12
Wadashaqayn iyoYididiilo oo u dhaxeysa dugsiga iyo guriga Masuuliyadda waalidka iyo kusoo daridda waalidka Buugyar

Samarbejde_Somali

Embed Size (px)

DESCRIPTION

Masuuliyadda waalidka iyo kusoo daridda waalidka B u u g y a r

Citation preview

Page 1: Samarbejde_Somali

Wadashaqayn iyoYididiilo oo u dhaxeysa dugsiga iyo guriga

Masuuliyadda waalidka iyo kusoo daridda waalidka

Bu

ugy

ar

Page 2: Samarbejde_Somali

Wadashaqeynta u dhaxeysa dugsiga

iyo guriga waa wax muhiim, mincna-

na ugu fadhiga canuga nolashiisa.

sida waqtiga uu dugsiga dhiganayo.

Waalid badan ayaa taageera shaqada

uu hayo dugsiga, lakiin shaki ka

qaba sida ugu wanaagsan ay shaqada

u qabanayaan. Waa in ay jirta aqoon

iyo isfahan yididiilo wadaag.

Waxaa muhiim ah horumarka ardayga qof ahaan iyo

waxbarasho ahaan, waalidkuna waxay danaynayaan caruurta

waxbarashadooda, iyo inuu si firfircooni ah ugu qaybgalo

shaqada dugsiga. Wadashaqayntu waa iney ku dhisnaataa

wada hadal qiimo leh oo u dhaxeeya dugsiga iyo waalidka

iyadoo labada dhinac ay is dhageysanayaan, tixgelinayaanah

ra’yiga labada dhinac.

Waxaan rajaynayaa idinka waalid ahaan inaad qaadaan

masuuliyad ahaan in canugu yimaado dugsiga asagoo u diya-

arsan inuu fahdo nidaamka waxbaridda iyo isagoo soo na-

stay, haystana quraac tayo leh. Idinku waalid ahaan waxaad

filaysaan in canugiinna qaabilaan shaqaale barbaariyaal ah

oo aqoon sare u leh barbaarinta oo u diyaarsan qaabilaadiisa.

Bii’ad wanaagsan ee waxbaridda ee cariirta waxay xamba-

arsan tahay wadashaqayn mira dhal ah una dhaxeysa

dugsiga iyo guriga, wadashaqeyntaas waxay qayb ka tahay

iney ku abuurto fasalka bii’a xasilan oo amaan leh iyo waayo

aragnimo wadaah ee macalimiinta, ardayda iyo waalidka.

Buuggan yar waa in loo arkaa inuu gacan ka geysanayo

doodan, sidii waalidka iyo dugsiga iyadoo wada shaqeynaya,

waxay labadu awoodaan ku dhaganaadaan siina wadaan

horumarka dugsiga, sii socoshada arrinta waxay ku tusinay-

saa soo bandhigid wanaag iyo waxbarid wada socda iyagoo

gacanta is haysta. Halkaasoo waalidka iyo macalimiintu

Waalidka qaaliga ahoow

midkasta aqoontiisa iyo fahamku wadajirka u abuurayo

ardayda deegaanka Odense xad go’aan kan ugu wanaagsan.

Buuggan yar wuxuu u shaqeenayaa sidii dood furan in

lagu qaadaadhigo maamulka dugsiga, xiriirka qaabilaada

waalidka iyo lakulanka waalidka. Taasi waxay ka kooban

tahay dhowr wadiiqo oo wax lagu xalliyo iyo laba daran mid

dooro, taasoo abuuri karta barta bilowga ee faaqidaadda.

Ujeedadu ma ahan in qofku helo jawaab aan mugdi ku jirin

og gabagabada buuggan yar. Arrimahaasi iyadoo la eegayo

aasaaska hoose wey ku kala duwan yihiin min dugsi ilaa

dugsi. Intaas waxaa dheer buuggan yar dugsi kasta wuxuu

qaadan doono go’aan la xiriira yididiilada.

Buuggan yar wuxuu wataa buug, kaasoo qeexaya bund-

higga la xiriira fursadaha iyo dhibaatooyinka dhexyaala

wadashaqeynta dugsiga iyo guriga. Buuggani wuxuu noqon

doonaa qalab fiican oo loo adeegsato falanqaynta iskuxirna-

anshada iyo maamulka dugsiga, halkaas xoog la saarayo

wadashaqeynta guriga.

Waxaan rajaynaynaa in waxyaalahan ay noqon karaan qalab

ama fikrad helin la xiriirta

waxyaalahan, taasoo hoos

ahaan noqon karta walax

ama cunsur saameyn leh oo

hoogeeya wadashaqeynta

meelmeed ee dugsiga iyo

guriga.

Jane JegindLa-taliye

2

Samarbejde og forventninger imellem skole og hjemForældreansvar og forældreinddragelse

fte

Buug

Page 3: Samarbejde_Somali

§1.farqadda 1. Dugsiga aasaasiga ah waa waajib iney la

shaqeeyaan waalidka, iney caruurta siiyaan aqoon iyo karti

taasoo ayaga u diyaarineysa iney sii wataan waxbarasha-

dooda, siiyaanna hammi ay wax ku sii bartaan si u ogaada-

an dhaqanka iyo taarikhda daanishka, iney siiyaan faham

dalaka kale iyo dhaqankooda, iney gacan ka geystaan iney

fahmaan isdhexgalka dabeecadda iyo horumariyaan dhinac

walba ee arday kasta.

§2.farqadda 3. Ardaydu iyo waalidka waa iney la wadas-

haqeéyaan dugsiga si laa jaan qaadi karta hadafka dugsiga

aasaasiga ah.

Muxuu leeyahay sharcigu?

Laga soo minguuriyay habdhaqanka caruuta iyo dhalinlyada ee Degaanka Odense

Hafad, Aasaas qiimo leh iyo ujeeddo

Aasaas qiimo leh

Habdhaqanka deegaanka Odense og qaybta maamulka

caruurta iyo dhalinlyada waxaa aasaasx qiimo leh u ah

dhaqanka iyo hiddaha daanishka. Waxyaaha ay qiimeeyaan

bulshada daanisha oo ayna ixtiraamaan waxaa mid ah

dhaqanka dadka kale. Shaqada qaybta maamulka caruurta

iyo dhalinyadu waxay ku dhisan tahay:

● Horimarinta caruurta ee isqiimeyta iyo dareemid

isaqoonsi

● Lawadaaga go’aanka iyo lawadaaga mas’uuliyadda

● Ixtiraam canug kasta oo leh wax gaar ahaaneed oo uu

kaga kuwan yahay dadka kale iyo baahi

3

● Tartan iyo iska ushaqaysi

● Amaan, xannaano og nolol caafimaad qabta

● Wadasinaan shaqo

● Kuwaajibid wadajir og caruurta awoodooda iney

dhaxgalaan bulshada iskxirnaanteeda

● Waa mas’uuliyadda waalidka iney noqdaan qofka

ugu muhiinsan nolasha caruurta

● Danta caruurta waa muhiim, haddii ay timaado dano

iska hor-imaanaya iyo mushkilad ee xaaladda ku saab-

san caruurta iyo dhalinyada

➔ 4

Marka laga reebo gundhiga dhexe ee hadafka, taas uguma

taalo sharciga mowduucd ku saabsan sida wada shaqaeyn-

ta dugsiga iyo gurigaIntaas waxaa dheer, xadka gunddhiga

la qeexay ee, waxaa jira dhowr xad ee deegaanka, taaso u

baahan in la tixgeliyo. Guddiga deegaanku wuxuu meel

mariyay habdhaqan caruurta iyo dhalinyada. Habdhaqan-

kan waa mid lagu maamulayo shaqada hoose ee qaybta

maamulka caruurta iyo dhalinyada, sidoo waa ku

dhaqmaya qaybta dugsiga. Waxaa la dhici karaa waa mab-

da’a dugsiga ee la xiriirta wadashaqeyn dugsiga iyo guriga

taasoo waajib ah in la tixgeliyo xadka deegaanku qeexay.

Page 4: Samarbejde_Somali

Ujeeddo

Waxaa jira xiriir guud ee u dhaxeeya caruurta iyo

dhalinyada maalinta kasta. Taasi micnaheedu wuxuu

yahay in:

● Caruurtu iyo dhalinyada ay leeyihiin isasaameyn

arrimaha dhexdhooda ah oo ku saabsan xaaladda

iyaga u gaarka ah

● Caruurta, dhalinyada iyo waalidka waxay arkaan

isu xirnaanshada iyo dadaalada iska bedella xarun

ka xarumo lagu hayo caruurta, xarlun ka xarun

maalmeedka caruurta, dugsi ka dugsiga waqtiga

firaaqada, dugsi ka dugsi tacliinta dhalinyada

● Caruurta iyo dhalinyada waxay arkaan ixtira-

am iyo wadashaqeyn u dhaxeysa dadka

muhiimka u ah nolashooda sida waalidka iyo

dadka kala shaqeeya nolashooda

● Canug iyo dhalinyaro kasta waxa aasaas u ah mar-

kahoreba hawsha qaybta qabato qaybta maamulka

caruurta iyo dhalinyada

● Waxaa jira ka foojignaan gaar ah oo lagu taage-

rayo baahida caruurta iyo dhalinyada u gaarka ah

Waxa laga filayo Waalidka

Waxaa laga filayaa waaladku iney aqoonsadaan iney

leehiyiin mas’uuliyadda kowaad ee edbinta caruur-

tooda, horumarkooda, bulaanlintooda iyo wanaagoo-

da. Taas micnahooda waxay tahay in:

● Waalidku firfircoon yahay, wadashaqeyn leh oo la

xiriirta horumarka iyo wanaagga carurrutooda

● Waalidku waa inuu taageera kana qayb galaa kula-

mada iyo ratibaaka ama festooyinka ay sameeyaan

xarumaha caruurta lagu xanaaneeyo

● Waalidku waa iney ku taageeraan caruurtooda ka

qaybgalka majabaxsiga ay sameeyaan xarumaha

xanaanada caruurta iyo rixladaha ama meel soo

jiifad dugsu soo abaabulo

Ka qaybgelin waalidka

Taas micnaheedu wuxuu yahay in:

● Waalidku waa inuu leeyahay wadashaqeyn qiimo leh oo u dhi-

ganta tan dadka ay wadashaqeyntu ka dhaxeeyso, waan ineyna

kulamada ka qayb galayaan iyadoo si muuqaal ah oo waji fur-

furan oo daacad leh

● Waalidka waa in taageero laga helaa si loo arko loogana

faa’ideysto awooda kaalinta waalidka

● Canuga wanaagiisa caadiga ah waxaa lagala gorfeeyaa waalidka

● Waalidka iyo dadka ay wadashaqeyntu ka dhaxeyso waxay ka

doodaan oo ay qeexaan waxa laa rajaynayo wadashaqeynta laba

dhinac

● Waalidka iyo dadka ay wada shaqeeyaan waxay ka doodaan ho-

rana u mariyaan qaabka wadashaqeynta

● Dadka ay waalidka wada shaqeeyaan waxay xoog gaar ah saara-

an iney horumariyaan wadashaqeynta qoyska dhibaatadu hay-

sato iyadoo la tiaxgelinayo ka hortagidii iyo dadaalkii hore

Waxa laga filayo saaxiibada shaqada

Caruurta iyo dhalinyaradu waxay la kulmaan saaxiibada shaqada,

kuwaasoo la jooga dad ahaan iyo shaqaale ahaan. Taasi micnahee-

du waxay tahay in:

● Saaxiibadu shaqadu iney gacan ka geystan fursadaha horu-

marka leh ee imaan kara ee dhiirin gelin kara caruurta

● Saaxiibadu shaqaeu iney gacan ka geystaan iney abuuraan xiriir

joogta ah ee u dhaxeeya caruurta dhexdooda iyo caruurta iyo

dadka waaweyn

● Saxaabadu shaqada ay ka dhaxeesyo wadashaqaynta kooxda

waxbaridda iyo kooxda dadaalka wada

● Saaxiibada shaqadu waa iney feejignaadaan o o wax ka qabtaan

markii ay la kulmaan caruurta o o ay caawiyaan kuwa u baahan

cawimaad

● Saaxiibada shaqadu waa iney gacan ka geystaan in laga hortago

mashaakillada iyagoo taageeraya talabixinta iyo dadaaladii ho-

re loo sameeyay

● Saaxiibada shaqadu waxay ku howlan yihiin xarunta shaqada

sidoo kale waxay ku hawlan yihiin waxbarid iyo tixgelin buls-

ho

4

Page 5: Samarbejde_Somali

Ujeeddo

Ardeydu waxay helaan baratan mid waxbarid iyo mid bulsho,

tasoo gacan ka geysata horumarka qof ahaan dhinacyo

badan, waxayna isku diyaariyaan iney noqdaan muwaadin

firfircoon oo iscaawiya oo la nool bulsho demoqraadi ah oo

caalami ah. Taas micnaheedu waxay tahay in:

● Hawsha waxbarashadu iyo qaybta waqtiga firaaqada waa

in la qorsheeyaa lana habeeyaa arday walba shuruudihisa

bilowga horeba

● Hawsha waxaa loo qorsheeyaa bilowgaba ixtiraamka

qiimaha qofka iyadoo loo fiirinayo kala duwanaanshaha

bulsho iyo mid dhaqan

● Iyadoo la eegayo wadashaqeynta ardeyga iyo waalidka

waxaasi joogta ah loo qoondeeyaa hadafka cusub eek

u aadan horumarka qof ahaan ee ardeyga dhinac kasta

● Wadashaqaynta u dhaxeeysa dugsiga iyo guriga waxay

qiimo u leedahay si isle’eg waajibna ku tahay wada

dhinac

Laga soo minguuriyay habdhaqanka Deegaanka Odense ee caruurta iyo dhalinyada

Qayb habdhaqan – Dugsiga aasaasoga ah

Wadashaqeynta waalidka

Dugsiga iyo guriga waa u caddahay mas’uuliyadda wada-

jirka ah ee ka saaraan edbinta, waxbaridda iyo aasaas u

dhiggidda. Taas macnaheedu wuxuu yahay in:

● Dugsigu waa inuu waalidka ka soo qaybgeliyaa waxqa-

badka dugsiga

● Dugsi walba waa waajib inuu cadddeeyo sidii waalidku

macluumaad uga heli lahaa waxqabka iyo sameeynta

dugsiga, waxaana ka mid ah la socodka dhigashada

dugsiga

● Maamulka dugsiga kaalin muhiim ah ayuu ka ciyaaraa

aasaaska iyo joogtaynta wadashaqeynta waalidka

● Maamulka dugsigu wuxuu u diyaarinayaa waalidka

mabda’a wada shaqeeynta

● Waalidiinta fasal kasta waxay saaxiibada shaqadu u

sameeyaan kulan iyo waajibaadka labada dhinac ah oo

ku saabsan la socodka dhigashada ardeyga ee dugsiga

Habkan ah ayaa loo arki karaa

5

Xaaladda Guud Wadashaqeynta

fiican

Ra’yi, Fikrad ka qaadash

Labadaran mid dooro,fursado

Arday dugsiga

aasaasiga ah

Degaanka Odense

Habdhaqanka caruurta

iyo dhalinyada

Buug Dugsi

Buugyar Fasalka

Waalid

Page 6: Samarbejde_Somali

Maadaama macalimmintu, waalidku iyo awoowayaashu

dugsi dhigan jireen sanooyin ka hor.

Taas waxay ka duwan aslanba dugsiga manta. Waalid ahaan

wey yimaadaan dugsiga idinkoo qabo ra’yiyaal kala duwan

iyo yihidiilo kala duwan waxa u fiican iney caruurtiinu ka

bartaan dugsiga.

Kala duwanaanshadaha ra’yiga waxa qiimaha leh, idinku ka

waalid ahaan iyo ka maamul dugsi ahaan iyo macaliminta

waxaa muhiim ah inaad abuurtaan isfaham wadajir ah

idinkoo u maraya qaabka wadahadalka muxuu yahay dugsi

fiican idinkoo ku jira xadka iyo talooyinka ballaraan. Markii

ay wadashaqeyntu shaqeeyso, taaso waxay ardeyga siiney-

saa xaalad ka wanaagsan tii hore ee xagga wanaagga iyo

waxbarashada.

Dhammaaan wey yaqaaniin dugsiga iyagoo ka ambaqaadaya waqtiga dugsyaigoodii

6

Idinku ka waalid ahaan, dabcan waxaa waajib ah inaad she-

egtaan ra’yigiina ku aadan dugsiga, lakiin waxaa muhiim

ah ineydan shucuur ahaanu muujin caruurtiisa qaladka

aad ka qabtaan dugsiga iyagoo maqlaya. Caruurtu waxay

noqonayaan kuwa ku jira xaalad aad u adag. Sidaas darted,

markasta waxaa ugu fiican inaad dugsiga toos ula xiriirto

haddii aad qabto su’aal., dhaliil iyo mushkiladba.

Inta ka hartay buuggayar waxaa loogu talagalay wadahadal ku saabsan wadashaqeyn-ta dugsiga iyo guriga.

Page 7: Samarbejde_Somali

7

Sidee ugu wanaagsan ka waalid

ahan inaad gacan ka siisaan

caruurta dhigashada dugsiga?

Fursado cusub ayaa jira in qodku wax

iska weyndiin karaa

● Meelahee dugsiga iyo dugsiga

waqgtiga firaaqada aysan

aysan xil ka saarneyn?

● Sidee ugu wanaagsan ee u

taageri kartaan kaa waalad

ahaan wadajirta fasalka?

Su’aaldo og doodbilaabid u horseedeysa dugsiga iyo guriga wadashaqeyn wanaagsan

Su’aalo ku ku saabsan cidda edbi-

neysa caruurtiina ma dugsigaa

mise waa waalidka ayaa badanaaba

doodu tahay?

Idinka waalid ahaan dabcan ayaa leh

mas’uuliyadda kowaad ee edbinta ama

barbaarinta caruurtiina. Waa waajibkii-

na inaad caruurtiina u labistaan si u

awood ugu yeesho xaalad wanaagsan

inuu ku sugnaado markii uu guriga

joogo ama kaligiis yahay ama bulsho uu

ku dhex jiro.

● Sidee ugu fiican loogu barbaarin

karaa inuu awood u yeesho inuu

xaalad wanaagsan ku sugnaado

fasalka dhexdiisa?

● Sidee u xaaqiijin kartaan in ca-

ruurtiinu ogaadaan qaanuunka

ciyaarta ee fasalka dhexdiiisa

ama dugsiga dhexdiisa?

● Sidee ula socon kartaan ka

waalid ahaan inaad saameyn ku

yeelataan qaanuunka wada

joogidda dugsiga?

● Dugsigu siduu u xaqiin karaa

idinka ka waalid ahaan inaad

ogaataan xadka qaanuunta wada

joogidda dugsiga guud ahaan iyo

fasalka gaar ahaan?

● Sidee looga hortagi karaa u goyn-

ta dugsiga? Yaase la soconaya?

Aragtida balaan waa waajibka

waalidka

Aragtida aad ka qabto waalidka kale

iyo caruurta kale waxay ahaan kartaa

mid balaaran. Mala awaal ama khu-

raafaad, naceyb og go’aan lagu degde-

go waxay faquuqi karaan caruuro ba-

dan.

Canugga in laga bedelo fasal ka fasal

waxay canug kasta u leedahay cawaa-

cib ama dhibaato badan. Saas darteed

ka waalid ahaan waxaad leedihiin

mas’uuliyad wadaag in la helo fursad

waxqabad, taasoo keenaysa in canuga

ku xirnaado fasalka.

● Sidee u caawimi kartaan in la

abuuro bii’ad ama xaalad la

aqoonsan yahay oo la aqbali

karo?

● Haddi arday kasta arbusho

waxbaridda, Intee fursad la

siin karaa oo loo dulqaadan

karaa?

Page 8: Samarbejde_Somali

Waajibaadka dugsiga iyo wax ka

dhihidda waalidka

Dugsigu wuxuu ka shaqeeyaa dhowr

howlood ee bulsho barbaarinta. Macalim-

minta fasalka, kooxda macalimiinta iyo

dugsiga waqtiga firaaqada waxaa waa-

jib ku ah iney xannaaneeyaan ardayda

aan la qabsan karin dugsiga.

● Fursad ma u haysataan inaad ka

qayb gashaan howl bulshadeedka

fasalka dugsiga ee maalin kasta?

Matan haddan ka soo qaadno

xaaladaha mashaakilka.

Isla markaasna waa waajib in macali-

miintu isku daydo in ardaydu hesho

waxbarasho wanaagsan iyo arrimaha la

xiriira iyo iney fursad u helaan inaad

bartaan mid walba shuruudihiisa.

● Intee rajo ahaan ka qabtaan ka

waalid ahaan in laydin sheego

qaabka waxbaridda iyo qalaka

waxbarashada?

● Ma daneyneysaa inaad keentaan

ra’yi la xiriira waxbarashadu

waxay ka koobnaan karto?

8

Isgaaarsiinta joogtada ah ee u

dhaxeysa dugsiga iyo guriga

Habka danabeysan ee isgaarsiinta cu-

sub waxay siisay fursado cusub xiriir-

ka duga iyo guriga. Weli waxa jira

meelo horumar leh, lakiin hadda waa

cadddatay in laga doodi karo, waxna

lala xiriirri karo sidii loo maamuli la-

haa xiriirka dugsiga.

● Sidee ugu dhaqsaha badan aad

uga rajayn kartaan jawaabtga

macalimiinta marka aad kula

xiriirto boostada danabeysan

ama elektronikada ah?

● Macalinku ma ku kaaftoomi

karaa inuu wax kuugu sheego

qaabka boostada danabeysan?

● Dugsigu ma ku xisaabtami

karaa in guri walba leeyahay

kombuyutar?

● Ma lagu xiriiri karaa qaabka

moobilka, Gorma, meeqa jeer

iyo sidee?

Page 9: Samarbejde_Somali

Waalidka laba luqoodka ah

Ka jiridda tartan gaar ah fasalllo ba-

dan waxay er in laga soo qayb geliyo

qoyska laba luqoodka ah kuwaasoo

ilaa hadda si wanaagsan u dhexgelin

wada shaqeynta dugsiga iyo waalbka.

● Ma dugsiga kaliyaa ayaa

howshiisu tahay in waalidka

laba luqoodka ah in laga soo

qayb geliyo, kuwa aan si buux-

da uga soo qayb geliln bii’ada

ama degaanka bulshado ee

fasalka?

● Sidee waalidka daanishk a ah

ee asalkooda ahayn daanish u

taageeri karaan arrimaha buls-

hada oo la xiriira ardayda laba

luqoodka ah kasoo aan qayb

weynka ahayn laakin qayb yar

ka ah bulshada? iyo sidoo kale

waalidka ardaygaas la mid ah?

Waalidka xiriiriye

Fasal kasta waxaa la doortaa bada-

naaba 2 ilaa 4 waalid xiriiriye. Waa-

lid xiriiriye waa unug xiriiriye ah oo

mid ah maamulka dugsiga, xiriiriya-

na u ah inta kale ee waalidka iyo ma-

calimiinta. Kaalinta waalid xiriiriye

waxay tahay wadashaqeyn ilaa xadna

go’aan hoose gaaran.

● Ma jiraa ballamo u aaddan

kaalinta waalid xiriiriye iyo

howshooda dugsiga ka qabta-

an?

● Yaa qaba inaad idinku qaabeey-

saan howsha waalid xiriiriye?

● Ma qasabaa in howsha waalid

xiriiriye la mid noqoto dan

dugsiga

9

Qorshe arday

Dhamaan dugsiyadu waxay diyaariya-

an qorshe arday ee qoran. Qorshaha ar-

daygu wuxuu ka kooban yahay macluu-

maad ku saabsan natiijada qiimeynta

joogtada ah iyo la socodka la go’aa-

miyay. Qorshada ardeyga waxaa aasaas

u ah wada shaqeynta dugsiga iyo waa-

lidka oo ku saabsan inuu ardeygu faa’ii-

do ka helo waxbarashada. Qorshaha ar-

deygu ku saleysan yahay macluumaad,

kuwaasoo uu macalinkuk qasban yahay

inuu bundhiga uga dhigo qiimeeynta.

Qorshaha ardeyga waxaa shuruud ka-

liya ah in la qoro macluumaadka mic-

naha u leh hawsha macalimiinta, waa-

lidka iyo ardeyga si looga socda

waxtarka waxbarashada. Qorshada ar-

deyga waa in loo gudbiyaa waalidka.

● Sidee u araagtaan idinku qors-

hayaasha ardeyga Ina la dhexge-

lin karo wada shaqeynta u dha-

xeeysa duga iyo guriga?

● Qasab tahay in qorshayaasha

ardeyga in la dhexgeliyo wadas-

haqeynta dugsiga iyo guriga

sidii qalab waxbarasho?

● M bedeli karaa qorshayaasha

ardeyga howlaha kale ee la xirii-

ra wadashaqeynta dugsiga iyo

guriga?

Page 10: Samarbejde_Somali

Markii xiriirku uusan guuleysan

Wadashaqeynta wanaagsan ee u dha-

xeysa waalidka, ardayda iyo dugsiga

waxay micno wey uga fadhisaa canug-

ga liibaantiisa dugsiga. Nasiib wana-

agsan waxaa jira xiriir wanaagsan ee

u dhaxeeya inta badan waalidka, ca-

ruurta iyo dugsigooda. Laakiin dab-

can, waxaa dhici kara iney soo baxa-

an waxaan heshiis lagu ahayn ee la

xiriira wada shaqeynta u dhaxeysa

waalidka iyo shaqaalaha dugsiga. Ma

jiraan mushkilad aan muuqan “ma-

dow/caddaan”, waxayna noqon kartaa

mid aad logu kala duwan yahay, sidee

sheekadani u dhadhameysaa markii

uu sheego canuggu ama waalidku

ama shaqaalaha. Markasta waa cu-

nugga qoka ku khasaaraya mushkila-

dadan.

● Sidee looga hortagaa iney

mushkiladda sii socoto?

● Muxuu dugsigu ka qaban

karaa, waalid ahaan maxaad

sameyn kartaa in laga hortago

mushkiladan ineysan sii

socon?

Wada wadalka dugsiga iyo guriga

Aasaaska wadalka wanaagsan wuxuu

yahay furfurnaan iyo kalsooni. Waa-

lidka, macalimiinta oga shaqaalaha

barbaarinta dugsiga waqtiga firaaqa-

da waxay dadka wadaaga wadahal-

ka. kuwaasoo mid walba uu aqoon

gooni ah u leeyahay canugga.

● Qasab ma tahay in hore laydin

ku sheego wuxuu ka kooban

yahay wadahadalku?

● Yaa go’aaminayaa waxa looga

hadlayo wadahadalka?

● Qasab ma tahay inuu ardeygu

ka qayb galo wadahadalka?

● Haddey tahay haa, sideebaa

ugu wanaagsan ee ardayga loo-

gu diyaargaroobi karaa wada-

hadalka dugisiga iyo guriga?

● Khasab ma tahay in waalidku

ogaado goorta ay jirta wadaha-

dalka u dhaxeeya macalinka

iyo ardeyga?

Wadahadalka dhibka leh

Wadahadalka u dhaxeeya waalidka

iyo dugsiga wuxuu noqon karaa mid

dhib badan. Waxaa dhici karta ajen-

daha inuu yahay caruurtiina. Saa da-

raadeed, waxa xasaasi u tihiin dab-

can eedeeyn. Waxaa aqoon wey u

leedihiin caruurtiina waqti dheer ee

nolashooda oo dhan, waxana meesha

imaan aya dareen adag. Macalimmin-

ta, shaqaalaha dugsiga waqtiga firaa-

qada waxay ardeyga u yaqaaniin ar-

day ahaan, waxay wax ka sheegi

karaan horumarika waxbarashadiisa

maadoo ahaan iyo sida ay ula shaqe-

yn karto saaxiibadiis iyo macalimiin-

ta.

● Sidee dugsigu ugu sameyn

karaa xuduud wanaagsan wa-

dahadalkan dhib leh?

● Immise qof ayaa khasab ah ugu

yaraan iney ka qayb gasho wa-

dahadalka?

10

Page 11: Samarbejde_Somali

Cashar-guriyeed – fikradaha kala

duwan

Waxaa jira fikrado kala duwan oo ku

saabsan cashar guriyeedka in ay

khasab tahay in caruurta la soo siiyo

cashar-guriyeed. Fikradaha waxay ka

jiraan fasalka kasta ee dugsiga aasaa-

siga ah. Qawaaniinta kuma taal wax

la yiraahdo cashar-gurigyeed. Saa dar-

teed, waxay u taal fasall kasta iyo

dugsi kasta iney go’aan ka qaadato

arrintaas.

● Yaa ka mus’uul ah cashar

akhrinta ardayga – ardayga,

waalidka, macalimiinta, xaru-

maha lagu caruurta waqtiga

firaaqada?

● Macne ma u leeyahay waalidka

cashar akhrintu guriga iyo ka

qaybgelinta waalidka ee la xi-

riira dhigashada canugga ee

dugsiga?

Haddii Xarumaha lagu hayo canuga

waqtiga firaaqada ay soo jeediyaan

cashar-akhrin, dabcan waxaa muhiim

ah in shaqaalaha xarumahaas lagu

soo daro ka doodidda ku saabsan

cahar-akhrinta.

Maamulka dugsiga

Maamulka dugsigauwaxuu leeyahy

fursad weyn oo saameyn leh haddii

saas uu doono. Maamulka dugsiga iyo

fikradaha kala duwan shaqalaha

barbaarinta, hoggaanka, ardayda iyo

waalidka waxay keeni kartaa fikrado

cusub iyo horumar.

● Sidee idinku ka waalid ahaa u

taageeri kartaan howsha maa-

mulka dugsiga?

● Sidee dugsiga loogu xaqiin

karaa in fikradaha maamulka

dugsiga uu waafaqsan yahay

fikradaha kooxda waalidiinta,

Yaase leh mas’uuliyadda arrin-

taas?

11

Muxuu keenaya mustaqbilku

Dugsiga aasaasiga wuxuu sanadihii

ugu dambeeyay ku jirey marxalad is-

badal. Shaki kuma jiro inuu sii socon

doono sanadaha soo socda asagoo kee-

nayaa isbadal. Waxaa sidoo kale mu-

hiim ah in dugsiga iyo gurga si joogta

ah uga doodaan oo ay gorfeeyaan,

sidii wada jir ahaan saameeyn ugu

yeelan lahaayeen horumarka dugsiga

taaso faa’iido u ah caruurta.

● Sidee u caawini kartaan, usii

wanaajin kartaan sida ugu fii-

can wadashaqeynta dugsiga iyo

guriga mustaqbalka?

● Sidee suuragal ah qofku ugu

fakari karaa wadashaqeyn

cusub, taasoo u dhiganta tan

qoys xadaarad casri leh oo hes-

ha macluumaad og isgaarsiin-

ta taasoo la dheehan karo

xaqiiqda astaamaha dugsiga

maanta.

Page 12: Samarbejde_Somali

Buugagga warbixinta laga soo qaatay

1. Warbixin OECD (Ururka Horumarinta ee Wadamaha Yurub)

ku saabsan dugsiga aasaasiga ah ee Danmark – 2004

Gobol waraaqyo mowduuc leh oo tixan ee maamulka waxbarashada

lambarka 5 ee 2004, Wasaaradda Waxbarashada, 2004

2. Warbixinta PISA, www.uvm.dk > warbixinta-pisa

3. Kusoo dhawoow wadashaqeynt. Sidee caruurteena wax uga baran karaa dugisiga?

Dugsi iyo Bulsho. Ururka Macalimiinta Danmark iyo Ururka Wadanka deegaamadiisa, 2006

4. www.udsatteboern.net

5. Habdhaqanka caruurta iyo Dhalinyada ee Deegaanka Odense

Hawshan waxaa soo diyaariyay Qaybta Dugsiga Odense iyadoo wadahadal dhexmaray Hogganka Dusigayada Odense og

Ururuka Macalimminta Odense, 2008

Børn- og UngeforvaltningenSkoleafdelingen

Slotsgade 55000 Odense CTelefon 66 13 13 72e-mail: [email protected]

Layo

ut

og g

rafi

k: C

hri

sten

Tof

te

Try

k: S

chu

ltz

Gra

fisk