16
Xeerka La-talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee Dadka waaweyn 7 da Agosto ilaa 19 da Oktober 2018 Waa muhiim inaad akhriso tan haddii aad adiga hesho taageerada bulshada oo dawlada hoose ah Bixi lacagta dhaqaalaha guddiga ee taageerada daryeelka bulshada Hel qiimaha sare ama faa'iidooyinka kobcinta curyaanimada ee DWP ama Bixi qarashaka lacagta ee dareelka guriga EALING COUNCIL

Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

  • Upload
    vodan

  • View
    217

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Xeerka La-talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee Dadka waaweyn 7da Agosto ilaa 19da Oktober 2018 Waa muhiim inaad akhriso tan haddii

aad adiga hesho taageerada bulshada oo

dawlada hoose ah

Bixi lacagta dhaqaalaha guddiga ee

taageerada daryeelka bulshada

Hel qiimaha sare ama faa'iidooyinka kobcinta

curyaanimada ee DWP ama

Bixi qarashaka lacagta ee dareelka guriga

EALING COUNCIL

Page 2: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 1

Tusmooyinka

Soo koobida Isbeddelada Lagu Taliyay ..................................................................... 2

Maxaan u soo jeedinaya isbeddeladan? ................................................................... 5

Waa maxay isbeddelada iyo sida ay aniga ii saameyn kartaa? ................................. 6

Wixii ku saabsan qiimeynta dhaqaalaha dawlada hoose ........................................... 7

Waxaa aan la beddeli karin wakhtigan? .................................................................... 7

Waa maxau hindayaasha loogu talagalay isbeddelka? ............................................. 8

Soo jeedinta Koowaad: Gunada Curyaanimada ee Qiimaha Sare: ........................ 8

Soo jeedinta labaad: Is isku maalgelinta .............................................................. 10

Sidee ayaan uga qeyb qadanaya la tashiga? .......................................................... 11

Maxaa xiga oo dhacaya? ........................................................................................ 11

Lifaaqa: Kiiska Darasadda & Faa'iidooyinka Curyaanimada DWP .......................... 12

Gunada Nolosha Curyaanimada .......................................................................... 12

Gunada Xaadiritaanka .......................................................................................... 13

Lacag bixinta Madaxa banaan ee Shaqsiga ......................................................... 14

Tusaale Kiiska Darasadda.................................................................................... 15

Page 3: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 2

Soo koobida Isbeddelada Talada

Maxaan u sameynaynaa isbeddelada? Waxaan rabaa inay Ealin inay noqoto caafimaad qab, meel wanaagsan. Maalgelinta ay Dowladda ugu tala gashay Ealing waa yaraneysaa. Waa inaan heysanaa lacag nagu filan si aan u taageerno dadka deegaanka kuwaas oo xoogaa caawin u baahan. Waxaa jiro dad badan oo aad u badan oo rabo xooga caawin ah.

Dawlada hoose wuxuu soo jeedinaya in la beddelo sida dad ka qaar ay u bixin lahayeen taageerooda daryeelka bulshada.

Tani waxay ka caawin kartaa dawlada hoosedawlada hoose inay sii wadan bixinta taageerada dadka deegaanka ee baahan.

Dowllada

Gollaha Ealing

Page 4: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 3

Isbeddelada ma ii sameyn doonaan aniga? Haddii aad haddan siinin lacagta dawlad ahoosedawlada hoose oo qarashka daryeelkaaga tani waxaa laga yabaa inaysan ku saameynin.

Haddii aanad siinin wax lacagta dawlada hoosedawlada hoose oo daryeelkaagaa adiga ah, waxaa laga yabaa inaad xooga lacag badan aad bixiso. Waxaan fiirin doonaa dhaqalahaaga, iyo shaqada haddii aad awoodo inaad bixiso lacag xooga badan.

Isbeddelada waa ay ku sameyn doonaan adiga haddii Aad qaadato qiimaha sare ama faa'iidooyinka kobcinta Curyaanimada aad aad ka hesho DWP, ama

Waxaa lagu qiimeyn doonaa inaad bixiso dhammaan qarashka daryeelkaaga guriga iyo diyaarinka dawlada hoosedawlada hoose ee daryeelkan adiga laguugu talogalay

Lacag bixi ya

100%

Page 5: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 4

Noo sheeg waxa u maleyso Fadlan noo sheeg anaga sida ay kuu sameyn karto isbeddelada adiga.

Fadlan buuxi rayi'ururinta naga oo noosoo celi anaga, lacag la'aan, adiga oo isticmaalaya baqshada lagu siiyey.

Dib noogu soo dir 19ka Oktober.

Nagala soo xiriir anaga haddii aad qabto su'aalo.

Email: [email protected] Telefoonka: 020 8825 8555 Inta u dhaxeysa 10.00 sunaxnimo iyo 12.00 duhunimo Isniinta, Arbacada iyo Khamista. Onlayn ahaan: www.ealing.gov.uk/mycontribution

Sidee?

Ciwaan

Page 6: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 5

Maxaan u soo jeedinaya isbeddeladan? Waxa tashitan waxaa la iskula eegey hindiyaasha isbeddelka adeegyada dadka waaweyn ee xeerka qiimo lacagadeedka. Markii la wada tashanayay waxaa dib la loo jaleecay wixii ra’yiyo ee aad bixiseen ee talooyinkii kama danbayska ahaa ee kahor isbadalka wada tashiga Ealing, hadii wax isbadal ah la sameeyaydawlada hoose.

Ealing Council waxay dhintay maagelinteeda dowladdu 64% tan iyo 2010. Inkasta oo ilaa wakhtigaas tirada dadkeena ay kordhayeenhanada, kocaba daryeelka caafimaadka waxa uu keeney inay, dadku nooladaan muddo dheer. Tani waa wax fiican laakiin sidoo kale waxay ka dhigan tahay inay jiraan dad badan oo deegaanka ah, baahi adag, kuwaas oo u baahan daryeel muddo dheer. Adeegyada dadka waa weyn hadda waxay taageertaan in ka badan 7,000 oo ruux oo deegaan ah sanadkii, tiraduna wey kordhaysaa. Si loo joogteyo baahida sii kordhisay, dawlada hoose waxay xaraysatay £19 milyan oo dheeraad oo miisaniyadda daryeelka bulshada ah ee dadka waaweyne ee sanadkan. Sanadka soo socda waa inaan ku maalgelinaa £28 milyan oo dheeraad ah si loo ilaaliyo carruurta iyo bixinta daryeelka dadka dhibanayaasha ah -taas oo wadarta guud ka gaadhsiinaysa sanadkii adduunka adeegyada £144 milyan. Laakiin, dawlada oo miisaaniyada dhimaysa iyo baahida sii kordhisneysaa waxay ka dhigan tahay in ay sii adkaanayso in la helo lacag dheeraad ah oo lagu bixiyo adeegyadan. dawlada hooseDawalada hoose waxay ka shaqeynaysaa inay wax ka qabato dhibaatooyinka, iyo hagajinta natiijooyinka dadka deegaanka, iyada oo loo marayo istarajiyada ee la dhaho Mustaqbalka Ealing "Future Ealing", taas oo u beddeli doontoo qaabka loo bixiyo adeegyada iyo iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa kale bixiya mudnaanta muhiimka ah dhowrka sanadood ee soo socoto. Qeybta Future Ealing waxay xooga saari doonaa wax beddelista qaabka u shaqeyo adeegyada dadka waaweyn; caawinta dadka deegaanka si ay u caafimaad qabaan iyo madaxbanaanida dheer iyo ka shaqeynta awoodahooda. Waxaan rabaa inaan caawino dadka u baahan taladeena ama taageerada taas oo lagu dhimi karo ku tiirsanaanta mudada dheer daryeelka ama taageerda iyo sidoo kale dhiiragelinta dadka iyo ururada xiisaneya ilaalinta caafimaadka qabka Ealing iyo meel nabad ah oo lagu noolaado.

Laakiin inkastoo isbeddelkani qaab yahay, baahida sii kordhaya waxay ka dhigan tahay weli qarash lagu bixinayo daryeelka iyo taageeradu inay badan tahay. Hadda waxaan ku bixina ilaa ku dhawaad £230,000 maalintii si looga jawaabo baahida dadka isticmaala adeegeena, si loo isku dheeli tiro miisaaniyada dadka daryeelka bulshada waxaan u baahanahay inaan ka dhigno £187,000 maalintii.

Kali ku ma nihiin tani, waa xaaladd ay dawlada hoosedawladaha hoose intooda badan ay ka siman yihiin, waxaan la hadlaynaa dawlada hoosedawlada hoose xaafaa iyo inay isku bartaan iyaga. Dawlada hoose oo kale ah ayaa sidoo ka firkiraya isbeddeladan oo kale u samayn lahaayeen ee ah xeerka qiimo lacagtooda ay lagu sheegay dukumentiga wada tashiga. Haddii soo jeedinada la dhaqan geliyo waxay ka caawin doonta daryeelka bulshada dadka waa weyn ay inay lehaan dhaqaalo badan oo waara sidaa darteed waxaan ka caawin karnaa dadka inta badan u baahan. Adeegyada dadka waaweyn waxaa lagu bixiyaa ku dhawaad £22 milyan adeegyada daryeelka guriga sanadkii. Qarashka isku celcelinta xirmada daryeelka guriga waxay u dhaxeysa £130 ilaa £180 toddobaadka, laakiin wey ka badan kartaa. Ma ahan oo kaliya inay qiimeynta daryeelka qarashka ay sii kordheyso, laakiin dad aad u badan ayaa u baahan adeegyadan, gaar ahaan kuwa ka soo baxaya isticmaalka ee lah baahida sare ama murugsan.

Page 7: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 6

Waa maxay isbeddelada iyo sida ay aniga ii saameyn kartaa? Dawlada hooseDawlada hoose waxay eegysaa labada isbeddel oo xeerk lacageeda daryeelka bulshada dadka waa weyn. Xeerka Daryeelka 2014 wuxuu u ogolaanaya dawlada hoosedawlada hoose inay isticmaasho awoodan sida sameynta isbeddelada nidaamka qiimeynta dhaqalalaaheeda.

Tani waxaa ka mid ah isbeddelada soo socda:

Soo jeedinta Koowaad: Waxaa ka mid ah Gunada Kobcinta/Gunada Sare Curyaanimada ee qiimeynta dhaqaalaha;

Hal soo jeedinta waxay saameyn doontaa dadka hela daryeelka dhaqaalaha bulshada kuwaas sidoo kale hela gunada kobcinta/sare ee Waaxda Shaqada iyo Magdhawga (DWP) ee gunooyinka curyaamada.

- Gunada Xaadirtiaanka (AA) - Gunada Nolosha Curyaanimada (DLA) - Lacag bixinta Madaxa banaan ee Shaqsiga (PIP).

Waxaan aqoonsanay ilaa 700 qof kuwaas oo dagan dawladan hoose dawlada hoose adeegyadana oo hadda ka hela gunooyinka DWP.

Gunooyinka qiimaha sare waxaa lagu abaalmariya si loo taageero dadka badan leh baahida badan. Adeegyada daryeelka bulshada waxaa la siiya dadka leh baahda dheeraadka ee buuxiyey shuruuda u qalmista qaranka ee loogu talagalay helida Adeegyada Daryeelka Bulshada. Qaar ka mid ah dawladaha hoose ayaa horay u qaaday dhammaan heerarka u gunooyinka curyaanimada marka ay shaqeynayaan inta u qofka bixin karo ee gacan ka gaysan kro daryeelkiisa.

Soo jeedinta Labaad: in laga caaqo kharash lacagta loogu shaqaynayo ee loogu talagalay diyaarinta daryeelka dadka leh awooda helida dhammaan daryeelkooda.

Hindisaha labaad wuxuu sameyn doonaa dadka

a) dadka heysta £23,250 ama keydka ka badam (oo ay ku jiro maalgelinta/ballanqadayada), marka laga reebo qiimaha guriga ay ku noolyihiin

b) Nolosha bulshada (ma ahan daryeelka guriga) iyo c) Waxaana laga dalban dawlada hoose inaydawlada hoose u diyaariyo daryeelka.

Waxaan aqoonsaday hindisaha wuxuu sameyn donaa ilaa 260 qof oo hadda leh adeegyada daryeel oo aan anaga diyaarinay.

Page 8: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 7

Ku saabsan qiimeynta dhaqaalaha dawlada hoosedawlada hoose

Waa ka duwantahay NHS, daryeelka bulshada maaha lacag la'aan. Waxaa jiro sharciyo sheegaya sida ay dawlada hoose u qaadi karto lacagta daryeelka iyo taageerada. Waxaa jiro sharciyo qaar ka mid ah waxyabaha dawlada hoosedawlada hoose inay sameyan ay tahay(waajibaadkooda, iyo qaar ka mid ah waxyabaha dawlada hoosedawlada hoose ay sameyn karan(awoodaha). Isticmaalka awoodaha u ogolanaya qaar ka mid ah faraxa deegaanka. Labadan soo jeedinta waxaa ka mid ah wada hadal hoose yimada qeybta awoodaha.

Iyada oo lagu saleysanayo tirada Juun 2018 waxaa jiro 2,700 oo qof oo degan Ealing kuwaas oo ay tahay in lagu sameeyo qiimeynta dhaqaalaha loogu talagalay helida daryeelka ee bulshada dhexdeeda. Sanad xisaabeedka 2017/18 dawlada hoosedawlada hoose waxay qaarameen £4.3 milayan oodakhliga macmiilka ah kuwaas oo hela taageerada bulshada. Qof walba ma la qiimeyn dhab ahaantii qaaranka dhaqaalaha, sababtoo ah qiimaha kharashku waxa uu ku salaysan yahay dakhliga ugu hooseya iyo tirada qof walba u awoodo inuu ku tabaruco qaraanka. Dakhliga ugu hooseya waa sugayaa xadiga ay DWP u qorayso qof walba u baahan yahay si uu noloshiisa aas aasiga ah ugu dabaro. Caadi ahaan, 40% dadka la qiimeyey ma bixinayan wax lacag ah oo kharashka daryeelkooda ah ee ay dawlada hoose ka bixisodawlada hoose. 51% waxay bixiyaann wax, taas noqoneysa celcelis ahaan £51 toddobaadkiiba. 9% ka haray waxay awoodi karaan inay bixiyaan dhammaan qarashka daryeelkooda.

Waxaa aan la beddeli karin wkahtigan?

Waxaa jiro waxyaabo qaar kuwaas oo aan soo jeedinin aan la beddelin.

1. Waxaan rabaa inaan u xaqiijinayo dhammaan dadka u qalma xirmada daryeelka inay sii wadi doonaan qiimeynta dhaqaalaha, si loo fahmo inta qof ee awoodi karan bixinta qarashka daryeelkooda ay bixiso dawlada hoosedawlada hoose. Tulayaasha adeegyada waxay noqon karaan xirmada daryeelka ee caawinta shaqaalaha daryeelka iyo cunto karinta ama ka qeyb galka hawlaha maalintii.

2. Dadka leh heer walba ee Gunooyinka Xaadiritaanlka, Lacag bixinta Madax banaanida Shaqaalaha (Qeybta Nolol Maalmeedka) ama DLA (Qeybta Daryeelka) waxay sii heyn doontaa 35% ee qiimaha hoose, dhexe iyo qiimaha dhexdhexaadka sida ay gunada aan la aheyn cadeynta baahida qarashka curyaanimada ee qiimeynta dhaqaalaha loogu talagalay daryeelka.

3. Wargeejinta gudan ee DLA iyo Lacag Bixinta Madaxbanaan ee Shaqsiga waxaa sii wadi

doontaa inaan ka saaro qiimeyntenaa dhaqaalaha. 4. Inta waxaa dheer, dadka waa inay buuxiyeen heerka dhakhliga ugu yare e ay sameysa

dowladda si loo buuxiyo shuruudaha qarashka nolol maalmeedka sida kululeeyaha, gaska, dhar dhaqida iwm. Waa tan hadda £189.00 toddobaadkii loogu talagalay da'da hawlgabka iyo £131.75 toddobaadkii da'da shaqada.

5. Qofka haysta kayd ka badan £23,250 (waxaa ka mid ah maalgelinta/balaqaanka) waxay sii

wadi doontaa bixinta dhammaan qarashka daryeelkooda.

Page 9: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 8

6. Xeerkeena hadda xeerka lacagta, xanaaneyaasha aan rasmiga aheyn ma laga qaadayo lacagta adeegyada dawlada hoosedawlada hoose ee ay iyaga si toos ah u siinayso iyaga, si looga caawiyo u qalmistooda baahida taageerada.

7. Sharciga ahaan kaama qaadi karno adiga lacag noocyada qaar ee daryeelka iyo taageerada.

Waxaa jiro:

- Daryeelka dhexdhexaadka ah, waxaa ka mid ah dib u celintya ama inaad dib u hesho ciribtaada adiga kadib marka aad joogto isbitaalka, (tani waa in lagu siiyo lacag la'aan ilaa lix toddobaad).

- Qalabka bulshada, tusaale ahaan kaalmada iyo korsashada carruurta. Tani waa in lagu bixinta lacag la'aan haddii lagu siiyey buuxinta ama ka hortaga/dib u dhaca baahida. Tani waxay noqoneysa qiimaha caruur korsashada £1,000 ama ka yar.

- Dayreelka iyo taageerada la siiyo dadka qaba Cudurka Creutzfeldt-Jacob. - Adeegyada daryeelka kadib/taageerada lagu bixiyey xeerka qodobka 117 ee Xeerka

Caafimaadka Dhimirka 1983. - Adeeg walba ama qeybta adeega taas oo ah NHS waa xeerka waajibka in la siiyo. Tani

waxaa ka mid ah sii wadista caafimaadka daryeelka iyo lacagta NHS ee daryeelka xanaanada ka diiwangashan.

- Qiimeynta baahida iyo daryeelka qorsheynta.

Waa maxay hindayaasha loogu talagalay isbeddelka? Hindayaasha waxyabaha wax ka bedeli kara waxaa lagu sharaxay hoose.

Soo jeedinta Koowaad: Gunada Curyaanimada ee Qiimaha Sare:

Waxaa ka mid ah Gunada Kobcinta/Sare Qiimaha Curyaanimada ee qiimeynta dhaqaalaha

Marka aan sameynayo qiimeynta dhaqaalaha, waa shuruudo aad u fudud waxaan xisaabta ku darsannaa akoontada dadka, dakhliga iyo kharashka.

Faa'iidooyinka DWP waxaa lagu eegey foomka dakhliga.

Kala duwanaanshaha hadda ee qiimaha yar iyo sare ee gunada curyaanimada ma ahan kuwa lagu xisaabtamo marka dawlada hoose sameynayo qiimeynta dhaqaalaha. Tani waxay ka dhigan tahay halka u shaqsiga ka helo sare/kobixinta qiimaha gunada, tani waa xadiga ay iyaga helaan ma anaan go'aamin inta ay tahay, haddii ay wax ku daradaan lacagta dhanka daryeelkooda. Laakiin, qofka hela wax yar, dhexaad ama caadi ahqiimaha dhexdhexaadka waxa gunadooda curyaanimada loo tixgelinayo qiimeyntooda.

Soo jeedinta waa inay ku jirtaa gunada curyaanimada qiimaha kobcinta/sare ee qiimeynta dhaqaalaha ee isku mid ah kuwaas oo dhexdhaxaad iyo qiimaha yar ee curyaanimada waxaa ka mid ah.

Qiiimaha sare ee faa'iidooyinka naafanimada waxaa loo tixgelin doonaa:

- Gunada Xaadiraanka (AA) Qiimaha Sare: iyo - Gunada Nolosha Curyaanimada (DLA) qiimaha Sare ee Daryeelka - Lacagta Madax-bannaan ee Shaqsiga (PIP) Kobaca Qiimaha Nolol-maalmeedka.

Faa'iidooyinkaan waxaa ka mid ah Waaxda Shaqooyinka iyo Hawlgabka.

Page 10: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 9

Haddii isbeddelka la dhaqangelyo dadka hela daryeelka dadka iyo taageeada dawlada hoosedawlada hoose waxaa la weydin doonaa inay wax ku kordhiyaan ama dhamman qiimaha sare ee gunooyinka curyaanimada ee dawlada hoose ee loogu talagalay daryeelka ay helaan. Tirada shaqsiga ayaa ku kordhin karta madaxbanaanida xirmada daryeelka ay helan, durufaaha dhaqalahooda, xeerka dowladda hose, diidmada xeerka dawlada hoose iyo damaanad dakhliga ugu yar ee dowladda sameysay (gunadaha). Dadka qaar ayaa sii wadi doonaa inaysan wax ay bixin doonaan. Laakiin qaarkood waxay ku dari doonaan wax ka badan inta ay hadda bixiyan. Tirada dheeraadka ah ee ugu badan qof walba ayaa laga yaaba inay hadda bixiyan £28.30 toddobaadkiiba,

Haddii ay la dhaqan geliyo hindisaha, dadka qaar hela qiimaha sare ee gunooyinka curyaanimad iyo helida daryeelka iyo taageerada laga helayo dawlada hoose ee bixin kara lacagta dhanka daryeelkooda.

Page 11: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 10

Soo jeedinta labaad: Iskoodu isku maalgelinaya

Qiimaha lacagta lagu qaadayo dadka maalgelin kara daryeelkoda, ku jira maalgelinta bulshada (aan ku jirn daryeelka gurigooda), kuwaas oo ka dalbaday dawlada hoose inay u diyaariso daryeelka iyaga. Haddii u qofka heysto £23,250 ama keyd ka badan (waxaa ka mid maalgelinada/ballanqadayada), ma ku jirto qiimaha guriga ay ku noolyihiin, waxaa laga rabaa inay bixiyaan dhammaan lacagta daryeelkooda iyo taageerada. Dawlada hoose waxay u aragtaa kooxdan dadka iyaga is-maalgeliya kuwaas oo ku nool bulshada (halkii ay ku jiri lahayeen daryeelka guriga). Maadama dadkan laga rabo inay bixiyaan dhammaan daryeelkooda, maalgeliyasha naftooda doorta si ay diyaariyaan helida daryeelkoda gurigooda gaarka ah iyada aysan ku lug laheyn dawlada hoose. Laakiin waxay sidoo kale ka dalban karaan dawlada hoose inay iyaga wakiil ka noqoto oo ay tan u fuliso. Haddii dawlada hoose u diyaariso daryeelkooda, waxaan leenahay maalgelinta natfooda dhammaan qarashka lagu bixiyo daryeelkooda. Dawlada hoose sidoo kale waxay diyaarineysa qarashka ku baxaya daryeelka. Hindisaha wuxuu sidoo kale abuuraya maamulka lacag bixinta si loo soo celiyo xooga lacag ay ku baxay diyaarinta daryeelka iskoodu isku maalgelinaya kuwaas oo ka dalbaday dawlada hoose inay u diyaariso daryeelkooda. Waxaa la soo hindsay lacag £206 sanad laha iyo aan la celinaynin haddii daruufaha isbeddelka wakhti dambe. Tani waxaa loo xisaabiyey inay ka turjunto qaar ka mid ah lacagta ay bixisay dowladda ee diyaarinta iyo kormeerka daryeelka iyaga oo ka wakiil ah dadka iskoodu isku maalgelinaya ee helaya daryeel guryahooda. Ma fasaxin in lacag laga qaado bixinta macluumaadkla, talada ama qiimeynta baahida. Qarashyadan laguma cadeyn karo khidmadda maamulka ee maalgeliyaha naftooda.. Waxaa laga doonaa oo kaliya lacagta kuwa macamiisha oo iskukooda isku maagelita sababtoo ah waxay heystan £23,250 ama keydka ka badan ama hanti iyaga leeyihiin (marka laga reebo qiimaha guriga ay ku noolyihiin), bulshada ay ku noolyihiin iyo naga dalbaday inaan u diyaarino daryeelkooda anaga wakiilka ah. Kuma talinayno in qof kale laga qaado doono kharashka loogu shaqeeyay.

Page 12: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 11

Sidee ayaan uga qeyb qadanaya la tashadka? La tashadka wuxuu socon doonaa ilaa Jimacaha,19 Oktober 2018. Waxaan rabnaa in aan xaqiijino in dad badan oo suurtagal ah inay soo bandhigaan fikradooda sidaas darteedna waxaa jira dhowr siyaabood oo aad ka qeyb qaadan karto:

Rayi'ururinya gaban ee bogga taas oo laga heli karo ciiwanka bogga soo socda: www.ealing.gov.uk/mycontribution

Buuxinta warqada rayi'uririnta taas oo loo diri doono cid walba hadda garanaya dowladda kuwaas oo laga yaabo inay sameyso isbeddelka hinsadaha. Waxaa jiri doono baqashada lacagta-hormarinta ee lagu bixiyey rayi'ruurintan.

Kulmada fool kal foolka ah – haddii aad jaceshay inaad ka soo qeyb kulanka kooxda bulshada fadlan noogu soo sheega ciwaanka emailka soo socda [email protected]

Adiga oo kala soo hadlaya telefoonka waxaan faahfaahin ka bixin karnaa faahfaahinta soo jeedintaan (ma awoodi doonnaa inaan ku siino faahfaahinta sida tani saameyn ugu yeelan doonto saameynta dhaqaale). Tani waxay ka caawin doonta helida Kooxda Gunooyinka Bulshaded ee ay ka go'antahay Lambarka Qadka Talada: 020 8825 8555 inta u dhaxeysa 10.00 subanimo iyo 12.00 duhurnimo Isniinta, Arbacada iyo Khamiista.

Macluumaad akhrsn fudud oo turjuman ayaa la soo saaraya waxana la heli karaa markii laga codsado ciwaanka iimeelka soo socda [email protected]

Haddii aad buuxineyso rayi'uririnta web-ka ama foomka warqada waxaad buuxin kartaa rayi'ururinta ama weydiso qof kale oo qarabada ah ama daryeelaha ah inuu kuu buuxiyo firkadaha aad maskaxdaada ku hayso. Haddii aad jeclaan laheyd dukumintiyadan luqad kale, far waaweyn, akhris fudud ama wixii kale fadlan u soo dir iimeel adiga oo sheega qaabka aad u baahan tahay cinwaanka iimeelka soo socda [email protected]

Waa maxay talaabada xigtaayi? Wada rashigu waxa uu furan yahay ilaa Jimacaha,19 Oktober 2018. Kadib taariikhda xiritaanka, dhamaan soo jawaabah talo bixcinta waxay si wada jir ah loo keeni doonaa iyada oo qarsoodi ah waxaana loo isticmaali doontaa taloyinka isbeddelka. Talooyinka isbeddelka, oo ay ku talada jawaab celinta, waxaa lagaga wada hadli doonaa dawlada hoose kulankooda gaar ah ee Talaada,15 Janaayo 2019. Haddii go'aanka la sameyey u sameynayo isbeddelka dadka waaweyn xeerka qiimaha lacagta daryeelka bulshada warqadaha shaqsiga ayaa loo diri doonaa qof walba kaas oo si toos ah u sameyneyso isbedelada. Haddii la aqbalo, isbeddelada soo jeedinta ayaa la fulin doonaa laga Abrill 2019 iyo kadib. Warbixinta jawaabta sidoo kale waxaa sameyn doonaa inay siiso guud mar guud ee jawaab celinta iyo talada sida fakargaaga lagu sheegay nidaamka sameynta-go'aanka.

Page 13: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 12

Lifaaqa: Kiiska Darasadda & Faa'iidooyinka Curyaanimada DWP Hal soo jeedinta waxay saameyn doontaa dadka hela daryeelka bulshada kuwaas sidoo kale hela qiimaha sare ee faa'iidooyinka curyaanimada ee soo socda:

- Gunada Xaadirtiaanka (AA): iyo - Gunada Nolosha Curyaanimada (DLA) - Lacag bixinta Madaxa banaan ee Shaqsiga (PIP).

Dawlada hoose ma maamusho gunooyin la xiriirta curyaanimad. Codsiyada, u qalmista iyo lacagta bixinta gunooyinka waxaa maamula Waaxda Shaqada Hawlgabka (DWP). Gunooyinka DWP ayaa sidoo kale ku jirta qiimeynta dhaqaalaha dawlada hoose marka ay tixgeliso durufaha gaarka ah ee shaqsiga.

Gunada Nolosha Curyaanimada

Dadka ma codsan karaan Gunada Nolosha Curyaanimada (DLA) haddii ay yihiin 16 ama weyn, laakiin haddii waxay codsan karan Lacag Bixinta Shaqsiga (PIP) beddelkeeda. DLA waxay ka kooban yihiin labo qeyb, 'qeybta daryeelka' iyo 'qeybta dhaq dhaqaaqa'. Si aad u hesho DLA qof waa inay u qalma ugu yaran hal qeyb oo ka mid ah. Qofka ayaa hela qeybta daryeelka haddii DLA ay:

Ubaahan caawimaad sida waxyaabaha sida dharka, dhar xidhashada, cunista, isticmaalka musqusha ama la xiriirida baahida la xiriirta xiriirka.

U baahan kormeerida si looga foogaado natooda ama kuwa kale halista.

U baahan tahay marka ay ku jiran kilyo dhaqista.

Ma karsan karo cunto. Qiimaha todobaadlaha ah ee qeybaha daryeelka DLA waxaa lagu qeybiyay qeybo sare, dhexdhexaad ah iyo mid hooseeya, oo muujinaya heerarka kala duwan ee baahida.

Qeybta Dareyeelka DLA

Qiimaha toddobaadlaha

Heerka caawinta ay u baahan yihiin

Lacagta ugu yar £22.65 Kuwa qaar waxaa laga caawinaya nolosha maalinta ama diyaarinta cunto karinta

Dhexe £57.30 Caawinta Joogtada ama kormeerka joogto ah inta lagu jiro maalinta

Ugu sareysa £85.60 Caawinta ama kormeerida labada maalinta iyo habeenka, ama waxay la ill daran yihiin cudur darran

Page 14: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 13

Qofka wuxu heli karaa wareejinta qeybta DLA haddii, marka isticmaalayo caawinta caadiga ah, iyaga:

Ma socoon karan.

Socon kara masafo gaaban iyada aan aheyn dhibaato darran.

Aad u xanuunsa haddii ay isku dayaan inay socdan.

Heysta qalabayada sharciyeysan, ama 100% indho la’ iyo ugu yaran 80% dhago la’ u

baahan qof la jooga iyaga marka ay banaana joogan.

Aad dhimirka ugu xanuunsan oo leh dhibaatooyinka dabeecada xun iyo helida qiimaha ugu sareya ee loogu talagalay daryeelka DLA.

Qiimaha todobaadlaha ah ee qeybaha daryeelka DLA waxaa lagu jebiyey qeybo sare, dhexdhexaad ah iyo mid hooseeya, heerarka kala duwan ee baahida.

Qeybta Wareejinta

Qiimaha toddobaadlaha

Heerka caawinta ay u baahan yihiin

Hoose £22.65 Hagista iyo kormeerida dibadda

Sare £59.75 Waxay qaban wax kale, aad u daran, socodka darran

Gunada Xaadiritaanka

Qofka wuxuu heli karaa Gunadda Xaadiritaanka haddii u jiro 65 ama ka weyn waxayna ku saabsan tahay kuwa soo socda:

Waxay qabaan naafonimo jireed (oo ay ku jirto dareen curyaanimo, tusaale ahaan indho la'aan), curyaanimada dhimirka (oo ay ku jirto dhibka waxbarashada ), ama labadaba

Curyaanimadooda aad ayey u darran tahay waxay u bahaanyihiin caawinta daryeelka

nafteed ama qof la socda iyaga, naftooda ama qof kale ammaankiisa suga

Waxay u bahaanyihiin caawin ugu yaraan lix bilood (haddii aysan qabin cudur halis ah)

Haddii qofka aad u xanuusanyahay oo aanu filanaynin inuu muddo ka badan lix bilood uu noolaynin waxaa jiro sharciyo gaar ah oo lagu dabaqayo.

Qof aan inta badan ka aan helin Gunada Xaadiritaanka haddii ay ku noolyihiin guryaha daryeelka waayeelka iyo daryeelkoodna laga bixiyo guno ay maamushoa dawlada hoose. Qofka bixiya dhammaan qarashyada daryeelka gurigooda ayaa codsan kara Gunada Xaadiritaanka. Qiimaha Gunada Xaadiritaanka waa sida soo socota:

Qiimaha Qiimaha toddobaadlaha

Heerka caawinta ay u baahan yihiin

Hoose £57.30 Caawinta Joogtada ama kormeerka joogto ah inta lagu jiro maalinta, ama kormeerka habeenkii

Sare £85.60 Caawinta ama kormeerida labada maalinta iyo habeenka, ama waxay la ill daran yihiin cudur darran

Page 15: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 14

Lacag bixinta Madaxa banaan ee Shaqsiga

Qof waa curyaan sida uu sifeeyay Xeerka Sinaanta 2010 haddii ay qofka haysato xaalad laxaad la’aan jidheed ama maskax ahaan ay dhiban yihiin taas "saameyn weyn" iyo mudada-dheer si xun u saameyneysaa awooda lagu sameynayo hawlomaalmeedka. Dowladda waxay u sharaxday saameynta weyn iyo mudada dheerada sida soo socda:

Saameynta weyn waxay ka aad ugu weyn tahay carruurta ama garaadka, iwm. waxay qaadataa wax ka badan in ka badan inta caadiga ah inuu qofku ku dhammaysto hawl maalmeedka sida labiska

Mudada dheer waxay ka dhigan tahay 12 bilood ama ka badan sida, mushkilada neefsiga taas oo keeta caabuqa sambabka.

Waxaa jiro sharci gaar ah oo ku saabsan xaaladaha isbeddla ama soo noqnoqodka, jirada daran iyo xaaladaha isbeddela. Gunada toddobaadlaha Lacag bixinta Madaxa banaan ee Shaqsiga waa sida soo socota:

PIP Qiimaha toddobaadlaha

Heerka qeybta nolol maalmeedka £57.30

Kobcinta qeybta nolol maalmeedka £85.60

Qeybta wareegta* £22.65

Qeybta wareegta* £59.75

*Gunada wareegta waxaa laga reebaa qiimeynta dhaqaalaha dawlada hoose.

Page 16: Xeerka La -talinta Qiimaha Lacagta Daryeelka Bulshada ee ......iyada oo wada shaqayn lala yeelanayo cida wadashaqaynta lala leeyahay, ganacsiga deegaanka, dadka deegaanka iyo kuwa

Bogga | 15

Tusaale Laga Mala Awaalay Nolosha

Tusaalayaasha mala awaalka ah waxaa lagu soo daray hoose si dadka sawir looga siiyo waxa ay ka dhigan tahay isbeddelidani: Mr. J. wuxuu ka tirsan yahay da'da shaqada wuxuuna helaa Taageerada Dakhliga oo ah £ 106.65 toddobaadkii iyo daryeelka heerka sare ee Naafanimada Lacagta ee £ 85.60 toddobaadkii. Wadarta guud ee dakhligiisu waa £192.25 iyo £180.10 toddobaadkiia gunada iyo qarashka. Hadda Mr. J. wuxuu bixiya £12.15 toddobaadkiibaa dhanka daryeelkiisa. Tani waa kala duwanaanta u dhaxeysa dakhliga Mr. J iyo gunadda Mr. J. Haddii soo jeedinta la dhaqan geliyo dakhliga Mr.J waxay ahaan doonaa £192.25 toddobaadkii laakiin gunada iyo qarashaka ayaa isku dhimi doonaa £151.80 toddobaadkii sababtoo ah gunadiisa ma aysan jir doonto qiimaha faa'iidada sare. Sidaa darteed Mr.J. hadda wuxuu heysan doonaa £40.45 toddobadka dhankiisa daryeelka haddii soo jeedinta la dhaqan geliyo. Dowladda waxay sameysay heerka dakhliga ugu yar ee Mr. M waa £131.75 toddobaadkiiba. Tusaala ahaan, haddii soo jeedinta la fuliyey Mr. M wuxuu heli doonaa lahaa dakhli £151.80 toddobaadkiiba kadib markii uu bixiyo kharashkiisa dawlada hoose. Mrs. A waa da’da shaqeysa wuxuuna qaataa Taageerada Dakhliga (oo ay ku jirto lacagta ceymiska) oo ah £106.65 toddobaadkii iyo Lacagta Madax-bannaan ee Shaqsiga (kobcinta) £85.60 toddobaadkii. Dakhligeeda guud waa £192.25 toddobaadkii wuxuuna leeyahay £230.10 toddobaadkii oo ah gunnooyin iyo kharashyo sidaas darteedna ma bixinayo lacagta dhinaca daryeelkeeda. Haddii soo jeedinta la dhaqan geliyo dakhliga Mrs. A waxay ahaan doonaa £192.25 toddobaadkii laakiin gunada iyo qarashaka ayaa isku dhimi doonaa £201.80 toddobaadkii. Sidaa darteeda, qarashkeeda iyo gunadeeda waxay weli kor u dhaafi doontaa dakhligeeda ma bixin doonto lacagta daryeelkeeda. Dowladda waxay samey heerka dakhliga ugu yar ee Mrs. A £131.75, tusaalahaani waxay sii wadi doontaa inay yesho dakhliga £192.25 laakiin markii loo barbardhigo J, kor, Mrs. A waxay leedahay heerarka sare ee u qalmista qarashka toddobaad walba. Miss B waa da'da hawlgabka iyo helida Lacagta Hawgalada £163.00 iyo qiimaha sare ee Gunadda Xaadiritaanka £85.60. Dakhliga guud waa £248.60 toddobaadkii iyo gunnadeeda iyo qarashkeed £249.30 toddobaadkii. Haddii Miss M ma bixiso lacagta ee lagu daryeelayo iyada. Haddii soo jeedinta la dhaqan geliyo dakhliga Miss B waxay ahaan doonaa £248.60 toddobaadkii laakiin gunada iyo qarashaka ayaa isku dhimi doonaa £221.00 toddobaadkii. Maaddaama dakhliga guud ee hadda ka sii badan yahay gunooyinka iyo qarashka, waxay bixin doontaa £27.60 toddobaadkii daryeelkeeda iyada oo sababtoo ah caawinta kama noqon doonto lacagta dheeraadka ah ee ay ku kacday. Dowladda waxay samey heerka dakhliga ugu yar ee Miss B is £221.00, tusaalahaani waxay sii wadi doontaa inay yesho dakhliga £221.00 toddobaadkii kadib waxay bixisay lacagteeda dawlada hoose.

Miss B waa da'da hawlgabka iyo helida Lacagta Hawgalada £163.00 iyo qiimaha sare ee Gunadda Xaadiritaanka £85.60 toddobaadkiiba. Dakhligiisa guud waa £248.60 toddobaadkii iyo gunada iyo qarashkiisa £237.35 toddobaadkii. Hadda Mr. M wuxuu bixiya £11.25 toddobaadkiibaa dhanka daryeelkiisa. Haddii soo jeedinta la dhaqan geliyo dakhliga Mr. M waxay ahaan doonaa £248.60 toddobaadkii laakiin gunada iyo qarashaka ayaa isku dhimi doonaa £209.05 toddobaadkii sababtoo ah gunadiisa ma aysan jir doonto qiimaha faa'iidada sare. Sidaa darteed, hadda waa inuu bixiyaa £39.55 toddobaadkiiba oo ah daryeelkiisa ah. Dowladda waxay sameysay heerka dakhliga ugu yar ee Mr. M waa£189.00 toddobaadkiiba. Tusaala ahaan Mr. M wuxuu lahaan lahaa dakhli £209.05 toddobaadkiiba kadib markii uu siiyo qarankiisa dawlada hoose.