallinyarada eewasaarada dhallinyaradaiyo ciyaaraha,gudoomiyaha dalladadhallinyarada ee SONYO,madaxda sare ee hay’addaUNICEF, ururadadhallinyarada ee hoosyimaada dallada SONYOiyo dhallinyaro ka kalasocotay qaybaha kaladuwan ee bulshada.Ugu horeyn waxaa shirkaaka hadlay wasiirkadhallinyarada iyociyaaraha MudaneMaxamuud SiciidMuxumed, waxaanu yidhi“ugu horeyn waxaa mahadiska leh Ilaaha weyn eeinoo suurto galiyey in aynuinaga oo nabad qabnahalkan iskugu nimaadno,waxaan u mahadnaqayaadhamaan ka sooqaybgalayaasha shirkan,waxaanan idiinka mahadcelinaynaa sidamasuuliyada dareenka lehee aad wakhtigiinii ugu soohurteen hawshan. Arintanaynu maanta u fadhino ooah dhamaystirka siyaasadaqaran ee dhallinyaradawuxuu fikirkeedubilawday dhawr sano kahor, markaasoo aanudareeney in ay muhiimtahay in la sameeyosiyaasadii guud eedhallinyarada Somaliland.Siyaasada qaran eedhallinyarada Somalilandwaxa lagu curiyey iskaashiiyo dedaalo ay sameeyeenhay’adda UNICEF,wasaarada dhallinyaradaiyo ciyaaraha iyo ururadadhallinyarada Somaliland.Siyaasadani waa mid ay kaqayb qaateen dhamaandhallinyarada goboladaSomaliland oo dhan, kanaturjumaysa rabitaankadhallinyarada.” Wasiirka

oo ka hadlayey siyaasadacusub ee dhallinyaradaSomaliland cidda ay uadeegi doonto, waxa uuyidhi “siyaasadani waxaay u adeeegi doontaaguud ahaan dhallinyaradaSomaliland, waxaaneyahmiyad gaar ah siindoontaa qaybahadhallinyarada ee ay kamidka yihiin:

1. Dhallinyarada kunool miyiga

2. Agoomaha iyokuwa jilicsan

3. Dhallinyaradanaafada ah

4. Dhallinyarada lanool HIV/AIDS-ka

5. Dhallinyaradagabdhaha ah

6. Dhallinyaradashaqo la’aantuhaysato

7. Dhallinyarada latakooro

8. Dhallinyaradaiskuulada aandhigan

9. Iyo dhallinyaradagudaha ka soobaro kacaye”

Agaasimaha qaybtadhallinyarada eewasaarada dhallinyaradaiyo ciyaaraha SayidCumar oo isaguna shirkanka hadlay ayaa waxa uuka waramey marxaladihiikala duwanaa ee ay soomartay wasaaradu iyoahmiyada ay leedahay indhallinyarada loosameeyo siyaasad lagudhaqi karo. Waxaanuyidhi “wasaaradadhallinyarada iyociyaaraha waxaa la aas-aasay 20-kii February2000, markii la arkeymuhiimada aydhallinyarada u leedahayhorumarka dalkaSomaliland ee dhinacyadawaxbarashada iyodhaqaalahaba .Laga soobilaabo 2002 waxay

wasaaradu ku talaabsatayhorumar la taaban karo,iyada oo la kaashanaysahay’addaha caalamiga ahoo ay hormood u tahayhay’adda UNICEF.”Ugu danbayntii, waxa uuagaasimihu kuladardaarmey dhallinyaradain aaney ka caajisinwaxqabadkooda oo ayhalkaas ka sii wadaan.Waxaa kale oo shirweynahaa ka hadasheyNasko Hosaka oo ka tirsanhay’adda UNICEF. Naskooo ku dheeraateymuhiimada ay leedahay indhallinyarada siyaasad loosameeyo, ayaa waxa aytidhi “Dhinaca kale, waxaa shirweynahaa ka hadashey

Nasko Hosaka oo ka tirsanhay’adda UNICEF. MissNasko oo ku dheeraataymuhiimada ay leedahay indhallinyarada Somalilandsiyaasad cad oo lagu dhaqoloo sameeyo ayaa waxaytidhi “dadka reerSomaliland waa laguqiyaasaa in ay yihiin 3million iyo 7 boqo oo kun,70% dadkaas ka mid ahiwaa dad da’doodu kahooseyso 30 jir,mustaqbalka Somaliland-na waxa uu ku xidhanyahay dhallinyaradaas.UNICEF-ahaana waxaanudiyaar u nahay in aanu lashaqayno”Waxa iyaguna gaba-gabadii shirkaas ka hadleyKamel oo ka soday ICNYP

October 2008 Wargeyska KOOR 3

Dhallinyarada iyo QaadkaC/shakuur Dayib Aadan

Sida aynu la wadasocono, beryahandambe waxaa dalkeenaku balwadaha aadka uxun-xun ee ay uguhoreeyaan qaadka iyosigaarku. Hadabaarintan oodhallinyaradabadankeeda saamaysayayaa waxa ay faro baasku haysaa dhamaanbulshada. Hadabaanigu waxaanaaminsanahay inqaadku yahay sheyga

ka hortaagandhallinyaradeenahorumarka, maxaayeelay marka qofkii uumeesha uu 2-daduhurnimo fkaadhiistoka kacayo 12-habeenimo, goormaayuu wax qabsan ayaadu malaynaysaa? Sidookale lacagta ku baxdamaalin kasta haddii uuku xisaabtamana waxaay noqon lahayd lacagwax ku ool ah.Gaba-gabadii waxaandhallinyarada odhan

lahaa iska daayaqaadka oo ka tanaasulaaynu horumargaadhnee, maxaayeelay maah-maahSoomaaliyeed ayaatidhaahda ‘xaglo laabanxoolo kumayimaadaan.’

Gabdhaha iyowaxbarashadaHoodo Maxamuud Madar

Marka hore waxaansalaamayaa shacabkareer Somalilandmeelkasta oo ayjoogaan. Illaahay ayaamahadda leh; kaasooina tusay dalkeenii oowiilal iyo gabdhabawax baranayaan.Inkasta oo ay imikaaad u soo badanayaandumarka wax barta,hadda ka hor waxa aydumarkeenu ubadnaayeen qaar aanwaxba akhriyin,waxbana aan qorin.Tusaale ahaan xaafadashan caruur ah leh ooay mid ka mid ahi uuyahay wiil, inankaasayaa lala deydeyanayaa meelquraanka lagu baro, kadib iskuul la geynayaa,halka afartii gabdhooday guriga kashaqaynayaan, halka taugu roon ama uguweyn guur lala doondooni jiray. Laakiinimika waa alle mahadiioo si isku mid ah ayaawiilashii iyogabdhihiiba iskuuladaloo geeyaa ooy wax uwada bartaan. Hadabahaddii aynu si qotodheer u sii dhex galnomawduucan,waxbarashadu waawaxa maantaadduunku kuhorumaray eewadamada waaweyniku tartamayaan.Gaba-gabadii waxaandadka reer Somalilandkula taliyaa in ay kawar hayaan goobahawaxbarashada oo ayciyaalkooda iyonafahoogaba geeyaan.

Wax soo saarka dalkaSuhayb Muxumed YoonisWadankasta oo dunidaka mid ah waxa uu kufaanaa wax soosaarkiisa. Hadaba sidaaynu la wada soconodalkeenu waxa uuleeyahay carro dihin ooloo baahan yahay inwax aynu ka beerano.Hadaba waa ayo dadkawax soo saarkasamaynaya ee loogabaahan yahay in aywax beertaan? Runahaantii dadkii loogabaahnaa in ay waxbeertaan oo aydalkooga kashaqaystaan waadigaaarkaya in ay wadatahriibayaan. Hadabama cidbaa inoo maqanoo dad ayaa inta aydibada inoogayimaadaan wax inoobeeraya? Jawaabtu waamaya, ninna gurigiisameel uga fiican majirto. Sida aan la wadasocono wadan kastaaimika waxa uu isku

koobay wixii uu soosaareyey sida aan lawada soconanawadankeenu waxa uuku xidhan yahaywaxyaabaha aynudibada ka soo dejisano.Sida aan aaminsanahayanigu dadkeenu waakuwa ugu horeeya ee

ugu hor dhimanayahaddii wadankastaabailaashado maciishaddauu soo saarayoGaba-gabadii waxaandhallinyarada kulatalin lahaa waarwadanka dadkiihorumarin lahaa waaidinka ee wax beerta ooxataa haddii aadwaxbarashadii nacdeenmeelihii aad ka sootafiiranteen oo miyigaah ku noqda oo caawiyasi wadankeenuhorumar u gaadho.

Balwadaha iyo AIDS-kaRidwaan Axmed MaxamedSida aynu la wada socono balwaduhu waa sheyaad u xun. Hadaba balwaduhu iskuma wadajiraane, waxaa jira qaar qofka miyirkiisa badalaysida khamriga, qaadka iyo xashiishada. Hadabawaa maxay xidhiidhka ka dhexeeya balwadahaasiyo AIDS-ka? Waxa dhacda in marka qofkamiyirkiisu uu doorsoomo uu ku dhici karowaxyaabo xun xun sida sinada, taas oo u horseedikarta in uu HIV/AIDS qaado.Hadaba ugu danbayntii waxaan dhallinyaradaodhan lahaa ka digtoonaada wax kasta oo idiinhorseedi kara in aad galmo xaaraan ahsamaysaan.

4 Wargeyska KOOR October 2008

Dahabka daadsan dalkeena dooni lagama raacoo tahriib lagama doortoMaxamed C/laahi Biixi

Maanta waxaandoonayaa in aanmaqaalkan kaga hadlodhallinyarada iyocaadooyinka muddadandambe ku soobadanaya dalkeena,kuwaas oo run ahaantiiragaadiyey sidookalena mijo xaabiyeydhallinyaradii dalka.Hadaba balwadahaaswaxaa ka mid ahqaadka, sigaarka ,dhaqan xumada iyotahriibka.Sidaynu la wada soconodhallinyaradu waaseeska ay bulshadu kudunto ama ku dhisantosidoo kalena dalna

dhallinyaro la’aan mataagnaan karo. Hadabaiyada oo ay sidaastahay ayaa waxaberyahan dambe gaarahaan afartii sanno eeu dambeeyey aafeeyeywaxa loo yaqaantahriibka, taas oo aydhallinyaradu kusababeeyeen fursadoshaqo oo aan dalkajirin. Hadaba tahriibka

waxaynu ku fasirikarnaa is miidaaminaan ku dhisnayn caqlifayow oo qoka bilaadamiirka ahi uunaftiisa ku halaynayo.Haddaba su’aasha iswaydiinta lihi waxa aytahay haddii aantahriibo sidaas ma kubadbaadaya? Haddiiseaan dhinto maxaa igagahoreeya Illaahayagtiisa? Xaqiiqdiisu’aashani waa mid uuis weydiin karo qofxisaabtamayaa.Jawaabtu waxa weeyihorta ma kalagaranaysid inaadbadbaadi iyo inaaddhiman. Hadaba haddii

aad dhimato sidaculimadu iskuwaafaqsantahay waa inaanad aakhiro waxbaaanad ku lahayn,maxaa yeelay takoowaad meesha aad utahriibaysaa waawadan gaalaad, talabaadna waa is dilqorshaysan oo aad ukastay, allena waxa uuyidhi “nafihiina hahaligina.”Ugu danbayntii waxaandhallinyarada odhanlahaa waar dalkaidinka ayaa dhisi karaama dumin kara, imikahaddii aad sidaas kusocotaana dalku wuudumayaa.

Ka digtoonow wax kasta oo kuu keeni kara HIVHibo Mahad Maxamuud

Sida aynu la soconowaxa sanadahandambe dunida ku sookordhay kala duwan,kaas oo uu ka midyahay HIV. Hadabasu’aasha is weydiintaleh ayaa waxa ay tahayhalkee ayuuxanuunkani ka soogalay adduunka. Ilaahadda ma cada meeshauu ka yimidxanuunkani, dadkaugu badan ee halistaugu jiraana waadhallinyarada gaarahaan kuwa ku noolqaarada Afrika.HadabaDhibaatooyinka uuxanuunkani ku hayodhallinyarada Afrikawaxaa ka mid ah;

Isaga oo qofkadaciifiya

awoodiisashaqo

inta badantakoor ayaalagula kacaadadka la noolxanuunkan,takoorkaas ooka imanayadhnacabulshadeena.Takoorkuwaxa uu dhicijirey markiiaaney dadku sifiican ufahmin

xanuunkan,laakiindedaalo badanoo hadda lasameeyey ayaawaxaa laguguulaytay in layareeyotakoorka iyofaquuqida.

Hadaba maxaa inalagudboon si aynu ugabadbaadno xanuunkan?Anigu waxaan ku talinlahaa in lagawaantoobo galmadaaan loo aabo yeelin.Marka ay bataan dadkaaan galmada lasamaynaysaa, waxa koru kacaysa khatarta aadugu jirto in aad qaadoxanuunkan.Gaba-gabadii waxaandhallinyarada kulatalin lahaa in ay iskailaaliyaan wax kasta ooHIV/AIDS u keenikara.

Faa’iidooyikaciyaarahaC/naasir Maxamed Nuur

Faa’iidooyinka ciyaarahamaaha mid hal maqaal amalaba maqaal lagu soo koobikaro, laakiin waxa aan iskudayeyaa in aan ka hadlofaa’iidada ku jirta ciyaaraha.Marka koowaad ciyaaruhucaafimaadka jidhka ayey kaqayb qaataan, waxaaneylagama maarmaan u yihiindhamaan xubnaha jidhka.Marka labaad, ciyaaruhumaanta waxaydhallinyarada ka ilaaliyaanbalwadaha oo maanta farobaas ku haya dhallinyarada,balwadahaas oo caafimaadahaan iyo dhaqaaleahaanba dhallinyaradeeniiragaadiyey. Hadaba waxaamaanta nasiib daro noqotayin dhallinyaradii dalkeenumaalinba maalinta kadambaysa ay noqonayaanqaar u go’ay qaad iyo sigaaroo aan mustaqbal dambe kufikirayn, ilaa ay la gaadhoheer aanu bulshada waxsumcada ku yeelan oo uunoqdo qof la dayriyo. Gaba-gabadii waxaan dadkeenakula talin lahaa in aytaageeraan ciyaaraha iyodhamaan wax kasta oodhallinyarada wax looguqaban karo.

October 2008 Wargeyska KOOR 5

Korodhso AqoontaadaC/Raxmaan Saalax Maxamuud

Waxa mahaddakoowaad leh AlleSWT. Intaa ka dibwaxaan jecelahayin aan wax yar kasheego aqoonta.Run ahaantiiaqoontu waxay ukala baxdaaMaadi iyo Diini,labadooduna waalagama maarmaanin aad kadhisnaato.Aqoontu waawaxa aad ku kalagarato waxa xun

iyo waxa fiican,qof bilaa aqoonahina waa ubaxbilaa udgoon ah.Hadaba waxa jirakaabayaal uucilmiga u baahanyahay,kaabayaashaaswaxa ugu horeeyaakhlaaqda. Maah-maah carbeedayaa tidhaahda‘cilmi bilaaakhlaaq ahi, waa

geed bilaa midhoah.’ Hadaba iyadaoo cilmigufaa’idadaasleeyahay, maxaadhallinyaradeeniiu tahriibayaan?Maxaase ayiskuulada ugayaacayaan sobob

la’aan? Kolaysu’aashaasjawaabteedu waawacyi galin ayaanjirin oo ninkiidhallinyaradaahaa waxaa kamaqan dhiirigalinta.Sidaas awgeedwaxaandhallinyaradakula talinyaa in aywax bartaan, kiiwax bartaynacilmigii oo dhanmuu barane siisiyaadsado.

Dhiibaatooyinkadhallinyarada haystaMaxamed Axmed Boon

Sida aynuogsoonahay waxasanadahan danbeku sii badanayadalkeena iyowadamada aynujaarnka nahaybadhibaatooyinbadan kuwaas ooay ka mid yihiintahriibka,balwadaha sidaqaadka iyoSigaarka iwm.Hadaba su’aashameesha taala ayaaah, maxaa sababayain dhallinyaradaniwaxyaabahaas xun-xun la qabatimaan?Sida aynu lasocono dalkeenawaxaa ka jirtaashaqo la’aanbaahsan taas ooqoysaskabadankoogasaamaysay. Hadabatusaale ahaan

marka nin xaas lihiiyo shan ciyaal ahuu caruurtii wax uwaayo, waxa uuisku biimeynayaabadda si uucaruurtacaanahooga Yurubuga soo shaqeeyo.Nasiib darro setaasi badanka madhacdo.Gaba gabadhiiwaxaandhallinyaradaodhan lahaaIllaahay ayaadadka arsaaqay,Illaaha Yurubjoogaana, halkanwuu joogaa ee alleu noqda oo toobadkeena.

Faqrigii I daashaday intaandaaqad ka arkaayo dib umacuno qaadWarsan Cali Muxumed

Sida aynu wadaognahay, waxaberyahan dambeku soo kordhayamagaalooyinkawaaweyn gaarahaancaasimadahamaadooriyayaashaqaadku uguhoreeyo. Hortaqaadku waamaandooriye amadaroogo aad loogaisticmaalo geeskaAfrika iyowadamo kale ooqaarada Afrikasida Ethopia iyoYemen. Hadabaka ganacsigaqaadka ayaa

waxaa ku dhisanqoysas badan.hadaba waxaadhibaatooyinkiisaka mid ahdhaqaale bur-burin ku dhacaqoysas badan ooreer Somalilandah ilaa ay faqriku dambeeyaan.Hadaba waxaankula talin lahaadhallinyaradareer Somalilandin ay iskailaaliyaanqaadka, Sigaarkaiyo wax kasta oocaafimaadkaqofka wax udhimaya.

Akhri ooha qoslinHodan Jaamac Nuux

Ninbaa wuxuulahaa dameer uu kushaqaysan jiray.Maalin maalmahaka mid ah ayaawaxa soo dabadhaqaaqay laba ninoo tuug ah. Labadiinin mid ka mid ahayaa inta dameerkiixadhiga ka furayisagu qoorta iskagaxidhay. Cabaarmarkii uu socdayninkii dameerkalahaa ayaa waxa uueegay xagiisadambe, waxa uuarkay nin qoortakula jira xadhigiidameerka oo uuhogaaminayo.Ninkii dameerkalahaa ayaaweydiiyey oo kuyidhi waar maxaadahayd. Dabadeednaninkii ayaa ugujawaabay waxa aancaasiyeyhooyeyday,dabadeedna way Ihabaartay oo waxaay igu habaartay inaan dameer noqdo,hadana waantoobad keenay ooalle waa uu Icafiyey. Ninkiidameerka lahaawaa uu iska siidaayey isaga ooyaaban. Maalinkale ayaa isaga oosaylada ku sii socdaoo dameer soo iibsois leh ayaa waxa uuarkay ninkii oosaylada jooga,markaasaa inta uuu soo dhawaadayku yidhi “waleedib kuumaiibsado”

Doctor

J

S

J

6 Wargeyska KOOR October 2008

Jawaabaha Dhakhtar KOOR

J

S S

JS

Dunida Halkee Ayuu HIV IyoAIDS Ka Jiraan?

HIV iyo AIDS waxa ay kajiraan dhamaan qaaradahadunida. Dal kasta oo katirsan dunida waxa laga helikaraa dad qaba HIV/AIDS ooka kooban dhamaanqaybaha bulshada sidamaalqabeen, sabool,dhallinyaro, waayeel iyoda’yarba. Hasayeesheewaxaa aad u kala duwanbaaxada uu xanuunku kuleeyahay dal kasta – waatirada dadka cudurkusaameeyey eek u nool dalkasta.

Maxaa Looga Jeedaa “HalistaQaaditaanka HIV”?

Taas macnaheedu waxaweeyi fursadaha uudhiigaaga ku geli karoHIV. Tusaale, haddii aadsamayso galmo aanad umeel dayin, waxa kor ukacaya fursadaha aad kuqaadaysid HIV-ga.

Amaan Ma Tahay In AadIsticmaasho Dhar UuIsticmaalay Ruux Qaba AIDS?

Haa, waa ammaan. Laakiin,waxa aad xusuusnaataa innadaaafadu wanaagsantahay.Sideedaba, waa in aad iskamaydhid dharka uuisticmaaley qof kale, intaaanad adigu isticmaalin

Hadii dhiig engegan oo kayimid qof qaba HIV uu gaarodhiggaaga, ma ku qaadsiinkaraa fayraska?

HIV waa uu dhintaa markadhiigga uu ku jiraa qalalo amaengego. Haddii goobta uudhiiggani yaalaa ay tahaygoob cadceed ah oo kulul,fayraskani waxa uu kudhintaa muddo yar oo ahdaqiiqado ama saacado.Laakiin, hadii dhiiggu yaalomeel qabow oo haraysan,waxa uu noolaan karaafayrasku ilaa 7 cisho. sidaaawgeed, waxaa muhiim ah inaad u aragtid dhiiga qalalan inuu yahay mid aad ka qaadikartid HIV. Haddii uudhiigaasi ku yaalo dhar, kumaydh saabuun iyo biyo.Haddii dhiiggani uu ku daataysibidhka ama miis dushiisa,ku masax maro qoyan oosaabuun leh.

October 2008 Wargeyska KOOR 7

Qaybtii 8aad

Nasteexaynta HIV (Counselling)

M.Y. Culimo

Xidhiidhka ka dhexeeya HIV iyo xanuunada galmada ku gudba

Xanuunada looyaqaano STIs waaxanuunada lagu kalaqaado isu-taga jinsiga(galmada).Cuduradaasi way farabadan yihiin waxaaseugu caansan :

Kirkirka , HIV Xabadda Jabtida

Inta badan waxaadhaliya xanuundhaliyayaal ili maaragtay ah sidafayraska iyo bakteeriya.Cuduradan waxaa lagugaran karaa calaamadoay ka mid yihiin :

Finan Dheecaan Cuncun Iyo qolof

saarantaxubnaha taranka

Qofka qabaxanuunadan galmadaku fida wuu uga nugulyahay qaaditaankafayraska HIV dadkakale ee aan qabinxanuunadaasi . Sidaaynu soo sheegnayxanuunada galmada kufidaa waxay nabaro kusameeyaan xubnahataranka . Nabaradaasiwaxay sahlayaan in

fayraska HIV uu jidhkau soo galo sifudud.Xanuunadagalmada ku fida waa laiska dawayn karaa .Haddii qofku isku arkocalaamadaha aynu soosheegnay waxaahaboon inuu laxidhiidho goobcaafimaad si uu ugahelo taladda caafimaadee ku haboon.

Maxay yihiinfalalkakordhinkarahalistaqaaditaankafayraska HIV?

Falalka hoos ku qoraniwaxay kor u qaadikaraan halista aad kuqaadi karto fayraskaHIV:

Galmo aan looaabo yeelin,waxba aanadxeerin .

Adiga oo qabamid kamidacuduradagalmada lagukala qaado gaarahaan kuwanabaradda uyeela xubnahataranka .

Adiga oo yeeshadad kale duwanoo aad galmo lasamayso

Waxyaabaha siikordhiya fiditaanka HIV Dadka

badankooga ooaan ogayn in ayqabaan HIV/AIDS

Qofka qaba oola takooro

Dhallinyaradaoo ku dhiiratagalmada

Faqriga oo batay Isticmaalka

maandooriyayaashaoo batay

Yaraanta iyotayo xumidagoobahacaafimaadka

Dadka oo aanhore iskagadawayncuduradagalmada la iskuqaadsiiyo

Kufsiga iyogalmadakhasabka

Waa maxay farqiga udhexeeya HIV iyo AIDS?Mustafe Muuse Cismaan

Sida aan la wada socono dadkeenu waxa ay aadisugu qaldaan HIV iyo AIDS. Hadaba waxaandoonayaa in aan halkan uga cadeeyo faraqa udhexeeya.xarfaha HIV waxa ay u taagan yihiin ereyadaIngiriisiga ah: HumanImmunodeficiency Virus,taas oo macnaheedu noqonayo fayraska wiiqadifaaca jidhka. Fayraskani waa noole aad u yaroo illi ma aragtay ah. waxaa lagu arki karaaweynayso aad u awood badan.Xarfaha AIDS waxa ay u taagan yihiin ereyadaIngiriisiga ah: Acquired Immune DificencySyndrome, taas oo macnaheedu noqonayoastaamaha caabuqyada iman kara marka habkadifaacu wiiqmo. Jidhkeenu waxa uu leeyahay habdifaac oo iskaga celiyo cudurada. Marka uu jidhkagalo, HIV waxa uu si tartiib-tartiib ah u bur-buriyaahabka difaaca jidhka. Mudo ka dib waxaa uu jidhkaka dhigaa mid aan lahayn awood uu kula dagaalamojeermisyada uu iska difaaci jirey markii uu awoodalahaa ee uu caafimaad qabey. Taasi waxa ay fursadsiisaa cudur dhaliyayaal laga yaaboba in ay jidhkahore ugu jireen, laakiin suursanaa, iyo kuwo dibadaka soo weerara oo markaa qaadsiiya jidhkaxanuuno.

“Wixii maqaalo, tallo iyo su’aalo ah ku soo hagaaji cinwaannadan:HYDATel: 252-2-517447, Mobile: 252-2- 4410433Email:hyda2020 @[email protected]

@yahoo.com

Website:[email protected]

8

www.hyda.org

Wargeyska KOOR October 2008

Odhaahda Sawirka