2
Minnesota Unemployment Insurance Program P.O. Box 4629 St. Paul, MN 55101-4629 Fursad loo simanyahay ee loo shaqeeyaha iyo adeeg bixiyaha. www.uimn.org SOMALI Sida loo Dalbanayo Waxtarka Caymiska Shaqala’aanta Waxtarka Shaqala’aanta (UI) LIISKA XAQIIJINTA Wax dalbo sida ugu dhaqsiya badan oo ay shaqala’aan kuugu qabsato. Shaqo raadso iyo diyaar u noqo inaad aqbasho shaqada la hayo. Lacagta waxtarka ku dalbo usbuuc kasta illaa aad shaqo rasmi ah dib ugu laabato. Xusuuso furaha eraygaaga sirta iyo ha kuu qarsoonado. Ka jawaab codsiyada oo idil ee xogta ku saabsan. Cinwaanka akaanwkaaga ka dhig mid la cusboneysiiyay ugu yaraan illaa muddo affar sano ah kaddib marka aad samayso codsiga lacagta nacfiga. Wac Adeegyada Macaamiisha UI haddii aad su’aalo qabto, Isniinta illaa Jimcaha, 8da subaxnimo illaa 4:30ka galabnimo. Deegaanka Twin Cities: . . . . . . . . . . . 651-296-3644 Minnesota oo Idil: . . . . . . . . . . . . . 1-877-898-9090 TTY dadka dhegaha culus: . . . . . . . 1-866-814-1252 Xog Guud ahaaneed Internetka kag gal www.uimn.org si aad ku hesho xog guud ahaaneed ee ku saabsan waxtarka caymiska shaqala’aanta. M acluumaadkaan waxaa lagu heli karaa qaab kale ee duwan ee loogu talagalay shaqsiyaadka naafonimada qaba ayada oo la soo waco lambarka telefoonka hoose. Macluumaadkaan waxaa laga heli kara internetka asagoo Ingiriis ah ayadoo la galo: http://www.uimn.org/uimn/images/ HowToApplyForUI.pdf ama la soo waco lambarka telefoonka hoose. 651-259-7223 SU’AALO? La hadal wakiilka adeegyada macaamiisha, Isniinta illaa Jimcaha, 8da subaxnimo illaa 4:30ka galabnimo. (Haddii aad u baahantahay luqad kale oo aan ahayn Ingriisiga, raac codka kuu soo baxaya si aad ula hadashid wakiilka dabadeedna codso turjubaan.) Deegaanka Twin Cities: . . . . . . . . . . . . . . . 651-296-3644 Minnesota oo Idil: . . . . . . . . . . . . . . . . . 1-877-898-9090 TTY dadka dhegaha culus: . . . . . . . . . . . 1-866-814-1252 DEED-50224 11/2015 300

Waxtarka Shaqala’aanta (UI) SU’AALO? LIISKA XAQIIJINTA · Haddii aan mudnaansho u yeesho, goormaan heli doona lacagtayda u horraysa? Sida ugu dhaqsiyo badan ee lacagta ku heli

  • Upload
    others

  • View
    1

  • Download
    0

Embed Size (px)

Citation preview

Page 1: Waxtarka Shaqala’aanta (UI) SU’AALO? LIISKA XAQIIJINTA · Haddii aan mudnaansho u yeesho, goormaan heli doona lacagtayda u horraysa? Sida ugu dhaqsiyo badan ee lacagta ku heli

Minnesota Unemployment Insurance ProgramP.O. Box 4629

St. Paul, MN 55101-4629

Fursad loo simanyahay ee loo shaqeeyaha iyo adeeg bixiyaha.

www.uimn.org

SOMALI

Sida loo Dalbanayo

Waxtarka Caymiska

Shaqala’aanta

Waxtarka Shaqala’aanta (UI)

LIISKA XAQIIJINTA

Wax dalbo sida ugu dhaqsiya badan oo ay shaqala’aan kuugu qabsato.

Shaqo raadso iyo diyaar u noqo inaad aqbasho shaqada la hayo.

Lacagta waxtarka ku dalbo usbuuc kasta illaa aad shaqo rasmi ah dib ugu laabato.

Xusuuso furaha eraygaaga sirta iyo ha kuu qarsoonado.

Ka jawaab codsiyada oo idil ee xogta ku saabsan.

Cinwaanka akaanwkaaga ka dhig mid la cusboneysiiyay ugu yaraan illaa muddo affar sano ah kaddib marka aad samayso codsiga lacagta nacfiga.

Wac Adeegyada Macaamiisha UI haddii aad su’aalo qabto, Isniinta illaa Jimcaha, 8da subaxnimo illaa 4:30ka galabnimo.

Deegaanka Twin Cities: . . . . . . . . . . . 651-296-3644

Minnesota oo Idil: . . . . . . . . . . . . . 1-877-898-9090

TTY – dadka dhegaha culus:. . . . . . . 1-866-814-1252

Xog Guud ahaaneed

Internetka kag gal www.uimn.org si aad ku hesho xog guud ahaaneed ee ku saabsan waxtarka caymiska shaqala’aanta.

Macluumaadkaan waxaa lagu heli karaa qaab kale ee duwan

ee loogu talagalay shaqsiyaadka naafonimada qaba ayada oo la soo waco lambarka telefoonka hoose.

Macluumaadkaan waxaa laga heli kara internetka asagoo Ingiriis ah ayadoo la galo:

http://www.uimn.org/uimn/images/HowToApplyForUI.pdf

ama la soo waco lambarka telefoonka hoose. 651-259-7223

SU’AALO?

La hadal wakiilka adeegyada macaamiisha, Isniinta illaa Jimcaha, 8da subaxnimo illaa 4:30ka galabnimo. (Haddii aad u baahantahay luqad kale oo aan ahayn Ingriisiga, raac codka kuu soo baxaya si aad ula hadashid wakiilka dabadeedna codso turjubaan.)

Deegaanka Twin Cities: . . . . . . . . . . . . . . . 651-296-3644Minnesota oo Idil: . . . . . . . . . . . . . . . . . 1-877-898-9090TTY – dadka dhegaha culus:. . . . . . . . . . . 1-866-814-1252

DEED-50224 11/2015 300

Page 2: Waxtarka Shaqala’aanta (UI) SU’AALO? LIISKA XAQIIJINTA · Haddii aan mudnaansho u yeesho, goormaan heli doona lacagtayda u horraysa? Sida ugu dhaqsiyo badan ee lacagta ku heli

Su’aalaha In Badan La Iswaydiiyo (FAQ)

Maxaan ka filan karaa inay dhacaan kaddib marka aan xaraysto arjiga waxtarka?

Kaddib marka aad wax dalbato, waxaa boostada laguugu soo diri doonaa:

44 Tusmooyin sida iyo waqtiga Codsashada Lacagta Waxtarka;

44 Buugga Macluumaadka oo ay la socdaan tusmooyin iyo jawaabo su’aalahaaga badan-xitaa waxaa laga heli karaa internetka marka la galo www.uimn.org;

44 Go’aangaarista Akaawnka Waxtarka ee ku tusaya inta uu noqon doono waxtarkaaga usbuuclaha iyo wadarta inta uu yahay waxtarka, haddii aad mudnaansho u leedahay.

Haddii aan mudnaansho waxtarka u leeyahay, Imisa ayaan qaadan doonaa?

Waxtarkaaga usbuuclaha waxuu ahaan doonaa qiyaasti bobolkiiga 50 ee qiyaasta mushaarkaaga toddobaadlaha, illaa heerka caddadka ugu sarreeya ee hadda waa $658.

Si aan ku helo lacagaha waxtarka, codsashada ka sokow ma wax kale ayaa la iga rabaa inaan sameeyo?

Haa. Waa inaad lacagta waxtarka ku codsato usbuuc kasta-internetka ama telefoonka. Marka aad samayso codsashada lacagta waxtarkaaga toddobaadlaha, waa in aad bixiso warbixinta dakhli kasta ee ku soo gala, haddii aad diyaar u tahay inaad shaqayso, iyo haddii aad tahay qof shaqo raadinayo.

Haddii aan mudnaansho u yeesho, goormaan heli doona lacagtayda u horraysa?

Sida ugu dhaqsiyo badan ee lacagta ku heli doonto waxay tahay saddex usbuuc kaddib marka aad wax dalbato. Sharciga waxuu farayaa in qofkasta yeesho toddobaadka aan lacagta la helayn. Tan waa toddobaadka aad wax dalbatay iyo aad mudnaansho u yeelanayso lacagta. Toddobaanka aan lacagta la helayn waa todoobaaadka aan waligeed lacag la bixin.

Ma lagaa rabaa in aad dalbato nacfiga caymiska shaqala’aanta?

Haddii aad shaqola’aan tahay ama saacadaha aad shaqayso la yareeyay, dalbashada waa tallaabada aad ku ogaanayso haddii aad mudnaansho u leedahay.

Marka aad wax dalbato, waxaan ku weydiin donnaa xog aan u baahannahay si aan ku ogaanayno haddii aad mudnaansho u leedahay. Waxaa dhici karta qolyaha u dambeeyay ee aad u shaqaysay in aan xog weydiinno adigana aan boostada kuugu soo dirno warqad marka go’aanka la gaaro.

Si dhaqsa ah wax ku dalbo bacdamaa ay shaqala’aan ku haysato. Ha sugin inaad wax dalbato ama waxaa dhici karta inaad meesha ku weydo waxtarrada qaarkood.

DIYAARGAROW!Marka aad wax dalbato, oo laga hadlayo xogtaada aasaaska, waxa soo socda diyaarso:

44 Lambarka Soshal Sekuuradka44 Lambarka shatiga darawalnimada ama warqado kale ee

aqoonsi ah ee gobolka 44 Taariikhda shaqaalanimada 18 bilood ee u dambeeyay,

ay ku jiraan: 41 Magaca, cinwaanka, iyo lambarka telefoonka ee

shaqaaleeya kasta 41 Taariikhda shaqaalanimada (bisha iyo sanadka)41 Mushaarka saacaddiiba41 Sababta keentay in aadan shaqaaleeyaha u shaqayn

44 Akaawnkaaga iyo lambarka lagu galayo akaawnkaaga haddii aad doonayso dibaajiga tooska ah halka aad ka isticmaali lahayd kaarka lagacta lagu shubayo ee shaqala’aanta (waxaad kaloo waqti dambe dalban kartaa dibaajiga tooska).

44 Haddii aadan aheyn muwaadin Mareykan ah waxaad u baahantahay waraaqaha ogolaanshaha shaqadaada

44 Haddii aad u adeegtay Ciidanka Mareykanka 18-kii bilood ee la soo dhaafay wax aad u baahantahay xubinnimadaada DD-214, 4 (qasab ma ahan in aad isticmaashid)

44 Haddii aad shaqaalaha federaalka ahayd 18 bilood ee la soo dhaafay wax aad u baahantahay xogtaada SF-8 iyo SF-50

INTERNETKA

Gal www.uimn.org riix Codsadayaasha (Applicants) kaddibna Codsashada Waxtarka (Apply for Benefits).

Bogga galitaanka, gali lambarkaaga Soshal Sekuuradka Social iyo riix Bilow (Start).

Riix Bilow Arjiga Waxtarka Shaqala’aanta (Start the Unemployment Benefit Application).

Gali xogta lagu weydiiyo. Dhammaadka arjiga, waxaad fursad u yeelan kartaa inaad dib u eegto xogta aad galisay iyo samaysato baddalaadyo kahor inta aadan dirin arjigaaga.

Riix Dirista Arjiga Waxtarka Shaqala’aanta (Submit the Unemployment Benefit Application). Waxaa xigi doona bog ku xasuusinaya in dirsashada arjiga aad ku guulaysatay.

TELEFOONKA ISWADA

Wac mid ka mid ah lambarrada soo socda:

Deegaanka Twin Cities: . . . . . . . . . . . . 651-296-3644Minnesota oo Idil:. . . . . . . . . . . . . . . 1-877-898-9090TTY – dadka dhegaha culus: . . . . . . . . . 1-866-814-1252

Luqaddaadda ka dooro: riix 1 wixii afka Ingriisiga ku taxluqa, 2 wixii Isbaanish ah, 3 wixii Hmong ah, 4 wixii Soomaali ah. (Haddii aad u baahantahay luqad kale, riix 1 dabadeedna raac codka kuu soo baxaya si aad ula hadashid wakiilka adigoo weydisanaya turjubaan.)

Gali lambarkaaga Sooshal Sekuuradka iyo dooro Dalbashada Waxtarka (Apply for Benefits).

Gali xogta lagugu weydiistay adiga oo istcmaalaya lambarrada telefoonka.

Waxa aad arjiga dhammaystiri adiga oo la hadla wakiilka adeegyada macaamiisha.

Sida loo Dalbanayo Waxtarka Caymiska Shaqala’aanta Minnesota gudaheedaInternetka ama telefoonka Isniinta illaa Jimcaha, 6 subaxnimo illaa 6 galabnimo.