22
WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA QIIMEYNTA ADEEGYADA SHAQAALEYNTA KA HOR Shaqo Raadin Shaqo Raadin Aqoon Kororsi Aqoon Kororsi

WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA

QIIMEYNTA ADEEGYADA

SHAQAALEYNTA KA HOR

Shaqo RaadinShaqo Raadin

Aqoon KororsiAqoon Kororsi

Page 2: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Qoraalka Shaqo Raadinta

Waqtiga iyo Raadinta Shaqada Balanta Horey U Qabso Adiga Nafsi Ahaantaada Xil-Iska Saar Hayso Diiwaan-gelin Sax ah Raadso, Baarintaan, Raadso Isla socodka Internetka Shaqo ka Raadin

Page 3: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Waqtiga iyo Raadinta Shaqada Shaqo raadis waa shaqo u

baahan waqti buuxa (full-time)! Ahow oo sitimaan kasta shaqo

raadinta isku saacad ku qarash garee Ha samyn in aad hal sitimaan 40 saacad-dood aad geliso oo kadibna sitimaanka xigga aadan waxba qaban!

Qeybta ugu adag ayaa ah in aad shaqo raadinta bilowdo. Mar haddii aad bilowdo shaqo raadin, waxaad dooneysaa in aad raadiinta sii wado oo aad ka istaagin.

Page 4: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Balan Hor U Qabsasho

Jadwal shaqo raadin iyo hadafka waa in aad maalinle iyo sitimaan u sameysaa. Samee himilooyin la cabiri kara.

Tusaale ahaan, u qoondee saacado ay kaa go’an tahay in shaqo raadiso oo cadee qorshaha aad dooneyso in aad ku gu-uleysato. Haddii aad qabsato 9-11 a.m., Isniin,

maktabada aad baaritaan u aado, himiladaada ay tahay in aad 10 shirkado shaqo ka banaan aad raadiso. Hadafkaaga maalinta Talaadada waxay noqon kartaa adiga oo la xiriirtid 10 shirkad ee aad Isniinta oo aad ogaatey. Talaado, 1-3 p.m., waxaa laga yaabaa in waqtigaagaasi meel u dhigto in aad si toos ah telfoon kula xiriirto. Waaqicida ha ka fogaan, balse nafsadaada loolan la gal.

Page 5: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Adiga Nafaada Xil-Iska Saar

Calaamada saxda ah saar hormarka aad sameysey maalinta ama sitimaanka marka uu dhamaado. Fiiri haddii aad gaartey hadafyadaada. Markii aad ogaato, ammaan naftaada oo go’aami haddii hadafyo ka sii adag aad marka xigta meel dhiganeysid.

Haddii aadan gaarin hadafyada, sahmi sababta oo go’aami waxa aad u

baahan tahay in aad sameysid si aad mustaqbalka ugu guuleysato. Waxaa laga yaabaa in hadafyadaada aysan ahayn mid waaqic ku saleysan—waxaad isku da’day in wax badan mar qabato. Tani wax ka baro oo mustaqbalka qorsheyso hadafyo waaqici ah.

Waxaa laga yabaa in ay tab wanaagsan tahay in qof kale wargeliso shaqo raadintaada. La hadal saaxiib aad aaminsan tahay; fasax u sii in uu kugula xisaabtimo qorshahaaga. In aad xaadirto naadi shaqo ayaa sidoo kale kuu ogolaaneysa in aad shaqo raadintaada kala sheekeysato kuwa kale.

Page 6: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Hayso Diiwaan-gelin Sax ah

Haddii aad u ku jirto olole shaqo raadin oo dhab ah, waxaa laga yaaba in boqolaal aad la xiriirto oo aad fursado cusub aad maalin kasta la timaado. Kaliya haku tashan xusuustaada. Waxaad u baahan tahay in aad haysato hab wax loo feelgareeyo, sida aad sameyso markaa aad dukaameysi aad aadeyso ama qoraalka “Wax aad Sameyneyso”.

Waxaa jira nidaamyo kala duwan oo aad isticmaali karto oo ay ku jiraan galka seddex boqlaha oo alfabeetada ku qoran, kaalandar yar oo jeebka la gashado ama buug yar - xusuus qor. Tusaale ahaan waxaad ka raadin kartaa dukaamadaha xaafadaada. Ka dhig mid isticmaalkeedu iyo haysashadeedu sahlan tahay.

Page 7: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Raadso, Baadso, Raadso… Baarista ayaa ah qeyb kale oo

muhiim u ah diyaargarowgaaga. Dadka qaar goorta ay maqlaan kalmada “baarintaan,” waxay ku fekiraan qof saytiste waalan oo ku wareegan tubooyin baaris, makriskoobis iyo walxaha (Bunsen) ee wax gubta. Kuwa kalena waxay ku fekiraan safaro badan oo aan dhamaaneyn oo maktabada lagu talo halkaas oo ay ku aqriyaan buuggaag fara badan.

Nooca raadsashada ee shaqo raadinta la isaga baahan yahay ma ahan waxa aad u maleyneyso.

Page 8: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Raadso Way sii socotaa…

Raadsashada waxa ay noqon karaa adiga oo shaqo ka raadiya jaraa’idka qeybta iidhahda. Jaraa’idka qeybta iidahda, Internetka, iyo buug yaraha ay shirkadaha soo saaraan ayuu wuxuu noqon karaa ilaha ugu wanaagsan ee lagu ogaado qibradaha, tababarada iyo aqoonta ay shirkadaha kala duwan ay raadinayaan.

Adigu waad cabiri kartaa aqoontaada ku aadan waxa ay shirkadu markaasi raadineyso.

Macluumaadka aad ka heli karto inta aad ku jirto raaditaanka ayaa sidoo kale ah mid raad ku reeba shirkada aad rajeyneyso in adiga wareysi kula yeelato. Waxay oraneysaa in shaqo raadinta dhab kaa tahay.

Page 9: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Faa’idada Raadista

Tusaale: Tusaale ahaan:

Page 10: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Su’aalaha Waxay Noqon Karaan

Waa in aad ka jawaabi kartaa su’aalaha ka dib markii aad baaritaan shirkada ku sameyso… Waa maxay waxyaaba/adeegyada shirkadaada ay bixiso? Imisa shaqaale ayaa shirkadiina ka shaqeysa? Imisa ayay soo jirtey? Halkee ayeyey ku yaalaan? Miyay ku yaaliin hal meel oo kaliya?

Miyuu soo maraa baska? Waa maxay bayaanka ujeedada shirkada ama waxa ay aaminsan

tahay? Waa maxay xaaladda maaliyadeed ee shirkada? Ma helaan lacag? Ma jirtey shaqo yareyn ay shirkadu sameysey shantii sanadood ee

la soo dhaafey? Miyay shirkaddu kaalin ka qaadataa adeegyada jaaliyadda? Haddii

ay jirto, waa maxay?

Page 11: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Isla socodka

Meel walba oo ay joogto bulsho ama qaran ka dhisanyahay, waxaa ka jira wadaxariir. Waxa is bedelay uun waxaa weeye qaabka loo wada xariiro.

Waagii hore, wadaxariirku wuxuu ahaa mid aan qorsheysneyn oo mar mara. Waliba xaqiiqadu waxay aheyd in dadku xariirayay iyagoon ogeyn.

Maanta wadaxariiradu waxay noqdeen kuwa khibradeysan oo aad u casrisan. Dadku had iyo jeer markaan wuu wada xariiraa, sidaas ay tahay dad badan ayaa xaiir wada shaqeyn oo aynan hore u qorsheyn ka qeyb qaata.

Page 12: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Helitaanka Suuqa Shaqooyinka Qarsoon Shirkadaha badankooda uma baahno in shaqadu ay iidheh u

sameeyaan. Waxaa jira arji qorte ku filan oo diyaar u ah ayada oo aan iidheh loo baahan.

Sidoo kale, shirkadaha badankooda ma rabaan in ay iidheh u sameeyaan. Waxay ka door-bidayaan in ay qortaan qof kale oo uu soo direy shaqaale ama saaxiib ayagu ay aaminsan yihiin.

Waa sida adiga oo takhtar ama makaanig raadinaya; dadka badankooda waxay ka door-bidaan in ay u tagaan qof loo tilmaamey halka ay iidheh ahaan u maqli la haayeen.

Haddii ay arrinku sidaa yahay, markaa sidee buu qofka u heli karaa shaqooyinka noocan ah? Adiga oo si toos ah ula xiriira shirkada oo; la socda shirkada ayaa jaabtu tahay.

Page 13: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Helitaanka Suuqa Shaqooyinka Qarsoon

Isla socodka rasmiga waa qaab sistamaatig ah oo lagu helo macluumaad iyo xiriir cusub. Waa mid qaabeysan oo qorsheysan.

Isla socodka waa xiriir. Xiriirka wanaagsan ee la socodka waa mid labada qofba ay ka wada faa'ideysato.

Dad badan ayaa dhib kala kulma isla socda rasmiga, gaar ahaan sida tab shaqo raadin.

Page 14: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Helitaanka Suuqa Shaqooyinka Qarsoon Waa kuwan walwalo iska

caadi ah oo la qabikaro-- Waxaan ka yaqyaqsoonayaa

in aan shaqo raadis ahay aniga.

Waa kan qaar ka mid wel welka caadiga ee isla socodka.

Anigu waan ka yax-yaxaa in aan qirto in aan shaqo raadinayo.

Marka hadda aan iska ilaawno mid kasta ee wel welkan-- Shaqo raadista ma ahan mid

ceeb wadata sida ay horey ahaan jirtey. Marka la isku celceliyo qofka shantii sanadoodba mar ayuu shaqada bedeshaa.

Isla socodka ma ahan tuugsasho. Dhab ahaantii, ma ahan in aad shaqo weydiisato; waa in aad raadisaa macluumaad kugu hagayo in aad shaqo hesho.

Isla socodka wanaagsan waa mid xiriir faa’idu idin leh. Qorsheyso in aad bixiso ama ka badan inta aad hesho.

Page 15: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Tabaha Isla socodka Don't just wait to bump into people.

Initiate contacts for the sole purpose of networking.

Kaliya ha sugin in qof meel kaliya aad isku aragtaan. Adigu bilaw in aad xiriir sameyso adiga oo ay ulajeedadaadu tahay in isla socod aad sameyso.

Sameyso qoraal isla socod ah. Xiriir la samee qof kasta oo liistigaaga ku qoran. Ku darso magacyada dadka aad la kulanto ama ay kuu tilmaameen dadkii horey kuu qornaa.

Samee hadafyo isla socod ah. Qoro hadafyo gaar ah ee inta xiriir oo isla socod ah ee sitimaan kasta aad qorsheyneyso. Si joogto ah u fiiri horumarka aad sameyneyso.

Meel dhigto feelal isla socod ah. Diiwan-gelin u samee natiijada ka soo baxda xiriir kasta iyo macluumaadka muhiimka ah ee qofkaasi ku saabsan.

Markasta oo ay kuu suurto gasho qofka la kulan.

Qofka u sheeg in aad qiimeyneyso macluumaadka uu ku siinaayo/siineyso iyo fikradooda.

Qoreyso in aad dabagal sameyso. Markii aad qof la kulanto, qorsheyso goorta xigta ee aad la kulmeyso qofkan. Ku qoro kalandarka dabagalka.

Haddii aad ku raacdo in qof aad wax u qabato, iska hubi in aad dabagal ku sameyso.

Badanaaba dheh “mahad sanid”. U dir warqad ama kaar mahad celin ah.

Page 16: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Internetka Shaqo ka Raadin Internetka ayaa si dhaqso ah u noqonaya qeyb aassaasi ah

ee sida aan u helno macluumaadka, xiriirka iyo howlaheenana ugu qabsano. Sidoo kale internetka wuxuu noqonayaa aalad muhiim ah oo taab gal ah ololaha shaqo raadinta.

Shaqo raadis lagu guuleysto ayaa waxay u baahan tahay xirfado, aaladdo iyo tabo kala duwan. Ma jiro sheey oo kaliya oo guul keeni kara. Waa dadaalo ay sameeyeen shaqsiyaad fara badan. Internetka waa buur-dahab ah ee ilo shaqo raadinta.

Dadka kuwooda bartey isticmaalka internetka ayaa ah kuwa ka faa'ido badan kuwa kale aan aqoon sida loo isticmaalo. In aad barato isticmaalka Internetka waa wax waqtigaaga u qalmo oo ka dibna qeyb aad ka dhigto isticmaalka shaqo raadiskaaga.

Page 17: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Bogga Wax lagu Raadiyo (Search Engines) Aalada ugu muhiimsan ee la isticmaalo in aad macluumaad

Internetka ka hesho waa search engine. Bogga waxa lagu raadiyo waxay isticmaalaan in internetka wax looga raadiyo, meelaha sida elektoroonig ahaan wax loogu raadiyo. Bogyada qaarkood ee internetka mid waa mid guud ah inta halka kalena waxyaabo gaar ah aad ku raadineyso. Xifdinta aaladdan waa mid lagama maarmaan ah oo si taabo gal ah internetka wax loogu raadiyo macluumaad.

Waxaad Internetka u isticmaali kartaa in rasumeygaaga ku dirsato, xiriir toos ah aad ula sameyso shirkadaha oo dabagal ku samee shaqooyinka banaan.

Waxaad isticmaali kartaa intarneetka si aad u daabacdo resumeegaaga, toosna ula xariiri kartaa shaqooyinka, kalana soconkartaa shaqooyin soo kordha.

Page 18: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Shaqo Raadsashada Macluumaadka waa mid

muhiim ah oo qeyb ka ah gusha shaqo raadinta oo baaritaan ayaa lagu helaa. Waxaad u baahan tahay in aad sii barato sida ugu suurto galka ah macluumaadka ku saabsan shirkad dad shaqaaleysiisa, howshaada iyo barta aad shaqada u raadsaneyso.

Ma jiraan wax la yiraahdo xog badan ee shaqo raadinta. Xogta waa awood. Xogta waxay ku siineysaa kontorool iyo isku kalsooni.

Page 19: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Faa’idooyinka Isticmaalka Internetka oo aad Wax ku Raadiso Dhamaan buuggaagta telfoonka ee Mareykanka lagu daabaco internet

ayaad ka heli kartaa. Oo waxaad ka heli kartaa cinwaanka shirkadaha, balse waxaa laga yaabaa in uu ku siiyo qariidad sida aad ku tagi la hayd.

Dadaalkaaga ahmiyadda-saar Hormariya maareynta waqtigaaga iyo go’aan gaarida Iska yaree dadaalka waqti dhumiska Hormarin taaba-galaya ku samee resumeygaaga iyo warqadda lagu

lifaaqo Waxay kuu diyaarineysaa in aad guul waxqabad ah ka keento wareysiga Waxay kobcisaa kartidaada ah gorgortanka marka shaqada lagu siiyo Sare u qaad suurto galka in aad ku guulesato, shaqo raadinta, ku

qanacsanta shaqo raadinta iyo amaanka dhaqaale Taasi oo adigu kaa dhigeysa mid aad uga duwan tahay kuwa kale

shaqada raadinaya. Waxay hormarisaa in aad ku guuleysato mar ala markii shaqada cusub

aad bilowdo

Page 20: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Tusaalaha Isticmaalka Internetka Mary ayaa hadda dhameysey tababarkeeda caawiye

kalkaaliyenimo oo hadda shaqo ayay raadineysaa. Waxay go’aansatey sida ugu wanaagsan in ay ka bilaawdo in buugga talfoonka ay ka raadiso magacyada guriyaha dadka wa weyn lagu xanaaneeyo. Waxay awoodey in ay Xarunta Shaqada ee degmadeeda ka isticmaasho internetka oo ay buugga telfoonka ay internetka ka raadiso. Ayada oo dadaal yar muujisey, ayaa waxay heshey qoraal ku qoran guryaha dadka wa weyn lagu xanaaneeyo ee magaaladeeda, ayada oo ay la socdaan qariidada iyo meelaha ay ku yaaliin iyo linka internetka. Linda waa waxa ay internetka ka gashey mid ka mid ah link-iga mid ka mid ah ee guryaha dadka wa weyn lagu xanaaneeyo ee xaafadeeda u dhow. Halkaas ayaa waxay ka heshey macluumaad ku saabsan xarunta iyo sidoo kale ka heshey shaqooyin kale oo banaan. Sidoo kale waxay heshey magyada, telfoon lambarada iyo cinwaanka emailada kalkaaliyaha agaasimaha xaruntaas ee mas’uulka ka ah shaqaaleynta caawiyaha kalkaalisada.

Waxaad u baahan tahay in aad sii barato sida ugu suurto galka ah macluumaadka ku saabsan shirkad dad shaqaaleysiisa,

howshaada iyo barta aad shaqada u raadsaneyso.

Page 21: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Ilaha Online-ka

http://www.sourcetn.org (Bogga Internetka ee shaqo baarista ee ugu-horeeya iyo macluumaadka loo shaqeeyaha)

http://www.yellowpages.com (Xog Baaris) http://www.jobcentral.com Bogga Internetka

Baddelka Shaqada ee Qaranka (Shaqo Raadin)

http://ecmats.state.tn.us Waaxda TN ee Bangiga Shaqada (Shaqo Raadin)

Page 22: WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR Shaqo Raadin Aqoon Kororsi

Aqoon Kororsiga Shaqo Raadinta

Hambalyo!

Waad dhameysey

Aqoon Kororsiga Shaqo

Raadinta.