Upload
others
View
4
Download
0
Embed Size (px)
Citation preview
Kulanka Waalidka Kormeeraha
2016 Wada-dhaqan iyo Is-afgarashada
Verónica FigoliSarkaalka Madaxa, Qoyska iyo
Bulshada Hawlgalinta
2
Ogeysiin degdega
Turjumaad
3
Ujeedada Kulanka Kormeeraha Waalidka
Wadahadal furan
La wadaag degmada hawlgalada ugu muhiimsan
La wadaag qalabayada macluumaadka lagu taageero ardayda
4
Himilada fasalka & Qalin jabinta
Hogganka Macalinka
CareerConnect2016 Wada-dhaqanka & Af-
garashadaHeerarka & Qiimaynada
Sinaanta & Ka mid
noqosho
Arrimaha Guusha
Shaqsiyada
Waxay keenta dhamman guusha
wadajirka ah ee ardaydeena
20
15
-16
Ku
lam
ad
a K
orm
ee
rah
a W
aa
lid
ka
5
Himilada Fasalka& Qalin jabinta
Hoggaanka Macalinka
CareerConnect
2016 Wada-dhaqanka & Is-Af-garashada
Herarka & Qiimaynada
Sinaanta & Ka mid
noqoshada
Arrimaha Guusha
Shaqsiyada
2015-16 Kulanka Kormeeraha WaalidkaWaxay keenta dhamman guusha wadajirka ah ee ardaydeena
Sebtembar 24, 2015
Desember 17, 2015
Oktoobar 27, 2015
Janaayo 21, 2016
6
Himilada Fasalka & Qalin
jabinta
Hogganka Macalinka
CareerConnect2016 Wada-dhaqanka & Is-Af-garashada
Heerarka & Qiimaynada
Sinaanta & Ka mid
noqosho
Arrinta Guusha
Shaqsiyada
2015-16 Kulanka Kormeeraha WaalidkaKeenida Dhamman Wadajirka Guusha ee Ardaydeena
7
2016 Wada-dhaqanka iyo Is-af-garashada:Maalgelinada muhiimka ah si loo bixiyo fursadaha uguwanaagsan
Maanta, Dugsiyada Dadweynaha Denver waxaa lagu qiyaasay inuu sii wado helista maalgelinta yar ee gobolka ardaygiiba 2016-17 toddobo sano ka hor.
Tani micnaheedu waa caqabado mug ku ah DPS iyo dhamman dugsiyada degamada Coloraado. Sidaas darteed, maanta waxaan ka wada hadli doonaa sida DPS waxaa soo saaridda fursadaha ay raadiyaan lacag dheeraad ah iyada oo ah 2016 tirtirto Bond iyo Mill Levy in November 2016.
Maxaa ku jira Buuggaaga?
Kulanka Waalidka Kormeeraha
2016 Wada-dhaqankaiyo Is-af-garashada:
8
Susana Cordova,Guudoomiyaha ku
meelgaarkaDugsiyada Dadweynaha
Denver9
Dhaqalaha Gobolka ee DPSSIdee loo Maalgeliyay DPS?
• Dugsiyada Dadweyanaha Denver waxay
maalgelinta ka helan dowladda federalka, Gobolka
Colorado iyo canshuuraha hantida Denver
• Heerka Gobolka iyo maalgelinta maxaliga
ah ee Colorado waxaa dejiya Xeerka
Dhaqalaha Dugsiga
• DPS, waxay isku dayday in ay kor u qaado ilaha
dhaqaale ee ardayda, ee doonaya maalgelinta
fursadaha dheeraadka ee dugsiyadeena.
o Qaar ka mid ah fursadahan waxaa ka mid
ah iskaashigeena mu’asasada Dugsiyada
Dadweynaha Denver iyada oo loo marayo
wada-hawalwadeena mu’asasooyinka kale
sida mu’asasada Billa & Melinda Gates
10
28%
51%
10%
11%
DPS Funding
State Local Federal Other
Dhaqalaha Gobolka ee DPS Kordhinta doollarada fasalka
DPS waxay sii wadaysa in ay ballaariso maalgelinta fasallada iyada oo dhimaysa adeegyada
dhexe ee miisaniyadda oo ay ka mid tahay degmooyinka ugu yaran boqolkiiba maalgelinta dhexe
11
Dhaqalaha Gobolka ee DPSMaalgelinta loo yaryareeynayo ardayda Colorado
• 2009, si loo samayo is dhexgalka- dhamman-guddiga degmooyinka ee dugsiyada oo dhan, sharci
dejiyaha Colorado waxaa u soo kordhiyay “Arrin Diidma ah” qaacidada Xeerka Dhaqalaha Dugsiga.
• “Arritan Diidmada ah” waxay saamayn weyneku yeelatay yareynta maalgelinta dugsiga Colorado
ilaa heerkaas halkaas oo aan wali heli maalgelinta ugu badan ardaygii sida aan samaynay 2009.
12
$6,941 $6,873 $6,858 $7,013
$7,355 $7,606 $7,672 $7,744
$7,894$8,174 $8,292
$8,451$8,634
$6,000
$6,500
$7,000
$7,500
$8,000
$8,500
$9,000
FY09-10 FY10-11 FY11-12 FY12-13 FY13-14 FY 14-15 FY 15-16(Forecast)
Saamayna Arrinta Diidmada PPR
PPR PPR excluding Negative Factor
AMA
Jadwalka Hawsha 1
13
Dowladda federalka waxay bixisa maalgelinta ugu badan ee dugsiga
Kuraafadka- Canshuur bixiyaasha deegaanka iyo gobolka ayaa bixiya maalgelinta ugu badan ee
dugsiga
Maalgelinta DPS wali laga soo kabanin Dhicii weyna
Xaqiiqda - Maalgelinta DPS waxay si weyne hoos ugu dhacday intii lagu jiray Dhici weyna walina
way ka hoosaysa heerarka 2009
Dugsiyada DPS waxay ka heshay kordhinta weyne ee canshuuraja sababto dollarada canshuurta
xashiishka.
Kuraafadka - Canshuuraha xashiishka waxaa lagu bar tilmaamaysta in ay taageerto
degmooyinka leh dhaqalaha yar guud ahaan degmooyinka miyiga, micnaha Denver ma oga inta
badan isha maalgelintan
14
XAQIIQDA ama KHURAAFADKA SIDA DUGSIYADA DPS AY HELAN MAALGELINTA
Mark Ferrandino,Madaxa Sarkaalka Dhaqlaha
Dugsiga
Dustin Kress,Maareeyaha, Waajibaad guud iyo Barnaamijyada Is-af-garashada
15
David SuppesMadaxa Sarkaalka Dhaqalaha
Dugsiga
Dustin Kress,Maareeyaha, Wada-dhaqanka iyo Barnaamijyada Is-af-garashada
16
Waa maxay Wada-dhaqanka & Is-af-garashadaka?
Waajibaad Wada-dhaqanka
GuudIs-af-garashadaashada
Ilaha Maal-
gelintaCanshuuraha hantida Canshuuraha hantida
Baaxadda
Maalgelinta
Maalgelinta Hal-mar
Raaummalka maal-gelinta waa
degmadeena oo kaliya
Maalgelinta soo noqota sanadkii
Raaummalka maal-gelinta ama
kharashka hawlgalka degmadeena oo
kaliya
Maal-gashiga
La ogolaan
karo
• Dugsiyada Cusub
• Haggajinta Dhismaha/dib u
habaynta
• Iibsashada Dulka
• Qalabaynta ama alaabta
dhismaha
• Farsamada
Wax walba waa la ogolaan karaa,
DPS waxay leedahay taarikhda
isticmaala maalgelinta
• Macalimiinta
• Buugaagata
• Farsamada
Maalgelinta
Xididan
Kharashaadka shaqada (Macalimiinta,
qaybinada)Midna
17
Waa maxay Wada-dhaqanka & Is-af-garashadaka? - Jadwalka Hawlaha
Kulanka maal-gashiga waxaa maalgeliyay Wada-dhaqanka ama
Is-afgarashada
Wada-dhaqanka Maal-gashiga Is-Af-Garashada
Haggajinta Garoonka Ciyaaraha
Ilaha Manhajka Cusub
Barnaamijka Dugsiga Kaddib
Dhismaha Cusub ee Dugsiga
Dib u Habaynta Wada Baakinka
Luudh
Macaliminta
Dib u habaynta fasallada
Farsamada
Waa maxay Wada-dhaqanka & Is-af-garashadaka? - Jadwalka Hawlaha
Kulanka maal-gashiga waxaa maalgeliyay Wada-dhaqanka ama
Is-afgarashada
Wada-dhaqanka Maal-gashiga Is-Af-Garashada
x Haggajinta Garoonka Ciyaaraha
Ilaha Manhajka Cusub x
Barnaamijka Dugsiga Kaddib x
x Dhismaha Cusub ee Dugsiga
x Dib u Habaynta Wada Baakinka
Luudh
Macaliminta x
x Dib u habaynta fasallada
x Farsamada x
Saamaynta 2012 Wad-dhaqanka iyo Is-af-
garashada
Liz Wolfson, Maamuulaha GALS
20
Baarista 2016 Wada-dhaqanka iyo
Is-af-garashada: 21
Baarista Surtagalka 2016 Wada-dhaqanka iyo Is-af-garashadaka:
• DPS waxay bilowday nidaamka qorshaha bulshada si loo talo Guddiga Waxbarashada
• Guddiga Talada Qorsheynta Bulshada (CPAC) waxay ku talin doonaan haddii ay tahay DPS ay sii wadi doonto waajibaad guud, is-afgarashada ama labadaba iyo, sida mudnaanta maagelinta loogu dabooli lahaa dadaallada codbixinta.
• Nidaamk qorsheynta wuxuu dhici doonaa Febraayo – Maajo 2016 oo ay la socoto taalooyinka Guddiga Waxbarashadaee Juune
Febaraayo Maarsho Abriil Maajo Juun Luuliyo Ogoosto Sebteembar Oktoobar Nofeembar
CPAC Bilowga
CPAC Talooyinka Guddiga Waxbarashada
Guddiga WaxbarashadaCodbixinta Waajibaadka guud iyo Is-af-garashadaka Is-af-garashadaashada
Doorshada 2016
22
Guddiga Talada Qorsheynta Bulshada ee 2016
Gudoomiyaasha Guddiga Qaab dhismeedka Guddiga:
• 70+ xubnood soo socta
daafaha Denver
• Ugu yaran 8 xubnood oo
ka socota gobol kasta ee
Denver (Waqooyi-galbeed,
Waqoyi-bari, Waqoyi-
barida Foog, Koonfur-
bari,Koonfurgalbeed,
Dhexe)
• Awoodda jinsiyada kala
duwan (XX ee yy)
• Awoodda matalaada
waalidiinta (XX%)
Ruben Valdez Christine Benero
Eddie Koen Bruce Hoyt
23
Baarista 2016 Wada-dhaqanka iyo Is-
afgarashada: 24
Tixgelinta 2016 Is-Afgarashada Maalgelinta
• Diyaarinta bilaabida ee CPAC, waxaan bilaabay habka ballaaran ah degmada si ay u eegaan maalgalinta surtagalka ah
• Waxaan la hadalnay Maamuulayaasha, Hogganka Waxbarashada, hoggamiyaasha sare iyo Guddiyadeenasi ay miisaamaan ikhtiyaarada kala duwan
• Waxaan ku dheeranay dooda Qorshaha Denver 2020
Macalilmiin aqoon u leh Fasal Kasta,
Hoggamiyaal Sharaf leh
Dugsi Kasta:
Fikar macalinka iyo ku dayashada
hogganka dugsiga
Waqtiga dheeriga ee qorsha macalinka & wada shaqaynta
Maalgeinta Hore:
Taageerada farbarashda hore
sida xirfada hormarinta
macalinka iyo barista kooxda yar
Diyaar u ahaanshaha Kuliyadda &
Shaqada
Gaarista koos shaqada ee kulliyada iyo
fursadaha xirfada
Farsamada fasalka ee qarniga 21
Taageerada Ilamaha oo Dhan
Taageerada ardayda ee caafimaadka
dareena buldhada iyo hawlgelinta
ardayga
Kobcinta dugsiga iyo waxbarashada
kuleelaha
Maal-gashiga Is Af-garashada waxay dar-dargelinaysa qorshaha hormarka Denver ee 2020
Dugsiyo Wanaagsan oo Xaafad Walba ah
Aasaasida Guulaha oo
gudaha Dugsiga ah
Diyaar u ah Kuliyadda
& Shaqada
Taageerada Carruurta
oo Dhan
Xiritaanka Fursada
Bannaan
26
Maxaa laga yaaba in ay tani u tahay dugsigaaga?
Maal-gelinta badan ee dugsiyada
ee adeegyada caafimaadka
dareenka-bulshada, barnaamidka
hawlagelinta ardayga, iyo
kobcinta
Gacamaha-u furan wayo-
aragnimada shaqada iyo koorsada
shaqada ee heerka-kulliyadda
Cilmiga farsamada fasalka ee
cusboonaysiyay
Macalimiinta tabar heer sare leh
farashada fasalka ECE-3aad
Taageer akhriyaasha kass oo la
dhibtoonaya
Maalgelin badan dugsiyada
Hogganka Macalinka &Wada-
shaqayn
Tabaris iyo wada-shaqayn si loo
caawiyo dhamman koritaanka
macalimiinta
Macalilmiin aqoon u leh Fasal Kasta,
Hoggamiyaal Sharaf leh
Dugsi Kasta
Maalgeinta Hore
Diyaar u ah Kuliyadda &
Shaqada
Taageerada Carruurta oo
Dhan
Macalimiin waxtar badan iyo
hoggamiyaal
Haynta sare ee macalimiinta iyo
hoggamiyaasha
Si weyne loo kordhiyo tirada
ardayda ku akhriso ama heerka
fasalka 3aad fasalka
Heerka qiimaynta qalin jabinta la
korhdiyay
Deynta yar ee ardayga kuwaas oo
aadaysa kulliyada
U diyaargarowga dhaqalaha qarniga
21naad
Natiijooyinka la filayo
Carruuta caafimaadka leh waxay
diyaar u yihiin in ay wax bartan
Kordhinta xaadiritaanka iyo waqtiga
lagu jiro fasalda
Wayo-aragnimada waxbarsahada ee
sida wanaagsan- u soo kobacday
Maalgelinta Surtagal ee Af-garashada A
rda
y K
as
ta W
aa u
u G
uu
lays
taa
27
Maxay u tahay tani DPS?
Canug Walba Wuu guuleystaa!
Mudnaansiinta Maalgelintaa Surtagal ee Af-garashada QAYBTA 1
• Sidee mudnaan u siin lahayd mid ka mid ah 4 aagaaga maalgeshiga loo soo jeediyay
– Waa mxay ugu muhiimsan fakerkagaaga?
– Sabab?
• Qaado daqiiqad iyo buuxi warqadda si siiso jawaab celinta DPS:– Tixgeli sida aad jeceshay in aad ugu kala qaybiso $100 mid ka mid ah
aagaga 4 maal-gashi
• Ma u kala qaybin lahayd dhamman si simaan 4 oo dhan?
• Dhammantood ma maalgelin lahayd mid ka mid ah oo kaliya?
• Ma maalgelinaysa inta badan qaadashadaada sare 1 ama 2 iyo wax kuwa kale.
29
Mudnaansiinta Maalgelintaa Surtagal ee Af-garashada QAYBTA 2 Jadwalka Hawsha
• Hadda, waxaan samayn doonaa hawsha ballaran-ee jadwalka.
• Kala hadal ahmiyadaada kuwa aad isku miiska tihiin.– Dhamman ahmiyada ma siiay aagaag maal-gashiga isku midka ah?
Kala duwan?
– Sababta • Miiska kasta wuxuu si wada jir ah u go’aansan doona sida loo “kharash garayay” 10 qoraal ee lagu soo dhigay miiska.
― Maalgelin lahayd dhamman hal aag? Ama waxaad ku faafaafin lahayd aagaag badan?
• Marka aad diyaar noqto, hal wakiil miis kasata waa inuu yimaada sabuurada waana inuu “maalgashada” qoraala la soo dhajiyay sida u miiska go’aansaday.
30
Soo koob La Wadaag
31
Jadwalka CPAC ee 2016 Wada-dhaqanka & Is-af-
garashada 32
Sida Looga Qaybqaato
1. Dhamman qorsheynta kulamada waxay u furan yihiin dadweynaha waxayna yeelan doonaan fursadaha faalooyinka dadweynaha. Kulankeena xiga waxaa noqon doonaa Isnin Feberaayo 29ka marka ay tahay 5pm Dugsiga hoose Byers (150 S Pearl Denver 80209)
2. Liiska xubanaha guddiga waxaa lagu soo dhajinaya bond.dpsk12.org fadlan la xirir xubanaha guddiga ee jaaliyadaada lana wadaag mudnaantaada.
3. Waxaad sidoo kale la wadaagi kartaan guddiga fikradhiinaguddiga idinkoo imeel soo diraya [email protected]
33
Talaabooyinka Xiga
• Talaabooyinka xiga Waraaqaha siinta
• ELA DAC Kulanka kadib
• Qiimayn
• Fadlan soo celi makarafoonkaaga
34
Kulanka xiga Kormeeraha ee Waalidka
Talaadada, Abriill 12ka
Mowduuca: Sinaan iyo Ka mid noqosho
Goobta: Xarunta Dhacdada ee PPA2105 Decatur Street, Denver
35