4
BUKAANDHOWRAHA ADIGA KULA JAANQAADAAYA BUKAAN-DHOWRTADA GALBEED

BUKAAN-DHOWRTADA GALBEED - aarhus.dk/media/Subsites/folkesundhedaarhus/Dokum... · Bukaandhowraha adiga kula jaanqaadaaya Xafiiska bukaandhowrka Aarhus wuxuu idiin soo bandhigaayaa

  • Upload
    vanque

  • View
    218

  • Download
    2

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: BUKAAN-DHOWRTADA GALBEED - aarhus.dk/media/Subsites/folkesundhedaarhus/Dokum... · Bukaandhowraha adiga kula jaanqaadaaya Xafiiska bukaandhowrka Aarhus wuxuu idiin soo bandhigaayaa

B U K A A N D H O W R A H A A D I G A K U L A J A A N Q A A D A A Y A

BUKAAN-DHOWRTADA GALBEED

Page 2: BUKAAN-DHOWRTADA GALBEED - aarhus.dk/media/Subsites/folkesundhedaarhus/Dokum... · Bukaandhowraha adiga kula jaanqaadaaya Xafiiska bukaandhowrka Aarhus wuxuu idiin soo bandhigaayaa

Bukaandhowraha adiga kula jaanqaadaayaXafiiska bukaandhowrka Aarhus wuxuu idiin soo bandhigaayaa waqti wadahad-al kuna baxaaya afafka kala ah afturki, af-somali, carabi iyo beershiyan.Waxaan leenahay 2bo qaybo xafiiseed. Halkaasna waxaan kuugu haynaa talo siin, sidii aad ugu noolaan lahayd nolol caafimaad ku dhisan.

Kaalmo ku gaarsiin karta ujaadadaadaMa qabtaa sokoroow ama dhibaato xagga wadnaha iyo sanbabada ah? Ma rabtaa inaad miisaankaaga dhinto, jirkaagana dhisto ama joojiso sakareed dhuuqista? Noo sheeg muraadkaaga, markaas ayaan anaka oo wada jirna dariiq kuu furaynaa, sidii aad ku gaari laheed muraadkaaga.

Waa sahal inaad uhowl gasho ujeeda-daada:

Wac xafiiskaa ’Folkesundhed Aarhus’ lehna telefoonkaan tlf.87132630 ama 87134035.

Kaa aaqriiso internetaka. FolkesundhedAarhus.dk

1

Soo booqo xafiiska ’Folkesundhed Aarhus’ ee ku yaal Gudrunsvej 3A. 8220 Brabrand

3

2

Page 3: BUKAAN-DHOWRTADA GALBEED - aarhus.dk/media/Subsites/folkesundhedaarhus/Dokum... · Bukaandhowraha adiga kula jaanqaadaaya Xafiiska bukaandhowrka Aarhus wuxuu idiin soo bandhigaayaa

Bukaandhowraha adiga kula jaanqaadaaya

Waxaan rabaa inlayga kaalmeeyo sidaan ujoojin lahaa sakareed dhuuqidda.Laakiin afdaanishkaygu ma fiicna oo isma lehi waxaad awoodaa in howl-wadeen ku fahmo, si uu howl-wadeenkaasi iiga kaalmeeyo joojinta sakareed dhuuqidda. Mehmed, 62sano jir ah.‘‘

Page 4: BUKAAN-DHOWRTADA GALBEED - aarhus.dk/media/Subsites/folkesundhedaarhus/Dokum... · Bukaandhowraha adiga kula jaanqaadaaya Xafiiska bukaandhowrka Aarhus wuxuu idiin soo bandhigaayaa

Xaruntaan Folkesundhed Aarhus waxay si dhow ula shaqaynaysaa deganayaasha degmada Aarhus, si ay noloshooda uga dhigaan mid caafimaad

iyo rayn rayn ku dhisan. Waxaan ku howllan nahay habka caafimaad ku noolaashaha dhinac kasta ah.

Waxaan ku kalsoonahay awoodda shaqsiga ee ah, inoow bedeli karo caadooyinkiisa aan ku haboonayn caafimaadkiisa.

Waxaan talo, garab istaagid iyo dariiq tusidba siinaa shaqsiga raba inoow noloshiisa inta ka hartay iyo maalinkastaba ku dabaqo caafimaad.

Howl-wadeenadeenu waa kuwo si heersare ah utababaran, taqasus caafimaad iyo lehna aqoon hufan, qancin kartana shaqsiga baahidiisa:

Waxaan ula jeednaa shaqsigu sida oow wax urabo.Xaruntaan Folkesundhed Aarhus wuxuu ka tirsan yahay maamulka

Degmada Aarhus. www.FolkesundhedAarhus.dk

www.FolkesundhedAarhus.dk Folkesundhed Aarhus · Globus 1 · Gudrunsvej 3A · 8220 Brabrand · Telefon 87 13 26 30 (87 13 40 35)