4
Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada Ardayga Tusaalooyinka wuxuu ilmahaaga ka baran doona fasal walba FASALKA 6AAD Dugsiyada Dadweynaha ee Denver (Denver Public Schools) wuxuu isku duubay Heerka Waxbarashada Colorado si loo huubiyo inay ardayda diyaar u yihiin guusha qarniga 21aad. Tilmaamahan waalidka waxay bixisa guudmar ku sabsan wuxuu ilmahaaga ka baran doona luqadaha fanka, xisaabta iyo cilmiga bulshada, ku salaysan heerka waxbarashada fasal walba. Waxaay kalo sharaxda qababka aad guriga ka caawin karta waxaana kamid ah kheyraadka wax tar leh oo dheerad ah. { {

Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada Ardayga...keexaya tamarta qorraxda, wana lagu saadaalin kara oo lagu sharxi karo noocyada kakan oo kala duwan. p Baro boosaska iyo dhaqdhaqaaqyada

  • Upload
    others

  • View
    4

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada Ardayga...keexaya tamarta qorraxda, wana lagu saadaalin kara oo lagu sharxi karo noocyada kakan oo kala duwan. p Baro boosaska iyo dhaqdhaqaaqyada

Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada ArdaygaTusaalooyinka wuxuu ilmahaaga ka baran doona fasal walba

FASALKA 6AADDugsiyada Dadweynaha ee Denver (Denver Public Schools) wuxuu isku duubay Heerka Waxbarashada Colorado si loo huubiyo inay ardayda diyaar u yihiin guusha qarniga 21aad. Tilmaamahan waalidka waxay bixisa guudmar ku sabsan wuxuu ilmahaaga ka baran doona luqadaha fanka, xisaabta iyo cilmiga bulshada, ku salaysan heerka waxbarashada fasal walba. Waxaay kalo sharaxda qababka aad guriga ka caawin karta waxaana kamid ah kheyraadka wax tar leh oo dheerad ah.{

{

Page 2: Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada Ardayga...keexaya tamarta qorraxda, wana lagu saadaalin kara oo lagu sharxi karo noocyada kakan oo kala duwan. p Baro boosaska iyo dhaqdhaqaaqyada

TuSAALooyinKA WAXyAABAHA iLMAHAAGA KA BARAn DoonA FASALKA 6AAD

standards.dpsk12.org

p Bixi soo koobida qoraalka faahfaahsan.p Ogow mawduca ama fikirka muhiimka qoraalka iyo qabka loo muujiyo.p Qeex qabka u sheekada gaarka ama qoraalka udhaca iyo sida ay jiilayaasha ay ka jawaaban horumarka riwaayada.p Isticmaal xeelado kala duwan si loo ogaado micnaha ereyada aan la aqoon qabka loo isticmaalay qoraalka. p Isbarbardhig oo kala saar qoraalada kala duwan, kujira gabayada, sheekoyinka iyo buugaagta sheekoyin taariikhi.p Fahan macnaha ereyada iyo jumlado tuusaale ahan iyo soojeedin (suugaan). Macnaha tuusaalaha erey ama jum lad haddi iyo gor waxaa ka baxsan macnaha suugaanta, sida weedhan “Waxaa dacaya bisaado iyo eeyo’’ (“It’s raining cats and dogs.”)p Ogow oo qiimeey dacwo iyo muran ka jira qoraal.p Taageer dacwadaha qoraal wata sabaab cad iyo caddayn habboon.p Soo saarida qoraal nadiif oo is hambarsan ku habboon shaqada, ujeedada iyo dhagaystayaasha. p Kaqaybgal wadahadalka fasalka ku saabsan qoraalada iyo maaddoyinka kaladuwan.p Samay mashariic cilmi baaris gaaban si aad uga jawaabto su’aalaha, adigo isticmaalaya ilaha kaladuwan.

Fanka Luqadaha

p Fahmidda iyo isticmaalida nuxurka saami qumman iyo beega, iyo isticmaalida luqada saxda si aad u sharaxdid (tu usaale ahan, saami qumman ee ballasha ilaa afka qoox shimbir waa 2 ilaa 1, sabaabto oo ah 2da ballal baa wuxuu leeyahay 1 af).p Kudhisan cilmiga iskudhufashada iyo kala qaybinta si loo kala qaybiyo laba jajab.p Iskudar, kalajar, kudhufo oo kalaqaybi jajab tobanle tiro badan dhaqsi ah oo saxsan.p Baro in nambarada iskudarka iyo kalajarka in ay ku saafan yihin labada dhinac ee 0 ka bilaawda diiliinta nambarada.p Isticmaal jooga nambarada, iskujira nambarada kalajarka, sida cabbirka raadinta ama saarida dhibicda gaarafka.p Qor oo ogow qiimaha tibaaxaha jibbaaradda nambarada keli keli ah (sida 15+32).p Ogow oo qor tibaaxaha xisaabta siman adigo isticmaalaya siifoyinka hawlgalada. Tuusaale ahan, ogow in 2(3+x) ay la siman tahay 6+2x.p Fahan ka shaqaynta isla’egta sida 2+x=12 ay micnaha u la tahay ka jawaabida su’aasha, “x maxaa laga doonaya in ay noqoto si u bayaankan noqdo mid sax ah?”p Soo bandhig oo baar xiriirka udhexeeya doorsoomayaasha madax banaan iyo kuwa aan madax baanayn. p Xalli xuujoyinka ka kooban beed iyo muuga.

Xisaabta

Akhrinta waxyaalaha khiyaali ah iyo dhabta ah heer fasal si feejigan si loo taageero baaritan

Barrida iyo xallinta xujooyinka ereyada adigo isticmaalaya nuxurka qiimaha iyo saami qumman

Page 3: Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada Ardayga...keexaya tamarta qorraxda, wana lagu saadaalin kara oo lagu sharxi karo noocyada kakan oo kala duwan. p Baro boosaska iyo dhaqdhaqaaqyada

[email protected]

TuSAALooyinKA WAXyAABAHA iLMAHAAGA KA BARAn DoonA FASALKA 6AAD

p Baro qabki awoodaha gudaha Dhulka iyo sagxada ay ka dhisan tahay, burburka iyo isbedelka qolofka Dhulka.p Baro qabki qolofta Dhulka waqtiga isku bedella saababaha la xariira xoogaga sida dhulgariir iyo fatahyada.p Fahan qabki biyaha ku qaybsan tahay Aduunka oo ku wareegsan badaha, barafka qulqulaya, webiyaasha, biyaha dhulka iyo jawiga.p Cilmi baaris ku samay oo qiimey xoogta iyo macluumaad ku sabsaan noocyada iyo heelitanka ilaha Dhulka dabiciiga ah ee kala duwan.p Baro qabka dhacdoyinka jiyoolijiga muhiimsan sida dhulgariiryada, qarax uurada, fiinta bartamaha badwaynta iyo aas aaska buuraha inay ku lug leeyihin saxanka xuduudaha Dhulka oo ay yeelayn ku samayay dhaqdhaqaaqa saxanka.p Fahan in waqtiyada jiyoolijiga, taariikhda iyo qababka isbedelka noloosha waxaa lagu muujiyay qolofyada iyo faaryada is daba joog ah, laablaamida, kala bixidda iyo kor ukicida lalabyada dhagaxanta faaryada.p Faham in cimilada ay sabaab u tahay isdhexgalka kakan ee jawiga kala duwan Dhulka, dhul ama biyo kuwaas oo lagu keexaya tamarta qorraxda, wana lagu saadaalin kara oo lagu sharxi karo noocyada kakan oo kala duwan.p Baro boosaska iyo dhaqdhaqaaqyada Dhulka, dayaxa iyo qorraxda in lagu isticmaali karo si loo sharxo waxyeelaynta muuqda, sida xilliyadda iyo qorrax madoobaad.

Sayniiska

Cilmiga bulshadap Baar oo turjun ilaha taariikhi ah si aad u waydiso oo su’aalaha cilmi baaris ku samaysid.p Ogow qabka dhaqamadda kala duwan oo kaydiyan taariikhda.p Wax ka baro taariikhda waayaha hore, shaqsiyaadka, kooxyada, fikradaha iyo maaddoyinka gobolada ku taala kala barka Aduunka (Western Hemisphere) oo fahan xiriir udhexeeya labadooda.p Baro qabka isticmaalka waxyaabaha juqraafiga xal unoqon kara xuujoyinka ama dhibaatoyinka. Tuusaale ahan, farsamada waxay caawin karta ogaanshaha faafida cudurka.p Fahan qabka ay u kala duwan yihin iyo qabki ay isdhexgalan biniaadam iyo hababka jirka. Tuusaale ahan, waddamadad waxaay isticmaalan macluumaad juqraafiga si ay u ogaadan meeshi ay heeli lahaayeen magaaloyinka, dhisiidda waddoyinka ganacsi iyo samaynta hababka nabadgalyada sida qalcado.p Ogow oo baar hababka dhaqallaaha kala duwan, kamid ah dhaqameed, amar, suuqa iyo dhaqallaaha isku jira.p Baro in kaydinta iyo maalgelinta ay yihin tabarucaadka muhiimka ah ku ah ladnaanta dhaqaale.p Baar isku xirnaanshaha Maraykanka iyo waddamada kale. Tuusaale ahan, tixgelin sii qabka fikradaha siyaasada iyo dadka muhiimka ay isdhexgal usamayeen oo saamayn ku yeeshen waddamada. p Isbarbardhig hababka kala duwan dawlada.p Ogow qabka habab dawlad kala duwan la xiriiran muwaadiniintooda. Maadoyinka waxaa kamid ah dimooqraadi iyo dawlad talisnimo.

Ahmiyaad siinta sayniiska Dhulka: kheyraadka dabiiciga, cilmi dhul (Jiyoolijiga) iyo cimilada

Baridda kala barka Aduunka (Western Hemisphere), qabki ay dawlado kala duwan la xiriiran muwaadiniinta

Page 4: Tilmaamaha Waalidka xagga Waxbarashada Ardayga...keexaya tamarta qorraxda, wana lagu saadaalin kara oo lagu sharxi karo noocyada kakan oo kala duwan. p Baro boosaska iyo dhaqdhaqaaqyada

Qasab ma ahan in aad khabiir noqotid si aad ilmahaaga ugu caawiso dugsiga. Heerka Waxbarashada Colorado (Colo-rado Academic Standards) waxay diirad saarta fikirka muhiimsan. Sidaas darted hadi aad waydisid ilmahaaga saddex-dan su’aalo oo fudfuduud waxay ku caawin karta koritaanka fahamka qooto dheer: • Waydi “Sidee u samaysa waxaa’’ si aad ugu dhaliso ilmahaaga inuu u fikiro sidi ay ama sidi u jawaabta ku hee shay ama uku heelay. • Waydi “Ma i caddayn karta’?’’ si aad ugu dhiirigeliso ilmahaaga si ay ama si u ku sharxo sabaabta ay ama u aamiinsan yahay in jawaabtu saxda tahay. • Waydi “Maku isticmaali karta waxaan nolosha dhabta ah?’’ si aad uga fikirtid sidi aad u isticmaali lahayd waxaa ay ama u barto maalin walba noloshiisa ama noolosheeda.

Ma raabta in aad wax badan bartid?

Waxaad Ka Ciyaarta door Muhiim

WAD CAAWin KARTA GuRiGA

Kheyraadka: Bogga DPS waxay bixisa macluumaad dheerad ah iyo kheyraadka waalidka ku salaysan heerka waxbarashada iyo sidi aad ku caawin karta guriga. Booqo standards.dpsk12.org si aad u heeshid kheyraadka soo socota:

Tilmaamaha DPS: • Tilmaamaha waalidka lagu talagalay dhamaan heerarka, ka mid ah waxqabadyada si aad ilmahaaga ugu caawiso guriga. • Heerarka iyo ardayda baahida gaar leh. • Filnaanshaha farsamada ee fasal walba.

Su’aalaha: Wixii su’aal, fadlan la xariir emailkan [email protected].

Fanka luqadahap Ilmahaaga sii waqti iyo meel uku akhriyo keligiisa, buuq la’aan sida TVga.p Waydi ilmahaaga wuxuu ka bartay ama waxay ka baratay akhriska. Kawadahadla dhacdoyiinka hada, wadaag xiisadaha iyo waxa la higsanayo mustaqbalka logu talagalay waxbarashada iyo shaqada.p Ilmahaaga la dhagayso waariye TV-ga, siyaasi ama khudbo jeediye kale. Waydi ilmahaaga in uu sheego fikrada ugu muhiimsan u kahadlaya khudbo jeediyaha. Khudbo jeediyaha miyuu isku dayayay inuu wax ka dhaadhiciyo dhagastayaasha? Sidee?p Dhiirigeli ilmahaaga inuu maktabada ka barto ama Internetka noloosha bulshadiina siduu aha 100 sano ka hor. Ilmahaaga hakugu qoro sheeko, gabay ama riwaayad ku sabsaan xilligaas.p Booqo madxafyada, beeraha xayawaanaadka, masraxyada, goobaha taariikhi, quraaradda wawayn oo biyo kujira iyo meelaha kale waxbarashada si loo saara kiciyo gaadhista ilmahaaga aqoon cusub iyo ereyada micneysan. p Isticmaal farsamada si aad ugu caawiso dhisiidda xiisaynta ilmahaaga xagga akhriska. Waxaa jira bogaaga internetka ay ilmaha ka akhrin karan buugaag ama maqaalada si toos ah. Kumbiyutaarka wuxuu caawin doona ilmahaaga ereyada uusan ama aysan akhrin karin keligiisa ama keligeeda. Maktabadaha waxay sido kale leeyihin kumbiyutaaro ay ilmaha isticmaali karan si ay u gudaha ugashan bogaagaas. Haka xishoonin inaad waydisid maktabada haye ama macallinka ra’yi bixiinta.

Xisaabp Baar “ereyada xujooyinka” ee noloosha dhabta ah. Tuusaale ahan, waydi ilmahaaga inuu sheego xawaraha isku celceeliska safarada qoyska, ku salaysan masafada laso dhaafay iyo waqti la qaatay; ama qiyaasi waqtiga u safarkaas qaadan karo, marki lagu siiyay fogaanta iyo xawaraha celceeliska.p Waydi ilmahaaga inuu tiriyo qiima beega waxyaabaha laga iibsaday dukaanka khudarta. Tuusaale ahan, haddi 2 baundh oo bur ah ay tahay $3.00, immisa ayaa la siista burka calaa baundhka?p Ilmahaaga ha sheego qiimaha waxyaabaha loo baahan yahay marki wax la karinaya. Tuusaale ahan, haddu habka loo samaynta cuntada qaadanaysa 8 koob baaris ah si loo adeego 4 qof, immisa koob oo baaris loo baahan yahay si aad u adeegto 6 qof?p Raadi beedka darbiyada iyo saqafka qolka si aad u ogaato qiimaha rinjiyeynta qolkaas.p Dhiirigeli ilmahaaga inuu raaco mar walba marku xujaada adkaato. Taani wuxuu caawin doonta ilmahaaga inuu ogaado in qof walba baran karaa xisaabta.

Tilmaamahan waxaa lagu horumariyo ayado la adeegsaday kheyraadkan dibbida sosocota (waxaa sido kale laga heli kara bogga heerka DPS): • Waaxda Waxbarashada ee Colorado (Colorado Department of Education) filnaanshaha heer fasal lagu talagalay dhamman 10 10ka Heer Waxbarashada Colorado (Colorado Academic Standards).• Tilmaamaha guusha waalidka qaranka ee PTA, ah heer fasal, ee luqadaha fanka iyo xisaabta. Waxaa kamid ah waxqabadyada oo ilmaahaga lagu caawiyo guriga. Ingiriisi iyo Isbanish.• Guddiga Dugsiyada Magaalada Waawayn (Council of Great City Schools) qorshaha wadada waalidka, oo heer fasal, ee luqadaha fanka iyo xisaabta. Waxaa ka mid ah waxqabadyada ilmahaaga lagu caawiyo guriga. Ingiriisi iyo Isbanish.