6
Aflaxa Talaabadda Xigta Udiyaarinta Ardayda Gaadhidda Barasho iyo Nolol Warbixinta Dugsiyadeena ee 2009 Dugsiyadda Guud ee Portland | Portland, Oregon

Aflaxa Talaabadda Xigta - Portland Public Schools...deriska iyagii oo tilmaamaya isbedeladda nolosha beeshooda. f Dugsiga Roseway Heights ee K-8, iyadii oo ay dhamaan K-8 iyo dugsiyadda

  • Upload
    others

  • View
    2

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Aflaxa Talaabadda Xigta - Portland Public Schools...deriska iyagii oo tilmaamaya isbedeladda nolosha beeshooda. f Dugsiga Roseway Heights ee K-8, iyadii oo ay dhamaan K-8 iyo dugsiyadda

Aflaxa Talaabadda Xigta Udiyaarinta Ardayda Gaadhidda Barasho iyo Nolol

Warbixinta Dugsiyadeena ee 2009

Dugsiyadda Guud ee Portland | Portland, Oregon

Page 2: Aflaxa Talaabadda Xigta - Portland Public Schools...deriska iyagii oo tilmaamaya isbedeladda nolosha beeshooda. f Dugsiga Roseway Heights ee K-8, iyadii oo ay dhamaan K-8 iyo dugsiyadda

D ugsiyadda Guud ee Portland waxay ka caawinaysaa ardaydeena naxaja talaabadda xigta, ee

barashadda iyo nolosha, qaar ka mid ah dariiqaddaha la qaaday waa kuwan:

Dugsiga Boise-Eliot ee K-8, ardaydu waxay aad fugu xamaasaysanyihiinin xirfadooda qoritaan ay hagaagayso iyadii oo ay macalimiintu xaawilayaan dariiqaddo cusub – sida in ay ardaydu la hadlaan deriska iyagii oo tilmaamaya isbedeladda nolosha beeshooda.

Dugsiga Roseway Heights ee K-8, iyadii oo ay fdhamaan K-8 iyo dugsiyadda dhexe, sida dhamaan K-8 iyo dugsiyadda dhexe, fasaladda-sideedaad waxa ay heli karaan Algebra, waayo xisaabta heerar-sare ah ayaa ay u gogol xaaraysaa sidii ay ugu najixi lahaayeen dugsiga sare.

Dugsiga Sare ee Cleveland, macalimiintu waxa ay fhubinayaan iyagga oo la saanqaadaya fasaladda sagaalaad ee ay dhibaato ku haysato aqalka, iyaga oo adeegsanaya akadeemiyad yar, macalimiintu waxa ay la samaynayaan xidhiidh xoogan fasaladda sagaalaad si ay oga caawinayaan sidii ay dugsiga xooga usaari lahaayeen.

Xarunta Ku meel-gaar ah tii ugu horaysay ee laga fsameeyo dalka, waxaa hoy unoqon doona Dugsiga Sare ee Benson, waxa ay ka dhigaysaa ardayda dugsiyadda isaga tagay fursad ay ku helaan saacado.

Maanta, ma jiro ruux awoodi kara in uu debero noloshiisa isagii oo aan haysan shahaadada dugsiga sare.

Iyo tayadda iyo barwaaqadda nolosha Portland oo ku xidhan ardayda qalinjebiyey kuwan oo udiyaarsan kuliyaddaha iyo waxbarasho. – iyagii oo diyaar u ah in ay noqdaan waalid mas’uul ah, shaqo-wadaag iyo deris

Dugsiyadda Guud ee Portland, waxaan samaynaynaa isbedelo si aan ugu diyaarino ardayda aflaxa ee fasal walba iyo kadib

Sanadkan, waxaanu sal-xidhnay himilooyin ku jeeda dugsiyadda degmadda sidii loo haqab-tiri lahaa najaxa ardayda ee sadex qaybood:

In ay si wanaagsan u akhrin karaan fasalka sadexaad.

In ay wax uqoraan si cad oo weliba lagu qanci karo fasalka todobaad.

Ka dhigidda fasalka bu’da maadooyinka (iyadii oo lagu ekaynayo tan iyo qalinjebinta) laga bilaabo fasalka 10aad

Sidoo kale waxaanu sal-xidhnay dariiqad ku jeeda sidii loo ebyi lahaa marnaanshaha udhexeeya najaxa iyo ardayda kasoo jeeda qowmiyadaha kale, sanadka xiga waxaan arki doontaa horumarkeena xiliga aynu qorayno warbixinta najaxa dugsiyadeena iyo gaadhidda himilooyinkaa.

Waxaan haysanaa awoodo dhowr ah si aan udhisno: Macalimin sare. Barnaamijyo la cusboonaysiiyey, Dugsiyo ku yaala bartamaha derisyadeena.

Laakiin waxaas oo dhan keligeen ma samayn karno. Nagu soo biir, Nala wadaag waqtigaaga, mahaaradaada iyo codkaaga, Innagii oo wada jirna, waanu caawin karnaa ardaydeena, iyo magaaladeena, qaad talaabadda xigta ee aflaxa.

Mahadsanidi,

Carole Smith Madaxa Dugsiyadda Guud ee Portland

“ Portland’s prosperity and quality of life depend on students who graduate prepared for college or career.”

Helidda Maxsuulka Dugsiyadda Guud ee Portland waxa ay gaadhay celceliskii guud ee Gobolku doonayay inta badan gudashadda qiyaasta heerka akadeemiyadeed.

Macluumaad siyaado ah oo la xidhiidha taa booqo www.pps.k12.or.us.

Ardaydii oo gaadhay heerkii

0%

20%

40%

60%

80%

100%

State 2008-09PPS 2008-09

Grade 10

Grade 8

Grade 7

Grade 6

Grade 5

Grade 4

Grade 3

Percentage of Portland Public Schools students meeting state grade-level standards in Math.

0%

25%

50%

75%

100%State 2008-09PPS 2008-09

Grade 10

Grade 8

Grade 7

Grade 6

Grade 5

Grade 4

Grade 3

0%

20%

40%

60%

80%

100%

State 2008-09PPS 2008-09

Grade 10

Grade 8

Grade 7

Grade 6

Grade5

Grade 4

Grade 3

Boqolkiiba ardayda PPS ee gaaray heerka qiimaynta gobolka ee xisaabta.

0%

20%

40%

60%

80%

100%

State 2008-09

PPS 2008-09

Grade 10Grade 8Grade 7Grade 6Grade 5Grade 4Grade 3

0%

25%

50%

75%

100%State 2008-09PPS 2008-09

Grade 10

Grade 8

Grade 7

Grade 6

Grade 5

Grade 4

Grade 3

0%

20%

40%

60%

80%

100%State 2008-09PPS 2008-09

Grade 10

Grade 8

Grade 7

Grade 6

Grade 5

Grade 4

Grade 3

Boqolkiiba ardayda PPS ee gaaray heerka qiimaynta gobolka ee akhriska.

Dhibcaha Gelidda Kuliyadda

0%

20%

40%

60%

80%

100%

State 2008-09

PPS 2008-09

Grade 10Grade 8Grade 7Grade 6Grade 5Grade 4Grade 3

0%

25%

50%

75%

100%State 2008-09PPS 2008-09

Grade 10

Grade 8

Grade 7

Grade 6

Grade 5

Grade 4

Grade 3

200

300

400

500

600

700

800NationStatePPS

WritingMathCritical Reading

Qalinjebiyayaasha 2009 ee Dugsiyadda Guud ee Portland oo gaadhay heerkii gobolka iyo

dalka ee SAT.

Marxaladda xigta ee Utalaabidda aflaxa

Gobolka

Gobolka 2008-09

Gobolka 2008-09

Dalka

Akhriska Naqidan

Xisaab Qoraal

2

Page 3: Aflaxa Talaabadda Xigta - Portland Public Schools...deriska iyagii oo tilmaamaya isbedeladda nolosha beeshooda. f Dugsiga Roseway Heights ee K-8, iyadii oo ay dhamaan K-8 iyo dugsiyadda

3

Dugsiyadda Guud ee Portland, shaqadeenu waxaa weeye in aan siino 46.000 oo arday

tacliimaadka iyo caawinaadda ay u baahanyihiin in ay joogteeyaan, la qabsadaan ama ay soo gaadhaan heer ka sareeya halka loo asteeyey ee barashadda. Ujeedadeenu waxaa weeye in aan u diyaarino ardayda in ay ku najaxaan marxalad walba oo ay ku jiraan, si ay markaa ugu qalinjebiyaan waqtigii loogu talagalay, iyagii oo udiyaarsan kuliyadda, shaqadda iyo muwaadinnimadda.

Waana Sababta aan uleenahay cabir sal-xidhan - Baridayadu waxa ay ku qaabaysantahay - xajmiga najaxa furaha heerarka barasho, laga bilaabo bilowgaba illaa iyo qalinjebinta.

Sidoo kale waxaanu sal-xidhnay ahdaaf ku jeeda gudashadda waajibaadka ardayda si markaa aan ugu muuqano kuwa ay la xisaabtami karaan qoysaskooda iyo beesheena – iyo anagii oo ay noo muuqan karto stiraatiijiyadda waxbarasho ee shaqayn karta si aynu u helno maxsuul kan ugu hagaagsan.

Tayaynta ardayda ku jira marxaladaha bilowga ahWaxaanu adeegsanaynaa furaha qiimaynta mid walba oo ka mid ah ujeedooyinka – iyadii oo laga bilaabayo natiijadda imtixaanka illaa iyo macluumaadka xaadiritaanka – si aynu uqiimayno najaxa dugsiyadda degmadena ee udiyaarinta ardaydeena najixidda fasalka xiga iyo wixii ka dambeeya.

Udiyaar ah Akhriska f – Bilowgaba fasalka koowaad, dhamaan ardayda waa in ay diyaar u yihiin in ay akhriyaan, markaa way haystaan asaas ku najixidda akadeemiyadda Mustqabalka.

U akhriya si ay ubartaan f – Dhamaadka fasalka sadexaad, ardaydu waa in ay akhrinayaan si ay u helaan fahamka dunidooda, maadooyin kala duwan.

U diyaar ah dugsiga sare f –Fasaladda dhexe, ardaydu waa in ay leeyihiin dabci adag ee ku jeeda xaairitaanka, iyo qoraalka, akhriska, iyo xisaabta si ay helaan faham dheer oo ku jeeda maadooyinka muhinka ah ee dugsiga.

Tubtii aad ku qalinjebin lahayd f – Marka ay galaan fasalka 10aad, ardaydu waa in ay baasaan maadooyinka ubucda u ah daraasadda iyagii oo ku gudbaya darajooyin xoogan, waana in ay haystaan saacado ku filan si ay u hayaan tubtii ay ku qalinjebin lahaayeen.

Ka qalinjebi dugsiga sare waqtigii loogu talagalay f – Ardaydu waa in ay

leeyihiin mahaaradda looga baahanyahay kuliyadda ama shaqadda.

Sidii kale waxaanu eegaynaa najaxeena sidii aan ubuuxin lahayn halka maran, waxaanu qaabaynaynaa farqiga u dhexeeya qaab-gudashadda ardayda cadaanka ah iyo kuwa dhibcaha hoose hela ee qowmiyadaha kale ah xili waxbarasho oo kasta.

Waxaan u adeegsanaynaa macluumaadkaa si aan u gegtiro barnaamijyadeena waxbarasho, iyadii oo xooga la saarayo caawinta akadeemiyadeed ee aradyda sida ugu badan ugu baahan.

Waa in aan samaynaa tan ugu hagaagsan si aan wax u barno dhamaan ardaydeena si dhan oo isle’eg

Waxaanu higsanaynaa maxsuul wanaagsanSanadkan, Dugsiyadda Sare ee Portland waxay tiigsanaysaa ahdaaf ku jeeda sidii ay heer sare oga gaadhi lahaayeen ardaydu waxbrashadooda. Waxaynaan waxba kasoo qaadi doonin dhinacyadda qaar la saadaalin karo najaxa waqti dheer: Akhris goor hore ah, qoraalka fasaladda dhexe iyo helida saacado goor hore ee dugsiga sare.

Sannadka soo socda, waxaan doonaynaa in aan siyaadino najaxa dhinacyadaa dhibcaha 5 boqolkiiba inagii oo yaraynayna marnaanshaha najaxa ee dhinacyadaa dhibcaha 5 boqolkiiba.

Waxaanu nahay mas’uul tan la xidhiidha saxar-tirka dhinacyadaa furaha u ah barashadda, waayo mustaqbalka Portland waxa uu ku xidhanyahay hadba sida ay unajaxaan ardaydayadu.

0%

10%

20%

30%

40%

50%

2009-10 La Doonayaa:

47%

0%

10%

20%

30%

40%

50%

2008-09: 42%

Cabirka Maxsuulka: Qaabka Barashadda

0%

10%

20%

30%

40%

50%

2009-10 La Doonayaa:

49%

0%

10%

20%

30%

40%

50%

2008-09: 44%

0%

10%

20%

30%

40%

50%

60%

2009-10 La Doonayaa:

60%

0%

10%

20%

30%

40%

50%

60%

2008-09: 55%

Gelida Fasalka 1aad: Diyaar uyahay in uu akhriyo

Gelida fasalka 2aad: Akhrinaya si uu ubarto

Sanadaha Dhexe: Waxay diyaar u yihiin Dugsiga Sare

Fasalka 12aad: Ee ku qalinjebinaya

waqtigii loogu talagalay waa in ay diyaar u yihiin in ay Shaqo iyo Kuliyadaha

Gelida fasalka 10aad: Waxa ay ku taaganyihiin tubtii ay ku qalinjebin lahaayeen

21 3 54 Ardaydu way garanayaan fmagacyadda xarfaha iyo dhawaqa iyo qaybo ka mid ah erayadda.

Ardaydu waxay awoodaan fin ay ka saramaraan halka uu asteeyey gobolku ee imtixaanka akhriska.

Xaadiritaanka Ardaydu waa 90% fama wuu ka sareeyaa. Ardaydu waa ay gaari doonan fhalka uu u asteeyey gobolka ee imtixaanka qoraalka. Ardaydu way qaadan doonaan fkuna baasi doonaan algebradda fasalka sideedaad.

Ardayda ku qalinjebinaya fwaqtigii loogu talagalay.

Ardayda gaadhsiisan halka loo fasteeyey ee udiyaar-garowga kuliyadda ugu yaraan sadex imtixaanadda ACT.

Ardayda dhameeya fasalka f9aad iyagii oo haysta 6 saacadood iyo maadooyinak ubucda ah oo ay haystaan.

La Doonayaa: Sanadka 2009, % ee ardayda ah ee ka saramari doona halka uu u asteeyey goblku waxa ay kor udhaafi doonaan 5 dhibcood.

La Doonayaa: Sanadka 2009, % ee ar-dayda gaadhi doona halka loo asteeyey qoraalka fasalka 7aad waxay kordhi doonaan shan dhibcood.

La Doonayaa: In 2009, % ee ardayda galaya fasalka 10aad iyagii oo wata 6saacadood iyo iyo maa-dooyinak ubucda ah oo ay haystaan C waxay sara ukici doonaan 5 dhibcood.

Qiyaasta horumarka iyo Sal-xidhka halka la higsanayo

0%

25%

50%

75%

55%

17%

60%27%

-5%

0%

25%

50%

75%

64%35%

69%45%

-5%

0%

25%

50%

75%

58%32%

63%42%

-5%

Buuxinta dulduleeladda najaxa

For more detail on these measures and targets go to www.pps.k12.or.us.

Madhnaanshaha ugu balaadhan ee % fasaladda sadexaad waxa uu dhaafsiisanyahay qiimaynta akhriska OAKS

Caddan 2008-09

Caddan 2008-09

Caddan 2008-09

Madhna- anshaha:

38%

Madhna- anshaha:

29%

Madhna- anshaha:

26%

Madhna- anshaha:

24%

Madhna- anshaha:

21%

Madhna- anshaha:

33%

Hisbaanik 2008-09

Hisbaanik 2008-09

Amerikaanka Afrika kaso jeeda

2008-09

Caddan 2009-10 La Doonayaa

Caddan 2009-10 La Doonayaa

Caddan 2009-10 La Doonayaa

Hispanic 2009-10 La Doonayaa

Hispanic 2009-10 La Doonayaa

Amerikaanka Afrika kaso jeeda 2009-10

La Doonayaa

Madhnaanshaha ugu balaadhan % ee fasaladda todobaad waxa ay gaadhsiisanyihiin heerka OAKS ee qiimaynta akhriska

Madhnaanshaha ugu balaadhan % ee kuwa galaya fasalka 10aad waxa ay helayaan 6+saacadood mana jiraan

maadooyinka ubucda u ah fasalka oo darajadda ka hooseeya C

Page 4: Aflaxa Talaabadda Xigta - Portland Public Schools...deriska iyagii oo tilmaamaya isbedeladda nolosha beeshooda. f Dugsiga Roseway Heights ee K-8, iyadii oo ay dhamaan K-8 iyo dugsiyadda

Isbedel aan horay loo arag: Xidigtii Lane oo Iftay Qaybuhuu aad bay usareeyaan. Hadii dhibcaha imtixaanka ay saxar-tirmi waayaan, Dugsiya Dhexe ee Lane waxa waajihi doona cunaqabatyntii ugu adkayd ee federaalka oga timaada kadib sanadkii 2007dii, xidhidda dugsiga iyo kasoo bilaabid baabah. Laakiin sanadkii 2008 iyo 2009, Lane waxa uu gaaray nambaradii laga doonayay waxa uuna noqday dugsigii ugu horeeyey ee Oregon ka tirsan oo ka baxa liiska federaalku eegayo.

Sidee? Maamule Karl Logan (xagga sare ayaa lagu sawiray) ayaa tidhi xalku ma uusan ahayn in xooga la saaro dhibcaha imtixaanka – waxay ahayd in ardayda la baro xirfadda ay ubaahanyihiin marka ay gaadhaan dugsiga sare iyo kadibba.

Dugsigu waxa uu xooga saaray akadeemiyad xoogan, macalimiintu waxa ay wada shaqeeyeen si ay usaxar-tiraan casharadda, waxay daaraaseeyeen macluumaadka ardayda si ay oga gacan qabtaan ama kor ugu soo qaadaan maadooyinka ay ku liitaan, ardaydu waxa ay aad oga faa’iidaysteen nakhtiinka al-jabradda ee duhurkii la qabto.

Loolankan waxa uu dugsiga siiyey macne hor leh naynaasta dugsiga - Xidig-beenaad – oo lagala jeedo xidig cusub oo dhashay. Ayey tiri Logan “Waxbarashadu wdan waa ay cadilantahay. Waxaa jira fursado ku jeeda ubad walba tan oo aynaan fahamsanayn, waanan sababta aan ugu baahanahay in aanu ka dhigno mid aad u saraysa tan aan ka filayno nafteena iyo ardaydeena”

Dugsiyo Sare oo Xoogan Dugsiyadeena sare waxa ay samayn karaan in badan oo lagula dhinactami karo laguna dhiiri gelin karo arday walba – iyadii oo si wanaagsan ugu diyaarin karta kuliyadaha iyo shaqada.

Waxaanu bedelaynaa Dugsiyadeena Sare si aanu udamaanad qaadno dugsiyo adag oo ka hirgala dhamaan qaybaha magaaladda. Dugsiyadda Deriska ee ku sal-xidhan beesha waxay bixin doonaa saacado fasaladda kuliyada ah, adabka, muusikadda, iyo ciyaaraha-iyo akadeemiyado yaryar ee fasaladda sagaalaad iyo 10aad sidaas ardaydu waxay dareemayaan xidhiidhsanaan, Degmooyinka aadka uyaryar-dugsiyadda baahsan ee barnaamijyadda qaar waxay bixin doonaan ikhtiyaaraad ku jeeda ardayda kii doonaya in uu moowduuca markaa lasaaranyahay aad u gudagalo ama barataarka kuwa ka duwan ee barashadda.

Heerka qalin jebinta ee Dugsiyadda Guud ee Portland 2002-08

50%

60%

70%

80%

90%

100%

2007-082006-072005-062004-052003-042002-03

64.4% 66% 70.6% 70.1% 65.6% 68.5%

64.4% 66%70.6% 70.1% 65.6% 68.5%

50%

0%

60%

70%

80%

90%

100%

07-0806-0705-0604-0503-0402-03

Hadafkeenu waxaa weeye in ay ardaydu si dhan udhexgalaan, koor loo qaado tiradda qalinjebiyayaasha, la gig-tidho marnaanshaha najaxa, iyo in la hubiyo in dhamaan dugsiyadda oo dhan ay oo meel mariya codsiyadda.

In ka badan 4000 oo reer Portland ah ayaa mudan in la eego. Waa in aad tidhaahdaa islamarkaana lagu wargeliyaa. Eeg www.highschools.pps.k12.or.us.

S idee baynu ugaaraynaa halka aynu higsanayno? In la barataaro akhriska bilowgaba iyo qoraalka. Macalinkii oo lala waadaago.

Caawinta ardayda marka ay ku jiraan marxaladaha furaha u ah ka gudubka. Casharo ku tiirsan heer aad u adag. La shaqaynta qoysaska.

Macluumaaka Xusuus-dhig ee baridda: Dugsiga hoose ee Whitman iyo dhowr dugsiyadda udhowdhow ah, kooxo macalimiin ah ayaa doondoonaya in ay baadhaan xusuus-dhiga ardayda iyagii oo iska saacidaynaya qoridda casharadda, iyadda oo la adeegsanayo deeq ay bixiyeen Dhaqaalaha Horumarinta Nike ee Dugsiyadda, natiijadu waxay timaamaysaa, macalimiinta oo wada shaqeeya waxay caawinaysaa kor uqaadida xirfadda qoraal ee ardayda.

Rajo saraysa: Dugsiga Sare ee Madison iyo dugsiyadda kale, barnaamijka AVID ayaa loolan kula jira maadooyinka udiyaargarowga-kuliyadda kan oo siinaya ardayda dakhligoodu hooseeyo xirfadda iyo kalsoonidda ay u baahanyihiin si ay ugaadhaan kuliyadda.

Mudnaanta akadeemiyadda: Akadeemiyadda Pauling ee Xarunta Marshall, ardayda ay mar un ku adkaatay in ay soo kasoo dhalaali waayeen najaxa iyo xaadiritaanka. Dadaal cusub oo ka bilowday dugsiyaddeena sare kan oo ka dhigaya ardayga in uu hayo tubtaa iyadii oo la adeegsanayo nakhtiinka, macmaladdii oo la siyaadiyey, kormeerka iyo cawiinno kale.

Ka Qayb-qaadashadda Qoyska: Dayrtan, udiyaar-garowgii dugsida ee ka dhacay Xarumaha Caawinta Qoyska waxaa lagu soo dhaweeyey 300 oo qoysaska Isbaanishka ku hadla ah kuwan oo dib ugu soo laabtay dugsiga. Waayo ka qayb-qaadashadda qoysku waa furaha najaxa ardayda, waxaanu weli doondoonaynaa dariiqado cusub oo la isugu xidhi karo fasalka iyo aqalka.

Maxaad samayn kartaa?Waalid ama Hage idman? Waanu kula shaqaynaynaa si aan u caawino in arday walba o ohayo tubtaa si ay unajaxaan, La hadal macalimiinta ardaygaaga – Muxuu baranayaa ubadkaagu? Side ucaawin karaa in uu wax ku barto aqalka? Hubi in ubadkaagu tago dugsiga islamarkaana uu uyimaado in uu wax barto, hadii aad awoodo, ka shaqee si iskaa wax uqabso ah dugsiga, la wadaag codkaaga go’aanadda dugsiga.

Xubin beesha ka tirsan? Iskaa wax uqabso, kormeer, bixi tababar, ama ku deeq mashaariicda ku sal-xidhan fasalka. Macluumaad siyaado ah fadlan booqo www.pps.k12.or.us kadib ku guji Community tab.

Istiraatiijiyadd ku jeeda najaxa ardayda

4

Page 5: Aflaxa Talaabadda Xigta - Portland Public Schools...deriska iyagii oo tilmaamaya isbedeladda nolosha beeshooda. f Dugsiga Roseway Heights ee K-8, iyadii oo ay dhamaan K-8 iyo dugsiyadda

Contingency

Debt & Capital Payments

Central Administration

Buses, Buildings & More

School Sta� & Support

Teachers & Textbooks

57.7 %

18.1 %

17.3 %

4.1 %1.9 %

0.7 %

0 2 4

6 8 10

0 2 4 6 8 10

West Linn-Wilsonville

Tigard-Tualatin

Hillsboro

David Douglas

North Clackamas

Beaverton

Portland Public Schools

Oregon City

Reynolds

Gresham-Barlow

West Linn-Wilsonville

Tigard-Tualatin

Hillsboro

David Douglas

North Clackamas

Beaverton

Portland Public Schools

Oregon City

Reynolds

Gresham-Barlow $5.66

$5.81

$6.45

$6.56

$6.85

$6.87

$7.10

$7.71

$9.05

$6.53

Dugsiyadda Guud ee Portland: Dhacdooyin iyo Tirooyin

Isdiiwaangelinta Ardayda (Gogoldhig Oktoobar 2009)

Dugsiyadda Degmadda 43,646

Barnaamijyadda lagu sal-xidhay beesha 1,366

Barnaamijyadda adeegy-adda gaarka ah 502

Dugsiyadda Goonida loo leeyahay 1,381

Tiro-guud 46,895

Ardaydeena (Gogoldhig Oktoobar 2009)

Afriaanka Maraykanka ah 14%

Aasiyaan /Dadka aysland 10%

Isbaanish 15%

Ameerikaanka Dhaladka ah 2%

Cadaan 54%

Kuwa kale 3%

Luqadaha lagaga hadlo 72

Bartayaasha Luqadda Ingiriisida 10%

Inta mudan qadada bilaashka ah ama la qiimah adhimay 45%

Hela adeegyadda waxbara-sahdda gaadhka ah (Gogol-dhig Oktoobar 2009) 14%

Dugsiyadda

Hoose 27

Dugsiyadda K-8 31

Dugsiyadda Dhexe 10

Dugsiyadda Sare 15

K-12 1

6-11 1

Tiro-guud 85

Marka lagu daro: Ardayda Dugsi-yadda Guud ee Portland waxa ay xaadiraan 7 Dugsi oo gooni loo leeya-hay, 18 barnaamijyadda beesha ah iyo 16 barnaamijyadda adeegyadda gaarka ah.

Shaqaalaha (Oktoobar 2008)

Macalimiinta 3,011

Matalayaasha aan Macal-imiinta ahayh (Caawiyayaal, Xoghayn, nadaafad, iwm.) 1,928

Maamulayaal ogolaasho haysta (Maamulayaal, xi-geenno iyo caawiyayaasha maamulayaasha) 164

Xirfadlayaal/Shaqaale Farsamo 357

Macalimiin buuxiya macal-imiinta maqnaadda 1,023

Kuwa kale (Macalin saacad ku shaqeeye, ku meel gaar, iyo cawiyayaasha ardayda) 385

Tiro-guud 6,868

Miisaaniyadda Guud ee Dugsiyadda Guud ee Portland 2009-10 PPS ($417 milyan)

2008-09 Canshuurta Hantida (Lagu dhuftay $1,000 qiimaha inta la eegay)

Sugnaanta waqtiyadda adagDhimid taxadar leh ee xagga miizaaniyadda, hagar-baxa howlwadeenadda iyo taageeradda federaalka ayaa caawiyey dugsiyadda in ay ahaadaan kuwa sugan waqtiyadda dhaqaaluhu adagyahay.

In ka badan 80ka kumi ee doolar walba waxa u taageeraa ardayda si toos ah: bixinta kharashka macalimiinta iyo howlwadeenadda kale ee dugsiga, buuga dugsiga, tayeeynta dugsiga, iyo qaybaha kale ee u adeega ardayda.

Marka la eego macluumaadka gobolka, Dugsiyadda Guud ee Portland waxa ay isticmaashaa dhaqaalaha ay ku bixiso maamulka int aay ku bixiyaan degmooyinka kale ee Oregon – 4 kumi doolar walba.

Siday ukala mudanyihiin kharashka fasaladda, waxaan haysanaa:

Illaalinta in aysan waxba ka dhimanan waqtiga fbarashadda ee sanadka oo dhan

Tiradda ardayda fasalka oo la yareeyo inkasta oo fsuuragal ah.

In la siiyo ardayda adabka, muusiga jimicsiga jirka. f

In la ilaaliyo aragtiyadda ku illaalinaya ardayda in ay fqalin jebiyaan waqtigii loo dhigay

Casriyeenta xarun dhexe ee howlgaladda si loo fsiiyo barashadda iyo caawinaad dhamaystiran dugsiyadda iyo ardayda (waxaan ka dhinnay $4 milyan xarunta adeegyadda, marka lagu daro $1milyan oo lagaga takhalusay shaqooyinka xagga maamulka ah).

Sidee Dugsiyadda Guud ee Portland u adeegsataa dhaqaalaha?Sanadkan dhaqaalaha siyaadda ah ee federaalka waxa ay bixisay dhaqaale sugitaan, kan oo u ogolaanaya in Dugsiyadda Guud ee Portland in aysan kala dirin 324 shaqaale oo isugu jira macalimiin iyo caawiyayaasha dugsiga.

Dugsiyadda Guud ee Portland sidoo kale waxay adeegsanayaan dhaqaalihii Federaalka ee loo siyaadiyey si ay u caawiyaan barnaamijyadda ugu saamaynta badan sida:

Taageeridda bartayaasha bilowgaba. f

Siyaadinta u diyaargarowga kuliyadda. f

Dhiirigelinta ka qaybqaadashadda waalidka. f

Macalimiinta Tababarayaasha. f

Illaalinta fasalo bii’adoodu hagaagsantahay iyo farday hab-dhaqankoodu wanaagsanyahay

Siinta shaqaalaha dugsiga xirfadaha ay fubaahanyihiin si ay ola naaqishaan dhaqamadda kala duwan dariiqad wanaagsan.

Dhaqaalihii kabidda oo Xagaagii ugu dambeeyey, 130 ardayda galaysa fasaladda 6aad iyo 7aad waxa ay heleen dhiirigelin akadeemiyadeed, Federaalkaa ku mahadsan taageeradda dhaqaale ee uu siiyey Akadeemiyadda Ka Gudubka Fasaladda Dhexe. Akadeemiyadda, Dugsiga Sare ee Franklin iyo Dugsiga Hoose ee Rosa Parks, waxay ay si xoogan u dhiseen xirfadda akadeemiyadeed ee ardayda. Maxsuulkii: Aad baa looga helay, Dhamaan ardayda waxbarashadoodana sare ayuu uqaaday dhinac walba.

Miizaaniyadda ayaa ka dhigaysa ardayda iyo fasaladda tan koowaad

Macalimiinta iyo Buugta Dugsiga

Howlwadeenadda Dugsiya iyo Caawinta Basaska, Dhismayaasha, iyo in lagu daray

Amaahda iyo Bixinta Ra’simaalka

Baahi Degdeg ah

Maamulka Dhexe

5

Page 6: Aflaxa Talaabadda Xigta - Portland Public Schools...deriska iyagii oo tilmaamaya isbedeladda nolosha beeshooda. f Dugsiga Roseway Heights ee K-8, iyadii oo ay dhamaan K-8 iyo dugsiyadda

Dugsiyadeena duqoobay ee talfay ayaa noqonaya teed ku jeeda bariddhiifoon iyo barashadda.

Fasalo dhowr ah ma siinayaan bartayaasha qarniga 21aad waxay ubaahanyihiin: macmalo aad uqalabaysan iyo xarumo qalabka baahinta ah, technology-ad cusub iyo qolkii oo wada shaqeeya. Arday badan waxay wax ku bartaan fasalo buux dhaafay, da’aya oo qaboow, kuwan oo ay ku xidhanyihiin nidaam aan ku filayn. Dugsiyo badan ma caawinayaan wadaayadda dibadda ee gacansi iyo barnaamijyadda beesha, tan siinaysa ardayda khibradda, xirfadda iyo taageeradda ay ubaahanyihiin.

Fasalo casri ah waa waxa ugu horeeya ee ay Dugsiyadda Guud ee Portland ku talaabsan doonto, xagaagii lasoo dhaafay:

Waxaan ku xidhnay awood dhaliye qoraxda ku fshaqeeye, kan oo dhaqaalayn doona $1 milyan labaatanka sanno ee soosocda.

Waxaan furnay Awooda Net-zero-gii ugu horeeyey foo loo adeegsan doono fasaladda Dugsiya Dhexe ee da Vinci

Walow ay tani bilow un tahay, waxaanu dawaynaynaa dhibaatadda fasaladdaa duqa ah inagii oo adeegsanayna barnaamijka Dugsiyo Wanaagsan oo Dayactiran. Si aad wax oga ogaato booqo www.pps.k12.or.us kadibna guji halka ay ku qorantahay Office of School Modernization

(Dadaalka Lagu Casriyeeynayo Dugsiga kama uma qaado lacag dibadda fasalka waayo waxanu dhiririnaynaa dhaqaalaha ra’sumaalka, kan aan loo adeegsan karin in laga bixiyo kharashka macalimiinta iyo buugta)

Casharo ku jeeda Nolosha: Bandhiga Carbon-ka ee Jefferson Waxaa ka qayb qaatay xubno ka socday beesha, macalimiin, arday, dhaamaantood, waxay soo saareen sanadkanCarboon-kii ugu horeeyey ee raad ah oo lagu soo bandhigay Dugsiga Sare ee Jeferrson. Ardaydu waxay caawiyeen in ka badan 600 oo qof oo ka qayb-qaatayaashii saamaynta dhulka dushiisa, iyagga oo adeegsanaya waraysiyo, makiinadaha gacanta, iyo suxuunta shabakadda caalaniga ah loo adeegsado.

Shane Endicott, Abuuraha Xarunta Dib-udhiska iyo Deriska Jeferson, ayaa caawiyey abaabulka bandhiga “Adaydu aad bay maskaxdayda uqaateen, waxay qaateen milkiyadda aad buuna ucajiib badnaa ‘Hel,” Endicott baa sidaa tidhi. “Kani waxa uu ahaa tusaale sare oo suuragalay markii ay dugsiyadu xidhidh wanaagsan la sameeyeen bulshadda”

Aflaxa Talaabadda Xigta Udiyaarinta Ardayda Gaadhidda Barasho iyo Nolol waxaa soo saaray Dugsiyadda Guud ee Portland Waaxda Arimaha Guud iyo Ka Qayb-qaadashadda Beesha. Dugsiyadda Guud ee Portland, Dugsiyadda Guud ee Portland waa fursad loo simanyahay ee shaqaalayn iyo barasho.

Gudiga Dugsiyadda Guud ee PortlandXubnaha mutadawiciinta ah ee gudiga Dugsiyadda Guud ee Portland waa: khadka sare, ka bilow bidixda; Henry Johnson, matalaha ardayda; Trudy Sargent, wadaaga gudiga (Mandiqadda 6); Ruth Adkins, wadaaga gudiga ((Mandiqadda 1); iyo Dilafruz Williams ((Mandiqadda 7); khadka hoose, ka bilow bidix, David Wynde ((Mandiqadda 2); Bobbie Regan ((Mandiqadda 3); Martín González ((Mandiqadda 4); and Pam Knowles ((Mandiqadda 5).

Akhbaarta Hel Booqo aqalkeena shabakadda fcaalamiga ah www.pps.k12.or.us si aad uhesho akhbaartii ugu dambaysay ee ardayda, qoysaska iyo beesha.

Dalbo wargeyskayaga danab-side, fIndaarka Dugsiyadda Guud ee Portland, isagii oo lasoo marsiinayo fariin danab-sidaha [email protected]

In aad hesho waqti wanaagsan fee buuga lagu calaqso sawiradda Dugsiyadda Guud ee Portland si aad u hesho macluumaadki ugu dambeeyey: Nasoo hel adiga oo nagu baaraya Dugsiyadda Guud ee Portland ‘bogaga”

Channel 28. Ka eego 28ka fhorumarka ardayda, barnaamijyanta waxbarashadda, iyo kulanka gudiga dugsiyadda

Waxaanu doonaynaa in aan ku dhagaysano!Noo sheeg fikradahaaga la xidhiidha dugsiyadda beeshiina. Booqo www.pps.k12.or.us oo qaado sahan kooban.

Dugsiyo Wanaagsan oo dayac tiran

6