10
TaalCompleet: hoe werkt het? 1 TaalCompleet: e-learning Hoe werkt het? Somalisch Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali

Hoe werkt het? Somalisch Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali · Waxaad arki doontaa hadda natiijooyinka dhamman hawlo-u-dirka Thema 1. Dhibcaha isku celcelinta ee Thema 1 ayaa ah 20%

  • Upload
    others

  • View
    8

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Hoe werkt het? Somalisch Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali · Waxaad arki doontaa hadda natiijooyinka dhamman hawlo-u-dirka Thema 1. Dhibcaha isku celcelinta ee Thema 1 ayaa ah 20%

TaalCompleet: hoe werkt het? 1

TaalCompleet: e-learning

Hoe werkt het? Somalisch

Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali

Page 2: Hoe werkt het? Somalisch Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali · Waxaad arki doontaa hadda natiijooyinka dhamman hawlo-u-dirka Thema 1. Dhibcaha isku celcelinta ee Thema 1 ayaa ah 20%

TaalCompleet: hoe werkt het? 2

Maxaa nooc hawlo-u-diritaan jirta gudaha TaalCompleet?

hawl-u-dirka dhageysi ee kombiyuuter

hawl-ugu-dirka tacliin ee kombiyuuter

hawl-ugu-dirka qoritaan

hawl-u-dirka ereyada ee kombiyuuter

hawl-u-dirka hadalka

daabac qoraalka

Xiddigo

Hawl-u-dir kasta iyo qoraalka buugga ayaa leh tiro xiddigo (eber, hal * ama laba **). Maxay taas micnaheedu tahay?

Xiddig la’aan

sidaas uma adka iyo/ama sidaa muhiim uguma aha imtixaanka

* woxoogaa adag iyo/ ama woxoogaa muhiim u ah imtixaanka.

** adag oo aad muuhiim ugu ah imtixaanka

� Haddii aad haysato wakhti haddidan, ku samee kaliya hawlo-u-dirka tacliin **.

? Haddii u qoraal ama mawduuc cashar kugu adkaado, ku samee dhammaan hawlo-u-dirka.

Maxaad horayba adigu u taqaan? Mawduuc kasta ayaa ku bilaabma imtixaan kombiyuutarka ah.Imtixaankan ayaa loo yaqaan ‘Wat kun je al?’. Imtixaanka ayaa kuu shegaya hawl-u-dirka aad ka shaqeyneyso: leh 0, 1 ama 2 xidigo. Ka bilow Qaybta A.Markaa dhammayso, waxaad heli doontaa talo. Si taxaddar leh u akhri taladan. Mararka qaarkood waa inaad kaliya samayso qaybta A, iyo mararka qaarkoodna waxaad samayn doontaa qaybta B iyo /ama C.Taasina waxay waliba ku qoran talada. U fiirso qaybta C: had iyo jeer isticmaal badhanka ‘Enter’ si aad u tagto su’aasha xigta. Qaybta D ee imtixaanka (qorista iyo hadalka) ayaan lagu qaadan karin kombiyuuterka. Waxaad ka heli qoraalka kombiyuutarka, laakiin waa inaad weydiisato macallinkaagu inuu kuu qaado.

Sidee ayay u shaqeysaa?

Page 3: Hoe werkt het? Somalisch Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali · Waxaad arki doontaa hadda natiijooyinka dhamman hawlo-u-dirka Thema 1. Dhibcaha isku celcelinta ee Thema 1 ayaa ah 20%

TaalCompleet: hoe werkt het? 3

TaalCompleet ayaa ka kooban buug ito waxbarasho-e: hawl-ugu-dirka kombiyuuterka Si aad ula shaqeyso barnaamijka, waxaad u baahan athay kombiyuuter ama tablet leh birawsar (tusaale Internet Explorer). Had iyo jeer ku bilow buug ka dhex shaqeynta. Buugga ayaa kuu sheegay markaad hawl-u-dirka ka qabaneyso kombiyuuterka.

Sidee ayay waxa waxbarasho-e u shaqeysaa? Eeeg qorshahan:

A: Wakhtiga kuugu horreeya degelka:

Samayso koontadaada isticmaale

Gali furaha isdiiwangalinta

B: Mar labaadka aad deggelka gasho (iyo wixii ka dambeeya):

Ku soo gal koontadaada isticmaale

Dooro Koorso Dooro hawl-u-diritaan

C: Arag natiijooyinka:

Ku soo gal koontadaada isticmaale

Arag natiijooyinkaaga

Waxaad ka heli doontaa faahfaahin dheeraad ah bogagga soo socda.

Waxbarasho-e: sidee ayay u shaqeysaa?

Page 4: Hoe werkt het? Somalisch Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali · Waxaad arki doontaa hadda natiijooyinka dhamman hawlo-u-dirka Thema 1. Dhibcaha isku celcelinta ee Thema 1 ayaa ah 20%

TaalCompleet: hoe werkt het? 4

A: Wakhtiga kuugu horreeya degelka

Booqo www.taalsterk.nl/inschrijven. Gali furahaaga isdiiwangalinta. Guji dusheeda ‘Inschrijven’.

Markaa waxaad arki doontaa boggaaga shaqsiyeed. Dooro magac-isticmaale (gebruikersnaam) iiyo erey-isgarad (wachtwoord) markaana gali xogtaada shaqsi. Guji dusheeda ‘Inschrijven’. Ha iloobin magacaaga-isticmaale iyo ereygaaga-isgarad! Meel ku qoro, si hadhow aad u heli karto.

Ku darsiga koorso cusub Waxaad ku heli doontaa fure isdiiwaangalin (registratiecode) koorsadan. Waxaad ka heli kartaa furaha isdiiwaangalinta buugga, oo ku yaal bogga jaldiga gudahiisa. Haddii aad heli kari weydo, weydiis macallinkaaga ama goobta caawinta.

Page 5: Hoe werkt het? Somalisch Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali · Waxaad arki doontaa hadda natiijooyinka dhamman hawlo-u-dirka Thema 1. Dhibcaha isku celcelinta ee Thema 1 ayaa ah 20%

TaalCompleet: hoe werkt het? 5

Tag ‘Een nieuw product registeren’ oo gali furahaaga.

Markaa haddaba waxaad tagi doontaa bogga hoygaaga ah. Waxaad arki doontaan liiska koorsooyinkaaga.

Hadda waxaad u sii socon karta dhinaca B, ama waad soo dhammayn kartaa. Haddii aad dhammayso, guji albbabka yar si aad uga baxdo.

B: Wakhtigaaga labaad ee degelka

Markaad ku soo noqoto www.taalsterk.nl, waa inaad galiso magacaaga-isticmaale iyo ereygaaga-isgarad (cusub). Guji dusha ‘Aanmelden’ si aad u gasho meesha.

Hadda waxaad arki doontaa koorsooyinka oo aad ka shaqayn karta hawl-u-dirka. Guji dusheeda koorsada.

Page 6: Hoe werkt het? Somalisch Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali · Waxaad arki doontaa hadda natiijooyinka dhamman hawlo-u-dirka Thema 1. Dhibcaha isku celcelinta ee Thema 1 ayaa ah 20%

TaalCompleet: hoe werkt het? 6

Waxaad hadda joogtaad hoyga shaashaddeeda.

Hawlo-u-dirka Si aad uga shaqeyso hawl-u-dir, dooro mawduuca (Thema). Markaana dooro hawl-u-dirka. Waxaad bilaabi kartaa ka jawaabka su’aalaha.

Page 7: Hoe werkt het? Somalisch Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali · Waxaad arki doontaa hadda natiijooyinka dhamman hawlo-u-dirka Thema 1. Dhibcaha isku celcelinta ee Thema 1 ayaa ah 20%

TaalCompleet: hoe werkt het? 7

Waxaad si toos ah u arki kartaa haddii ay jawaabta aad dooratay tahay ta saxda ah. Su’aalaha soohdinta cagaaran leh ayaa sidii saxda ahayd looga jawaabay. Su’aalaha soohdinta guduudan leh ayaa si khalad ah looga jawaabay. Guji dusheeda ‘Volgende’.

Kadib su’aasha ugu dambeysa, waxaad gujin kartaa dusha ‘Klaar’.

Waxaad arki doontaa dhammaan jawaabahaaga oo idil mar kale.

Dhammaystir hawl-u-dir kasta, haddii kalese dhibcahaaga ayaa hoos noqonaya.

Page 8: Hoe werkt het? Somalisch Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali · Waxaad arki doontaa hadda natiijooyinka dhamman hawlo-u-dirka Thema 1. Dhibcaha isku celcelinta ee Thema 1 ayaa ah 20%

TaalCompleet: hoe werkt het? 8

Guji hawl-u-dirka maqaalka ee ku taal dusha kelmadda hoos xariiqa leh ama ♫. Waxaad maqli doontaa cod.

Si aad u maqasho codka markale, guji dusha ►.

C: Arag natiijooyinka

Si aad u aragto natiijooyinkaaga, isticmaal magacaaga-isticmaale iyo ereygaaga-isgarad si aad u gasho.

Markaana dooro koorsada saxda ah.

Guji dusha ‘Resultaten’, markaana guji dusha ‘Mijn resultaten’.

Guji dusha magaca koorsada ee ku taal rabta bidixda. Waxaad arki doontaa natiijooyinka. Waxaad gujin kartaa dusheeda 'Thema 1'.

Page 9: Hoe werkt het? Somalisch Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali · Waxaad arki doontaa hadda natiijooyinka dhamman hawlo-u-dirka Thema 1. Dhibcaha isku celcelinta ee Thema 1 ayaa ah 20%

TaalCompleet: hoe werkt het? 9

Waxaad arki doontaa hadda natiijooyinka dhamman hawlo-u-dirka Thema 1. Dhibcaha isku celcelinta ee Thema 1 ayaa ah 20%.

Ama dooro opdracht 5.

Waxaad samaysay opdracht 5 laba jeer. Mar dhibcahaagu waxay ahaayeen 50%, Mar dhibcahaagu waxay ahaayeen 0%, Dhibcahaaga isku celcelin waa 25%. .

Page 10: Hoe werkt het? Somalisch Sidee ayay u shaqeysaa? Soomaali · Waxaad arki doontaa hadda natiijooyinka dhamman hawlo-u-dirka Thema 1. Dhibcaha isku celcelinta ee Thema 1 ayaa ah 20%

TaalCompleet: hoe werkt het? 10

Goobta Caawinta

Haddii aad qabto wax su’aalo ah oo ku saabsan barnaamijka, fadlan uga wac KleurRijker, taleefanka 035-5432491. Ama u dir emayl [email protected]. Goobta caawinta ayaa gacan kaa siineysa xallinta dhibaatooyinka teknikada ah, sida dhibaatooyinka soo-galitaanka, ama haddii aad ilowdo ereygaaga-isgarad. Waxa kale oo ku yaal bog caawin degelka dushiisa. Shaashadda hoyga, waxa jira bog caawin oo ku saabsan isdiiwangalinta iyo soo galinta.

Markaad soo gasho, waxaad arki doontaa ‘Uitleg voor de cursist’.Waxaad ka heli macluumaad dheeraad halkan.